Kulankii qiimaynta warbixinta waxqabadka 12kii bilood Ee Degmooyinka Gobolka...
Qabridahar(Cakaaranews) Khamiis,12ka July 2018. Kulankii qiimaynta warbixinta waxqabadka 12kii bilood ee lasoo dhaafay ee sanadmiisaaniyedki 2010TI ee degmooyinka gobolka qoraxey ayaa si rasmi ah ugu...
View Article7ተኛው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ም/ቤት መደበኛ ጉባኤ በዛሬ ዕለት በጅግጅጋ ከተማ በይፋ ተጀመረ
ጅግጅጋ (cakaaranews)ረቡዕ፤ሐምሌ 04/2010ዓ.ም 5ተኛው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ም/ቤት 3ተኛ የሥራ ዘመን 7ተኛው መደበኛ ጉባኤ በዛሬው ዕለት በጅግጅጋ ከተማ የተጀመረ ሲሆን በጉባኤው ላይ የክልሉ ምክር ቤት አፈ ጉባኤና የኢሶህዴፓ ማዕከላዊ ኮሚቴ ፅ/ቤት የፓርቲ ጉዳዮች ኃላፊ አቶ መሀመድረሺድ ኢሳቅ፣...
View Articleበኢ.ሶ.ክ ጅግጅጋ ከተማ የሚገኘው የክልሉ ማዕከላዊ ማረሚያ ቤት ተዘግቶ ቦታው ለመስጊድ በመስጠት በማረሚያ ቤቱ የነበሩ...
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሐሙስ፤ሐምሌ 05/2010ዓ.ም በኢ.ሶ.ክ.መ ጅግጅጋ ከተማ የሚገኙው የክልሉ ማዕከላዊ ማረሚያ ቤት ውስጥ የነበሩ ሁሉም የህግ ታራሚዎች በይቅርታ ተለቀው ወደ ህብረተሠቡ እንዲቀላቀሉ ከመደረጉም በተጨማሪ በማረሚያ ቤትነት ሲያገለግል የቆየው ይህ ስፍራ የአምልኮትና ልማት ማዕከልነት እንዲሆን...
View ArticleMW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Unba Baxay Xarunta Dalka Ee A.A
Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 13ka, July 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u anba baxay xarunta dalka ee magaalada Adhisababa. Iyadoo madaxwaynuhu uu bari...
View ArticleKalfadhigii Golaha Baarlamaanka Oo Lasoo Gunaanaday
Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 13ka, July 2018. Kalfadhigii 7aad ee golaha 5aad ee xildhibaanada DDSI ee maalmahanba kasocday xarunta DDSI ee magalaada jigjiga ayaa kadib markii lasoojeediyay dhamaan...
View ArticleMW Eretria Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Adhisababa
Adhisababa(cakaaranews)Sabti, 14ka July 2018. Madaxwaynaha dalka Ereteria mudane Esaias Afwerki iyo wafti uu hogaaminayo ayaa booqasho 3 cisho qaadanaysa kuyimid dalkeenan itoobiya islamarkaana...
View ArticleMW Eretria Oo Hadiyad Katurjumaysa Dhaqanka Soomaalida Ka Gudoomay MW CMC
Adhisbaba(cakaaranews)Sabti, 14ka July 2018. Xukuumada deegaanka soomaalida itoobioya oo uu ugu horeeyo MW CMC ayaa hadiyad ka turjumaysa dhaqanka soo jireenka ah ee shacabka soomaalida itoobiya...
View Articleፕሬዝዳንት ኢሳያስ አፈወርቂ ከኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት የገመል ስጦታ ተበርክቶላቸዋል
ሃዋሳ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሐምሌ 7/2010ዓ.ም በዛሬው እለት በኢትዮጵያ መንግሥት ጋባዥነት ይፋዊ ጉብኝት እያደረጉ የሚገኙት የኤርትራው ፕሬዝዳንት ኢሳያስ አፈወርቂ ከኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ እና መንግሥት በኢፌዴሪ ጠ/ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ በኩል የግመል ስጦታ ተበርክቶላቸዋል። ግመል በሁሉም...
