Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 304849

Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo La Soo Wareegay Gaadiid Cusub.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Addis abab, (CN) isniin, 1da February, 2016, Sidaad wararka yagii hore kula socoteen waxaa kulan ka dhacay wasaarada arimaha fadaraalka ee JDFI ay  
 wasarada caafimaadka JDFI ku wareejisay madaxwaynaha DDSI  mudane Cabdi Maxamuud Cumar  gaadiid loogu talagalay in lagu xoojiyo dhinaca adeegyada caafimaadka ee dawlada deegaanka somalida itoobiya gaadiidkaasi  oo kala ahaa  72 baabuur oo ah TOYOTAHILUX  iyo160  motorcycles.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Haddaba  si loo soo gaadhsiiyo deegaanka islamarkaan ay u qabataan hawlihii shaqo ee loogu talagalay  ayaa waxay wasarada caafimaadka JDFI ku soo wareejisay gaadiidkan  qaybtii ugu horaysay   masuuliyiin ka socday xafiiska caafimaadka DDSI oo uu ka mid yahay Gadhwadeenka Geedi socodka maamulka lacagaha, hantida iyo adeeg’bixinta ee xafiiska caafimaadka DDSI mudane Ibraahin Axmed.  Kaasi oo ka warbixiyay ahmiyada balaadhan ee uu gaadiidkani u leeyahay kor u qaadida iyo sii xoojinta adeegyada caafimaadka.

 

 Image may be NSFW.
Clik here to view.
Wuxuuna sheegay gadhwadeenku in  gaadiidkan lagu xoojidoono adeegyada cisbitaalada iyo   xarumaha caafimaadka taasi oo qaybtan ugu horaysay mihiimada la siiyay  cisbitaalada   si looga midha dhaliyo  dhimida dhimashada hooyada iyo dhalaanka  taasi oo ka mid ah   qorshaha GPT2 ee ku saabsan dhinaca adeegyada caafimaadka ee dawlada deegaanka soomalida itoobiya iyo ta JDFI


Viewing all articles
Browse latest Browse all 304849

Trending Articles