Macalimiinta Afka-Soomaaliga Ee Gobalka Shabeele
Goday(CN) Sabti 30 January 2016, waxaa si habsami leh uga bilowday Xarunta Gobalka Shabeele ee Magaalada Goday tababar lagu kobcinayo aqoonta Barrayaasha Afka-soomaaliga ee dhamaan M.M Goday iyo...
View ArticleMW CMC Oo Kadagay Dire Dawa International Airport
Diridhaba(CN) Axad, 31ka January 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shirkii kaqabsoomay xarunta wadankeena itoobiya ee lagaga wada hadlay xaalada guud ee dalka kadib saaka u...
View ArticleKulan Lagu Xoojinayay Hirgalinta Hawlaha Horumarka ee Degmada Garbo.
Garbo(CN) Axad, 31, January, 2016, Waxaa ka dhacay magaalada Garbo ee xarunta degmada garbo ee gobolka Nogob kulan ay ka soo qaybgaleen qaarka mid ah masuuliyiinta maamulka gobolka Nogob, masuuliyiinta...
View ArticleMW CMC Oo Furay Shirka Golaha Amaanka
Diridhaba(CN) Isniin, 1 febuary 2016, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka furay shirka xiliilaha ah ee golaha amaanka ee deegaanka oo kadhacay hoolka shirarka ee huteelka Samrat...
View ArticleWasiirka Arimaha Dibada Wadanka Austria Oo ka Soo Dagay Garaad Wiil waal.
Jijiga (CN) isniin, 1da February, 2016, Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada wadanka Austria mudane Sebastian Kurz oo ay ku wehelinayaan masuuliyiin sare oo uu ka mid yihiin...
View ArticleGobalka Siti & Tababarkii Macaliminta Luuqada Afka-Hooyo
Erar(CN) Isniin 1 February 2016 Si kor loogu qaado luuqada afka-soomaaliga ayaa waxaa maalmahan ba tababaro kasocdaan Gobalada DDSI, Waxaana Degmada Erar ka socda tababar lagu tababarayo macalimiinta...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Oo La Soo Wareegay Gaadiid Cusub.
Addis abab, (CN) isniin, 1da February, 2016, Sidaad wararka yagii hore kula socoteen waxaa kulan ka dhacay wasaarada arimaha fadaraalka ee JDFI ay wasarada caafimaadka JDFI ku wareejisay madaxwaynaha...
View ArticleDiyaarinta Manhajka Kuliyadaha DDSI
Jigjiga(CN) Isniin 1da February 2016, Tababar uu soo agaasimay Xafiiska Tababarada Xirfadaha iyo Farsamada DDSI (TVET) , kuna saabsana diyaarinta Manhajka ee dhamaan kuliyadaha DDSI ayaa saaka ka...
View ArticleKor Uqaadida Tayada Waxbarashada
Jigjiga(CN) Talaado, 2 February 2016, Dood cilmiyeed kusaabsan kor uqaadida tayada aqoomeed ee Hogaaminta Waxbarashada iyo Barayaasha islamrkaana uu soo agaasimay Geedi Socodka shatibixinta iyo Dib u...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga-kajaray Hospitaalka Guud Ee Biki
Biki(CN) Talaado, 2da feburay 2016, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska horumarinta magaalooyinka dhismaha iyo warshadaha DDSI...
View ArticleMW CMC Oo Kusoo Noqday Xarunta
Jigjiga(CN) Talaado, 2da february 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kadib xadhig kajarkii cusbitaalka guud ee qabalaha Biki ee degmada Afdam dhabaha xarunta deegaanka ee soo...
View ArticleMunaasabada Lagu Xusayay Sanad Guurada 1aad Jahliyada DDSI Norway
Oslo(CN), talaado, 2, February, 2016, Munaasbad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay aas aaskii jahliyada DDSI ee wadanka Norway ayaa ka dhacday magaalada Oslo ee...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Layeeshay Gudoomiyeyaasha Gobolada
Jigjiga(CN) Arbaco, 3da February 2016, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka kulan kulayeeshay hoolka shirarka ee xafiiskiisa gudoomiyeyaasha gobolada deegaanka, hogaamada...
View ArticleDagmada Dhuxun & Shirka Xoojinta Maamulka suuban
Dhuxun(CN) Arbaco 3 February 2016, Shir lagaga hadlayay hirgalinta maamulka suunban iyo qorshayaasha horumarka sida Caafimaadka Waxabarashada Beeraha iyo Nabadglayada ayaa ka dhacay Degmada Dhuxun ee...
View ArticleCeel Riig ah Oo Laga Hirgaliyay Tuulada Qabri-nuune.
Awbare(CN) Arbaca, 3da February, 2016, Waxaa laga hirgaliyay tuulada qabri-nuune ee degmada Awbare ee Gobolka Faafan ceel biyood riig ah oo ah kuwa biyaha dhulka hoostooda laga soo jiido. Waxaana...
View ArticleTababar Kor Loogu qaadayo Luuqada Afka Hooyo Ee Soomaaliga
Jarati(CN) Khamiis, 4ta February 2016, si kor loogu qaado luuqada afka soomaaliga ayaa waxaa maalmahanba tababaro joogta ah ka socdeen dhamaan gobolada uu deegaanku kakooban yahay. Hadaba waxaa maanta...
View ArticleXaflad lagu Abaalmarinayay Cashuur Bixiyayaasha.
Jigiga(CN) khamiis, 4ta February, 2016, Xaflad balaadhan oo lagu abaalmarinayay hormuudka cashuur bixiyayaasha deegaanka ayaa ka dhacday hoolka shirarka ee Qaryaan Dhoodaan Jigjiga. Xafladaasi oo...
View ArticleMaamulka Degmada Fiiq Oo Ka Warbixiyay Mashaariicaha Biyo Xidheenada.
Fiiq, (CN) Khamiis, 4ta February, 2016, Gudoomiyaha maamulka degmada fiiq ee gobolka Nogob mudane Cabdiqaadir Maxamed Xasan oo warbaahinta deegaanku ugu waramayay xafiiskiisa ayaa sheegay in guud...
View ArticleShirwaynaha Wadatashiga Odayaasha Deegaanka iyo Xukuumada
Jigjiga(CN) Jamce, 5ta February 2016, sida lawada ogsoonyahay waxay xukuumada DDSI sanadihii ugudanbeeyay xooga saartay dhanka xidhiidhka dadwaynaha iyadoo gudaha deegaanka iyo dunida dacaladeedaba...
View ArticleGobalka Liibaan & Tababarkii Macalimiinta Luuqada Afka-Hooyo
Fiiltu(CN) jumce 5 February 2016, waxaa si habsami ah loogu soo gabagabeeyay Xarunta Gobalka liiban ee Magaalada fiiltu tababar lagu kobcinayay aqoonta Barrayaasha Afka-soomaaliga ee dhamaan...
View Article