View ArticleKhudbadii RW Dr. Abiyi Ahmed Ee Caawa
Hawasa(cakaarnews)Sabti, 14ka, July 2018. Raisal wasaraha JDFI Dr Abiyi Ahmed ayaa khudbad muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaysa kasoojeediyay munaasabadii casho sharafta ee magaalada hawasa loogu...
View ArticleAdhisababa Iyo Munaasabad Heersare Ah Oo Looqabtay MW Ereteria Oo Si Toos Ah...
Adhisababa(cakaaranews)Axad, 15ka July 2018. Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay kasooqaybgaleen RW dalka JDFI Dr Abiyi Ahmed madaxwaynaha Eretria mudane Esaias Afwerki...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ም/ቤት የክልሉን የ2011 ዓ.ም በጀት 16,871,585,843 ብር አደርጎ አፅድቋል
ጅግጅጋ(cakaaranews)ቅዳሜ፤ሐምሌ 07/2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ም/ቤት ለሶስት ተከታታይ ቀናት ባደረገው 7ተኛው መደበኛ ጉባኤ የ2011 ዓ.ም በጀትን ማፅደቁ ተገለፀ። የ2011 ዓ.ም በጀት በዋናነት በወጣቶች የሥራ ፈጠራ፤የቤቶች ልማት እና በሌሎች የመሠረተ ልማት አውታሮች ላይ እንዲውል መወሰኑንም...
View ArticleWar Murtiyeed Khuseeya Deegaanada Soomaalida Iyo Oromada
Adhisababa(cakaaranews)Isniin, 16ka July 2018. Labada dawlad deegaan ee soomaalida itoobiya iyo oromada ayaa kuheshiiyey in hay’adaha nabadgalyada federaalku ay galaan goobaha xadka ah ee khilaafka...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሌና የኦሮሞ ክልሎች በአጎራባች አካባቢዎቻቸው የፌዴራል የፀጥታ አካላት ገብተው የማረጋጋት ሥራ እንዲሠሩ ተስማሙ
አዲስ አበባ(cakaaranews)ሰኞ፤ሐምሌ 9/2010 ዓ.ም የኢፌዴሪ ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ ዛሬ በሰጡት ትዕዛዝ መሠረት የኦሮሚያና የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሳነ መስተዳድሮች በሁለቱ ክልሎች አጎራባች አካባቢዎች የፌዴራል የፀጥታ አካላት በአፋጣኝ ገብተው የሠላምና መረጋጋት ሥራ እንዲሠሩ ተስማሙ።...
View ArticleMaayorka MMJ Oo Kulan La yeeshay Maamulada 20 ka Xaafadood Ee Gudaha Magaalada
Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 16ka July 2018. Maayorka Maamulka Magaalada jigjiga mudane Ibraahim maxamuud mubaarak ayaa shir layeeshay dhamaan maamulada 20ka xaafadood ee kuyaala gudaha magaalada...
View ArticleMagaalada Godey Iyo Xaflad Qalinjabin Ah Oo Loo qabtay Ardayda Kaqalinjabisay...
Godey(cakaaranews)Talaado, 17ka July 2018. Waxaa magaalada goday ee xarunta gobolka shabeele gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada caafimaadka magaaladaasi kaqabsoontay xaflad qalin jabin ah oo ay...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xarunta DDSI
jigjiga (cakaaranews)Arbaco, 18ka July 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ee maalmahanba kusugnaa xarunta dalka ee magaalada adhisababa ayaa dib ugu soo...
View ArticleWasiirka Xafiiska Adeega shacabka iyo horumarinta cudada shaqaalaha DDSI Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 18ka, july,2018. Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii ay ushaqaalaysiin lahaayeen dhalinta waxbaratey ee deegaanka islamarkaana loola dagaalamilahaa camalaanta....
View ArticleShir Lagu Qiimaynayay Waxqabadka Qorshayaasha 2010Ti Ee Hospitalada Deegaanka...
Godey(Cakaaranews) Arbaco, 18ka July, 2018. Waxaa hoolka shirarka ee hospitalka magaalada godey si rasmi ah uga furmay shirkii qiimaynta waxqabadka qorshayaasha sanadkan dhamaadey ee 2010TI ee guud...
