MW CMC Oo Kusoo laabtay Xarunta DDSI Ee magaalada Jiggjiga
Jigjiga(Cakaaranews)Talaado 28ka November 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markay u soo dhamaadeen Shirarkii...
View ArticleJawaab-celin kusocota Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Arimaha Dawlada Ee JDFI...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 28ka November 2017. Negeri Lencho waxaad tahay wasiir federal ah oo matalaya dhamaan qoomiyadaha dalka oo dhan islamarkaana barlamaanka federalka ah kahor dhaartay inaad...
View Articleየኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ወደ ክልሉ መዲና የሆነችው ጅግጅጋ ከተማ ተመልሷል
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ ህዳር 19 ቀን፤2010ዓ.ም.የኢ.ሶ.ክ.መ. ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር ባሳለፍናቸው ቀናት በሀገሪችን ርዕሰ-መዲና በአዲስ አበባ በጎረቤት አገራት ድንበር አከባቢዎችና በክልሎች ወሰን አስተዳደር ጉዳዮች ዙሪያ ሲወያይበት የነበረውን ጉባኤ አጠናቅቆ ወደ ክልሉ ርዕሰ...
View Articleለኢ.ፈ.ዴ.ሪ የመንግስት ኮሙነኬሽን ጉዳዮች ጽ/ቤት ኃላፊ ሚንስተር ነገሪ ሌንጮ የተሰጠው ግብረ-መልስና ኪስ
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ማክሰኞ፤ህዳር 19 ቀን 2010ዓ.ም. ነገሪሌንጮየሃገሪቱንብሄር ብሄረሰቦችንና ህዝቦችንበሙሉየምትወክልየፌዴራልሚኒስትርሲትሆን እንዲሁም በኢ.ፈ.ዴ.ሪ የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት ፊት ለፊት የተሰጠህን ሰልጠንና ሃላፊነት ከሀሰተኝነትና ከሲሜታዊነት ገለልተኛ በሆነ መንገድ እንደሚትሰራ ለህዝቡ...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar U Furay Shaqaalihii Dhawaan Lagu...
Jigjiga(cakaaranews) Talaado 28ka November 2017. Dhawaan ayay ahayd markii ay xukuumada DDSI 4kun oo arday ah oo ka soo qalinjabisay jaamacadaha dalka iyo kuliyadaha deegaanka ku shaqaalaysiisay...
View ArticleMW CMC Oo Soo Dhaweeyay Wafti Balaadhan Oo Uu Horkacayo Safiirka Wadanka...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 29ka November 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay waheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Garaad WiilWaal...
View ArticleKulan lagu Soo Bandhigayay Qorshaha Sanadka 2010 Ee Loogu Talagalay...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 29ka November 2017. Waxaa ka furmay maanta madasha shirarka kaali2 ee xarunta madaxtooyada DDSI kulan balaadhan oo lagu soo bandhigayay qorshaya sanadka 2010TI ee wasaarada...
View ArticlePresident Abdi Mohamoud Omar welcomed delegation lead by Netherland’s...
Jigjiga (cakaaranews) Wednesday, 29th November 2017. At Garaad Wiilwaal International Airport, ESRS President H.E Abdi Mohamoud Omar accompanied with regional higher officials had welcomed higher...
View Articleየ2010 ባጀት አመት በልዩ ድጋፍ የሚሹ ክልሎች እቅድ አፈጻጸም የሚገመገምበት የጋራ ምክክር መድረክ በጅግጅጋ ከተማ ተካሄዷል
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሀሙስ ህዳር 22/2010.የኢ.ፈ.ዴ.ሪ.የፈዴራለና አርቢቶአደር ልማት ጉዳዮች ሚንስተር የልዩ ድጋፍ የሚሹ ክልሎች የ2009ዓ.ም.እቅድ አፈጻጸም ሪፖርት የሚግመግመበትና የ2010እቅድ የሚመከርበት መድረክ በጅግጅጋ ከተማ በካሊ2 አደራሽ ተካሄዷል።በመድረኩ ላይም የፈዴራልና አርቢቶደሮች ልማት...
View ArticleMW CMC Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Heer Caalamiya.
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 30ka November 2017. waxaa maanta si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee garaad wiil-waal international Airport ee caasimada DDSI.wafti heer...
