Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ahaa Oo Ka Bilaabmay Dhambal
Dhambal(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017. Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee Dagmada Dhambal ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...
View ArticleImtixaankii Heer Qaran Ee Fasalka 10aad Oo Soo Gabagaboobmay Iyo Imtixaankii...
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017. Waxaa dhamaan dalkeena itoobiya kusoo gabagaboobmay intixaankii heer qaran ee fasalada 10aad oo sedexdii maalmood ee udanbaysay kasocdey guud ahaan dalka....
View ArticleShirkii Gudiga Fulinta Oo Qabsoomay Iyo Go'aamada Kasoo Baxay
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kaqabsoomay kulankii caadiga ahaa ee gudiga fulinta XDSHSI oo mudo sadex bari ah usocday. Hadaba kulankan oo...
View ArticleOlolaha Talaalka Cudurka Jadeecada Iyo Daawaynta Cudurada Iskudhafka Ah Oo Ka...
Qabridahar(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017. Waxaa guud ahaanba deegaanka gaar ahaan magaalooyinka qabridahar iyo dhagaxbuur ka bilowday ololihii talaalka cudurka jadeecada iyo daawaynta cudarada isku...
View ArticleImtixaankii Heer Qaran Ee Fasalka 12aad Oo Si Rasmi Ah U Bilowday
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 5ta June 2017. Waxaa guud ahaan dalkeena itoobiya ka bilowday imtixaankii heer qaran ee fasalka 12aad oo ah imtixaanka loogu gudbo heer jamacadeed.. Hadaba mas'uuliyiinta...
View ArticleJidadka Waawayn Ee MMJ Oo 12 Laydhasha Casriga Ah Lagaliyay
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 6ta June 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka socda mashaariico horumarineed oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada jigjiga maadaamo xarunta deegaanka lagu...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayay Adeega Caafimaadka Oo Ka Furmay Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews)Arbaca,7da June, 2017. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI kulan lagu qiimaynayo waxqabadkii adeega...
View ArticleTababar Kusaabsanaa Nidaamka Gudiga Kobcinta Awooda Ee PSNP Oo Lasoo...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 8da June 2017. Tababar Kusaabsan dhisada gudida kobcinta awooda ee shaqaalah PSNP islamarkaana ay kasoo qaybgaleen xafiisyada bahwadaagta la ah iyo hay’adaha bahwadaagta la...
View ArticleImtixaankii Heer Qaran Ee Ardayda Fasalka 12aadka Oo Si Rasmi Ah U Dhamaaday
Jigjiga (cakaaranews)khamiis 8da june 2017. Waxaa manta oo khamiis ah si rasmi ah u gabagaboobay imtaxaankii heer qaran ee fasalka 12aad kaasoo socday mudo afar cisho ah islamarkaana ay imtaxaanka...
View ArticleAdeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Oo Ka Furmay Degmada Erar
Erer(Cakaaranews) Khamiis 8da June 2017.Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee Degmada Erar ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayay Mashaariicaha Laydhgalinta DDSI Oo Ka Furmay jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews)jumce, 9ka June , 2017. Waxaa ka furmay hoolka shirarka ee xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI kulan lagu qiimaynayay mashaariicaha laydhgalinta deegaanka....
View ArticleMadaxa Xafiiska Waxbarashada Degmada Erer Oo Kawarbixiyay Imtaxaanaadkii Heer...
Erer (cakaaranews)jumce 9ka June 2017. Madaxa xafiiska waxbarashada Degmada Erer ee Gobolka Siti mudane Cabdi Muxumed Maxamed ayaa sheegay in si farxad leh uu ugu dhamaaday imtaxaanaadkii heer qaran...
View ArticleQiimayntii Waxqabadka Dakhliga Degmooyinka Iyo Maamul Magaalooyinka Oo Ka...
Jigjiga(cakaaranews),jumce, 9ka, June, 2017.Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee Qaryaan dhoodaan kulan lagu qiimaynayo waxqabadkii dhinaca dakhliga ee degmooyinka iyo...
View ArticleWafti Ka Socday Deeq Bixiyayaasha Caalamka Oo Lagusoo Dhaweeyay Wardheer
Wardheer(Cakaaranews) Sabti 10ka June 2017. Wafti balaadhan oo ka socday deeq bixiyayaasha caalamka, Safiiro iyo Suxifiyaal oo uu hogaaminayay komoshineerka komishinka maaraynta masiibooyinka JDFI...
View ArticleAdeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Ee Degmada Erer Oo...
Erer(Cakaaranews) Axad 11ka June 2017. Waxaa degmada erer ee gobolka siti lagusoo gabagabeeyay adeegii qaliinka iyo daawaynta indhaha bilaashka ahaa oo maalmihii udanbeeyayba looga faaiidaynayay...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Sii Xoojinta Hawlaha Nabadgalyada Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 11ka June 2017. Waxaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI kulan lagu sii xoojinayay horumarka gaar ahaan dhinaca nabadgalyada. Hadaba...
View ArticleRaysil Wasaaraha Dalka Soomaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Caalamiga Ah...
Addisababa(Cakaaranews)Isniin 12ka June 2017. Masuuliyiin heer faderal ah oo uu wehelinayay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa garoonka diyaaradaha ee Bole international Airport si...
View ArticleTababar Ku Saabsan Hogaaminta Iyo Maaraynta Caafimaadka Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga,(cakaaranews),Isiin, 12ka June, 2017.Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar uu soo diyaariyay xafiiska...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Waxqabadka Mashruuca One Wash Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews),talaado, 13 ka June , 2017. Kulan balaadhan oo uu soo diyaariyay xafiiska horumarinta khayraadka biyaha DDSI oo lagaga hadlayay waxqabadka iyo fulinta qorshayaashii u dajisnaa...
View ArticleDegmada Erer Iyo Imtaxaankii Fasalka 8aad Oo Si Habsami leh U Bilawday
Erer (cakaaranews)Arbaco 14ka June 2017. Imtaxaankii heer deegaan ee fasalka 8aad ayaa si habsimileh uga bilawday degmada erer ee gobolka siti iyadoo dhamaan dugsiyada hoose dhaxe ee deegaankana uu...
View Article