View Articleበ2010 ዓ.ም ከተለያዩ ዩኒቨርሲቲዎች ለተመረቁ የኢትዮጵያ ሶማሌ ተማሪዎች የእንኳን ደስ ያላችሁ ዝግጅት ተደረላቸው
አዲስአበባ(cakaaranews)ረቡዕ፤ሐምሌ 11/2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጅ ለሆኑ ከአዲስ አበባና ሌሎች የሃገሪቱ ዩኒቨርሲቲዎች የ2010 ዓ.ም ተመራቂዎች የተለያዩ የክልሉ ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎች አዲስ አበባ ተገኝተው የእንኳን ደስ አላችሁ ዝግጅት ማድረጋቸው ተገለፀ። እነዚህ የዘንድሮ ተመራቂዎች...
View ArticleMMJ Iyo Tababar Loo qabtay Kafaa’iidaystayaasha Mashruuca Damaanaad Qaadka...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 19ka July 2018. Maamulka magaalada jigjiga ayaa wada dardargalin xoogan oo ku’aadan ka midho dhalinta iyo waliba in sidii loogu talagalay looga faa’iidaysto mashruuca...
View ArticleGudoomiyaha Jaaliyada DDSI Ee Dalka Kuwait Oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay...
Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 20ka July 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga si meeqaam sare leh loogu soo dhaweeyay gudoomiyaha jaaliyada dalka Kuwait islamarkaana kamid ah xubnaha...
View Articleየኢ.ሶ.ክ. ፐብሊክ ሰርቪስና የሰው ሃብት ልማት ቢሮ በርካታ ሥራ አጤ ወጣቶች ቅጥር መጀመሩ አስታወቀ
ጅግጅጋ(cakaaranews)፤ሐምሌ 13/2010 ዓ.ም በሃገራችን ኢትዮጵያ ከሚገኙት ዩኒቨርሲቲዎችና ኮሌጆች በየዓመቱ በመቶ ሺዎች የሚቆጠሩ ተማሪዎች ተመርቀው እንደሚወጡ የከፍተኛ ትምህርት ተቋማት መረጃዎች ይጠቁማሉ። በዚህም በሀገሪቱ ይህንን ያህል ቁጥር ያለውን የተማረ ሰው ሃይል ወደ ሥራ ማስገባት የሚችሉ የግልና...
View Articleየጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ጎዴይ ቅርንጫፍ በርቀትና በተከታታይ ት/ት ፖሮግራም በተለያዩ ት/ት መስኮች ያስተማራቸው 434...
ጎዴይ(cakaaranews)አርብ፤ሐምሌ 13/2010 ዓ.ም በጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ጎዴይ ቅርንጫፍ በርቀትና በተከታታይ ት/ት ፖሮግራም በተለያዩ የት/ት መስኮች ሲከታተሉ የነበሩ 434 ተማርዎች በጎዴይ ካምፓስ ምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይ በተገኙበት ወቅት እንደተናገሩት ዩኒቬርሲቲው በአከባቢያቸው ተጠቃሚ ለደረገላቸው የከፍተኛ...
View ArticleMaamulka Magaalada Qabridahar Oo 135 Qoys oo Danyar Ah Kuwareejiyay Guryihii...
Qabridahar(cakaaranews)Sabti, 21ka July 2018. Mas’uuliyiinta maamulka gobolka qoraxay oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha gobolka qoraxay iyo masuuliyiinta maamulka magaalada Qabridahar ayaa si habasami leh...
View ArticleOdayaal Dhaqameedka DDSI Iyo Shirwaynaha Baaqa Nabadeed
Jigjiga (Cakaaranews) Axad, 22ka July, 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay shir jaraa’id oo ay maanta yeesheen Garaadada, ugaasyada, suldaamada, iyo dhamaaan hogaminta...