View ArticleMunaasabada Xuska Sanad-guurada 1492 aad Ee Kasoo Wareegtay Dhalashadii...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 30ka Novemebr 2017. Munaasabad ku’aadan xuska sanadguurada 1492aad ee kasoowareegtay dhalashadii Rasuulkeenii suubanaa ee Nabi Muxamed N.N.K.H islamarkaana ay...
View Articleየኢ.ሶ.ክ.መ.ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ የውጭ ባለሀብቶች ልዑካን ቡዱን በጽ/ቤቻው ተቀብሎ አነጋገሩ
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሀሙስ ህዳር 22/2010. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ከፍተኛ ባላስልጣናት የአውስተረሊያ ባላሀብቶችና በኑዩዚላንድ የሚኖሩ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራ አባላት ልዑካን ቡዱን በጅግጅጋ የጋራድ ዊልዋል አለማቀፍ ኣየር ማርፊያ ደማቅ አቀባበል አደርጎላቿል የክልሉ ም/ፕሬዝዳንትና የግብርናና...
View ArticlePresident Abdi Mohamoud Omar Received International Delegation in His Office
Jigjiga(Cakaaranews) Thursday 30th November 2017. Today, ESRS officials have warmly welcomed an international delegation at Garaad Wiil-Waal international airport of Jigjiga city. The delegation...
View ArticleMunaasabada xuska 30aad ee maalinka AIDS ka Aduunka oo Kadhacday magaalada...
Jigjiga(cakaaranews) Jumce, 1da December 2017. Munaasabad uu soo agaasimay xafiiska kahortaga iyo xakamaynta HIV–AIDS ka DDSI islamarkaana ku’aadan xuska 30aad ee maalinka AIDS ka aduunka oo sanad...
View ArticleX.D.SH.S.I Iyo Xukuumada Deegaanka Oo Go’aamiyay Fulinta Go’aankii...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 2da December 2017. Golaha dhexe, gudiga fulinta ee XDSHSI iyo golaha kabineega ee dawlada deegaanka soomaalida oo ay weheliyaan odayaal dhaqameedka deegaanka ayaa soo...
View Articleየኢ.ሶ. ህ.ዴ.ፓ ከፍተኛ አመራርና የክልሉ ካቢኔ አባላት የተፈናቃዮች መልሶ ማቋቋም ውሰነ አሳልፏል
ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅደሜ፤ህዳር 23 ቀን 2010.የኢትዮጵያ ሶማሊ ህዝብ ዴሞክራሲ ፓርቲ ከፍተኛ አመራሩና የክልሉ ካቢኔ አባላት የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመርና የኢ.ሶ. ህ.ዴ.ፓ ሊቃመንበር አቶ መሀመድ ረሺድ ኢሳቅን ጨምሮ ከኢትዮጵያ ሶማሌና ከኦሮሚያ ክልሎች የተፈናቀሉ ወገኖች ወደ ቄያቸው...
View ArticleKulan Ay Wada Yeesheen Golaha Sare Ee Arrimaha Islaamka DDSI iyo Hay’ada IMDA...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 2da December 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee mgaalada jigjiga ka qabsoomay kulan ay wada yeesheen Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka DDSI iyo Hay’ada Horumarinta Arrimaha...
View ArticleMunaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 37aad ee Aas-aaskii xisbiga...
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 3da December 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga si heer sare looga maamuusay sanadguuradii 37aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyada qoomiyada axmaarada oo...
View ArticleMM Dhagaxbuur iyo Tartanka Kubada Cagta Oo Loo Qabtay Kooxaha Darajada 2aad...
Dhagaxbuur(cakaaranews)Isniin 4ta December 2017. Tartanka kubada cagta oo ay ku loo lamayaan kooxaha darajada 2aad ee MM Dhagaxbuur islamarkaana ay si wada jir ah u soo agaasimeen Xafiiska ciyaaraha...
View ArticleMW CMC Oo Kulan Soo Dhawayn Ah La Qaatay Shacabkii Oromada Ahaa Ee ku Soo...
Jigjiga,(cakaaranews),Isniin,4ta December, 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kulan baaladhan kula qaatay madasha shirarka ee qaryaan dhoodaan ee caasimada deegaanka shacabkii...
View Article