View Articleበኩዬት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ዲያስፖራ ኮሙኒቲ ሊቀመንበር በጅግጅጋ ገራድ ዊልዋል ኤርፖርት አቀባበል ተደረገላቸው
ጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ሐምሌ 15/2010 ዓ.ም በኩዬት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጅ ዲያስፖራ ኮሙኒቲሊቀመንበር በጅግጅጋ ገራድ ዊልዋል ዓለምአቀፍ ኤርፖርት ሲደርሱ አቀባበል እንደተደረገላቸው ተገለፀ። በአቀባበል ሥነ-ስርዓቱ ላይ የክልሉ ዲያስፖራ ቢሮ ሃላፊን ጨምሮ ሌሎች የክልሉ ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎች...
View Articleየኢ.ሶ .ክ ሃገር ሽማግሌዎች በሀገር ውስጥና በወጭ ሀገራት ለሚገኙ የክልሉ ተወላጆች በሙሉ በጅግጅጋ ለሚካሄደው የሰላም...
ጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ሐምሌ 15/2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ሃገር ሽማግሌዎች፣ገራዶች፤ኡጋሶችና ሱልጣኖች፣ወበሮችና ሌሎች በክልሉ ህዝብ ዘንድ ክቡርና ተቀባይነት ያለቸው ጎሳ መሪዎች በዛሬው እለት በጅግጅጋ ከተማ በራሳቸው ተነሳኝነት በጋራ ያወጡት አቋም መግለጫ፤በሀገር ውስጥና በወጭ ሀገራት ለሚገኙ...
View ArticleMW Kuxigeenka Ahna Wasiirka Xaf.Caafimaadka Iyo Wafti Uu Hogaminayo Oo...
Danbal(cakaaranews)Isniin, 23ka July 2018. Madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI oo ay waheliso wasiirkuxigenka wasaarada caafimaadka JDFI marwo saxarla cabdulaahi iyo waliba...
View ArticleTababar Loo Hayay Kafaa’iidaystayaasha Mashruuca Damaanad-Qaadka Cuntada Oo...
Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 24ka July, 2018. waxaa xarunta deegaanka ee magalaada jigjiga lagu soo gabagabeeyay Tababar ujeedadiisu tahay kobcinta garaadka aqoomeed islamarkaana loo hayay...
View Articleየጅጅጋ ከተማ አስተዳደር በምግብ ዋስትናና ተጠቃሚነት ሲሰጥ የነበረው ስልጣና መጠናቀቁ ተገለፀ
ጅግጅጋ(cakaaranews)ማክሰኞ፣ሐምሌ 17/2010. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ኤጀንሲ ከጅግጅጋ ከተማ መስተዳደር ከንቲባ ጽ/ቤት ጋር በመተባበር ለአንድ ሳምንት ያልህ የምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ኤጀንሲ ባላሙያዎች እና የከተሞች ምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ...
View ArticleKulan Lagu Soo bandhigayay Daraasaad kuqotama Saamayntii Ay Kuyeesheen...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 25ka July 2018. Dhawaan ayay ahayd markii xafiiska kahortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka DDSI oo kaashanaya hay’adaha bahwadaagta la ah uu u diray dhamaan gobolada iyo...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 26ka July 2018. Hogaaminta sare ee XDSHSI iyo xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, golaha kabineega deegaanka, golaha wasiirada,...
View Articleየኢ.ሶ.ክ. መንግሥትና መሪው ድርጅት ኢሶህዴፓ በኢ/ር ስመኘው በቀለ ሞት የተሰማውን መራራ ሃዘን ይገልፃል
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሀሙስ፣ሐምሌ 19/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥትና የክልሉ መሪ ድርጅት ኢሶህዴፓ የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ዑመርን ጨምሮ የክልሉ ከፍተኛ አመራርና ካቢኔ አባላት፣ የተለያዩ ዞኖችና ወረዳዎች አመራር አባላት፣ የክልሉ ሃገር ሽማግሌዎች፣ የሃይማኖት አባቶች፣...
View Articleየኢ.ሶ.ክ.መ ም/ርዕሰ መስተዳድርና የክልሉ ጤና ቢሮ ሃላፊ በደንበል ወረዳ አራቢ ቀበሌ የ2ኛ ደረጃ ት/ቤት መርቀው...
ደንበል(cakaaranews)ረቡዕ፤ሐምሌ 19/2010 ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ምክትል ርዕሰ መስተዳድርና የክልሉ ጤና ቢሮ ሃላፊ አቶ ሀምዲ አደን የሚመራ፤ በፌዴራል የጤና ጥበቃ ሚኒስቴር ሚኒስትር ዴኤታ ወ/ሮ ሰሀርላ አብዱላሂ፣ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የአካባቢ ጥበቃ ማዕድን ኢነርጂና ደን ልማት ኤጀንሲ ሥራ...
View ArticleDegmada Jarati Iyo Iskaashatada Web Oo Si Fiican Uga Faaiidaystay...
Jarati(cakaaranews)Jumce, 27da July 2018. Iskaashatada web ee ka aasaasaan degmada jarati ayaa sheegtay in sanadkan gudihiisa waxsoosaar fiican ay soosaareen islamarkaana sanadkan gudihiisa ay labo...
View ArticleBulshada Kudhaqan Degmada Xamaro Oo Si wayn Usoo Dhaweeyay Biyo Galinta Lasoo...
Xamaro(cakaaranews)Jumce, 27ka July 2018. Xukuumada DDSI oo sanadihii udanbeeyay qorshaha waxqabadka mudnaan waynsiisay biyaha islamarkaana qorshaha 1aad ilaa 5aad u qaadatay gaadhsiinta biyo nadiif ah...
View Articleበአፍዴር ዞን ቸረቲ ወረዳ በእርሻ ሥራ የተሰማሩ ማህበራት ጥሩ ምርት እያገኙ መሆኑ ተገለፀ
ቸረቲCakaaranews)አርብ፤ሐምሌ 20/2010 ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ አፍዴር ዞን ቸረቲ ወረዳ በዞኑ የሚገኘውን የዌብ ወንዝ በመጠቀም በአሁኑ ጊዜ በወረዳው በርካታ የእርሻ ማህበራት የተለያዩ ምርቶችን በማምረት ላይ ሲገኙ ውጤቱም ጥሩ እንደሆነ መናገራቸው የቸረቲ ወረዳ መስተዳደር ጽ/ቤት ገልጿል። የዌብ ወንዝ...
View Article48 Xubnood Oo Kamid Ah Xirfadlayaasha Caafimaadka Xoolaha Oo Tababar Loo Soo...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 28ka July 2018.Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen mashruuca horumarinta bulshada reerguuraaga ah iyo xafiiska xoolaha iyo horumarinta reerguuraga islamarkaana in mudo...
View ArticleMW CMC Oo Kaqaybgalay Xaflad Lagu Soo Xidhayay Tababarkii Hogaaminta Dhexe...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 28ka July 2018. Waxaa caawa hoolka qaryaan dhoodaan lagu qabtay xaflad heersare ah taasoo lagu soo xidhayay tababarkii mudada 45 cisho ah hogaaminta dhexe uga socday kuliyada...
View Articleየኢ.ሶ.ክ ፕሬዝዳንት የአመራርነት ስልጠና ሲከታተሉ የነበሩ የክልሉ መካከለኛ የአመራር አካላት መዝጊያ ሥነ-ስርዓት ላይ...
ጅግጅጋ (cakaaranews)ቅዳሜ፣ሐምሌ 21/2010ዓ.ም ከኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ዞኖች፣ ከተማ መስተዳድሮችና ወረዳዎች ለተወጣጡ የክልሉ መካከለኛ አመራር አባላት በክልሉ ሥራ አመራርና ሲቪል ሰርቪስ ኮሌጅ ለተከታታይ 45 ቀናት የሥራ አመራርነት ስልጠና ሲወስዱ ለነበሩ 600 መካከለኛ የሥራ አመራር አባላት በጅግጅጋ...
View ArticleMaareeyaha MMJ Oo Xadhiga Kajaray Huteel Casri Ah Oo Uu Dhisay Muwaadin...
Jigjiga(cakaaranews)Axad, 29ka July 2018. Waxaa maalinba maalinta kadanbaysa kor usii kacaya islamarkaana qofkasta indhihiisa soojiidanaya quruxda iyo bilicda xarunta deegaanka ee magaaldajigjiga...
View ArticleKal’fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha xildhibaanada DDSI
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin, 30ka july 2018. Kal’fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha xildhibaanada DDSI ayaa waxaa la balaadhiyay qaab dhismeedkii deegaanka iyadoo lagu ansixiyay degmooyin...
View ArticleQurbajoog Udhalatay DDSI Oo Katimid Wadamada Scandinavian'ka Oo Lagu...
Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 31da July 2018. Waxaa garoonka diyaaradaha ee garaad wiilwaal si diiran loogu soodhaweeyay qaarkamid ah qurbajoogta DDSI ee jaaliyaadka wadamada scandenevianka gaar ahaana...
View ArticleQaabilaadii Baaqa Odayaasha Oo Si fiican Usocota Iyo Madaxwayne Cabdi...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 1da August 2018. .Waxaa si heer sare ah usocota qaabilaada iyo soo dhawaynta dadka ka qayb-qaadanaya shirwaynaha wadatashiga danaha soomaalida ee ka dhaci doona caasidama...
View ArticleWafti Qurbajoog Ah Oo Katimid Wadanka Canada ayaa si diiran Loogu Soo...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 1da July 2018. qaarkamid ah qurbajoogta u dhalatay DDSI ee jaaliyaadka wadankaasi Canada islamarkaana kasoojeeda gobolka faafan ayaa si habsami leh loogu soo dhaweeyay...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Nogob Oo Bogaadiyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad
Sagag(Cakaaranews) Khamiis, 2da August 2018. Gudoomiyaha gobolka nogob mudane Axmed Xaaji oo kusugan xarunta gobolka nogob ee fadhigeedu yahay degmada Sagag ayaa bogaadiyay waxqabadka xafiiska...
View ArticleQurbajoogta DDSI Ee Wadanka Denmark Oo Qalab Caafimaad Oo Kaladuwan Ugu...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 2da August, 2018. Jaaliyada DDSI ee kudhaqan wadankaasi Denmark ayaa deeq qalabka caafimaadka ah oo kaladuwan soo gaadhsiiyay Cusbitaalka kaaramardha ee magaalada jigjiga....
View Articleበቀጣይ ቀናት በጅግጅጋ ከተማ በሚካሄደውን የሰላምና የአንድነት የጋራ መድረክ አስመልክቶ የክልሉ ርዕሰ መስተዳድር ንግግር...
ጅግጅጋ(cakaaranews)ረቡዕ፤ሐምሌ 25/2010 ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሰ መዲና ጅግጅጋ ሐምሌ 28 ቀን ጀምሮ በክልሉ ታላቅ የሰላምና አንድነት የጋራ የምክክር መድረክ የሚካሄድ ሲሆን በዚህም በሁሉም የዓለም ክፍል ለሚኖሩ የክልሉ ተወላጆች በአጠቃላይ በዚህ የጋራ የምክክር መድረክ ላይ እንዲገኙ በሃገር...
View Articleበውጭ ሃገራት የሚኖሩ የኢ.ሶ.ክ ዲያስፖራዎች ክልሉ በሚያካሂደው የሰላምና አንድነት መድረክ ላይ ለመገኘት ወደ ክልሉ ሲገቡ...
ጅግጅጋ(cakaaranews)ሐሙስ፤ሐምሌ 26/2010 ዓ.ም በአውሮፓና ስካንዲኒቪያን ሃገራት የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል አፍዴር ዞን ዲያስፖራ ማህበረሠብ አባላትና ሌሎችም የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በቅርቡ በክልሉ በሚካሄደው የሰላምና አንድነት የጋራ ምክክር መድረክ ላይ ለመገኘት ወደ ክልሉ ርዕሰ መዲና ጅግጅጋ...
View ArticleMaanta Iyo Porfosor Cabdinaasir Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magalada Jigjiga
Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 3da August 2018. Waxaa maalmahanba si isdaba joog ah garoonka diyaaradaha ee magaalada jigjiga uga soo dagaya wufuud kaladuwan oo ubadan qurbajoogta DDSI ee kukala dhaqan...
View Article