Tababar Ku Saabsan Xirfadaha iyo Farsamada Gacanta Oo Ka Furmay jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 14ka June , 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska tababarada xirfadaha iyo farsamada DDSI ayaa ku furmay kuliyada xirfadaha iyo farsamada ee jigjiga tababarkan...
View ArticleImtaxaankii Fasalka 8aad Oo Si Habsami leh Uga Bilawday Dhamaan Deegaanka
Jigjiga (cakaaranews)Arbaco 14ka June 2017. Imtaxaankii heer deegaan ee fasalka 8aad ayaa si habsimileh uga bilawday dhamaan dugsiyada hoose dhaxe ee deegaanka islamarkaana uu ka bilowday 484 goobood...
View ArticleInaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 15ka June 2017. Inaa-lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa maanta magaalada bahardar ee deegaanka axmaarada gaar ahaan wabiga abay kugeeriyooday allah ha u naxariistee...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayay Waxqabadka Iyo darajaynta Nidaamka Maaliyada...
Jigjiga(cakaaranews) jumce, 16ka June, 2017. Kulan balaadhan oo lagu qiimaynta natiijada waxqabadka iyo darajaynta nidaamyada maamulka maaliyadeed ee degmooyinka iyo magaalooyinka DDSI ayaa ka...
View ArticleImtixaankii Fasalka 8aad Ee Heer Deegaan Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga,(cakaaranews), jumce,16ka, June, 2017 Waxaa si habsamileh loo soo gabagabeeyay imtixaankii heer deegaan ee fasalka 8aad oo sanadkan ka dhacay 484 oo ah dhamaan dugsiyada hoose dhexe ee...
View ArticleAas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Xasan Cabdisalaan Cilmi.
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 16ka June 2017. Inaa-lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Allah ha u naxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada jigjiga marxuum Xasan Cabdisalaan Cilmi oo loo...
View ArticleMW CMC Oo Ka Qaybgalay Qalinjabinta Dufcadii 21aad Ee Kuliyada Tababarada...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 17ka June 2017. Waxaa maanta hoolka shirarka ee sayid maxamed cabdule xasan ku qalinjabiyay dufcadii 21aad ee kuliyada tababarada macalimiinta dr cabdimajiid xuseen oo ay...
View ArticleMW CMC Oo Afur Sharafeed U sameeyay Mas’uuliyiinta Maamulka Magaalada...
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 18ka June 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa afur sharafeed u sameeyay mas’uuliyiinta maamulka magaalada Diredawa oo uu ugu horeeyo maayarka maamulka...
View Article296 Arday oo Ka Qalinjabiyay Jigjiga Polytechnic
Jigjiga (cakaaranews)Axad 18ka June, 2017. Xaflad si heer sare ah loo soo agasimay oo ay ku qalin jabinayeen dufcadii 16aad ee ardayda kuliyada Polytechnice islamarkaana tiradoodu dhantahay 296 arday...
View ArticleTababar Kusaabsan Xanaanada Hooyada Iyo Caruurta Oo Lasoo Gabagabeeyay
Jigjiga (cakaaranews)Isniin 19ka June, 2017. Tababar uu soo agaasimay ururka horumarinta soomaalida itoobiya islamarkaana lagu baranayay daryeelka hooyada iyo caruurta, kana sooqaybgaleen 34 xubnood...
View Article238 Arday Oo Ka qalinjabisay Kuliyada Godey Poly-technic
Godey(cakaaranews)Talaado 20ka June 2017. Arday tiradoodu dhantahay 238 arday ayaa kaqalinjabiyay kuliyada Godey Polytechnic kuwaasoo baratay culuumta kala ah barashada caafimaadka xoolaha,...
View ArticleQurba-joog U Dhalatay Deegaanka Oo Kormeer Indho Indhayn ah Ku Tagay Gobolka...
Shilaabo(cakaaranews) Talaado 20ka June, 2017. Wafti balaadhan oo qurbajoog ah oo u dhalatay deegaanka gaar ahaan gobolka qoraxey iyo doolo islamarkaana uu horkacayo maareeyaha wakaalada xidhiidhka...
View ArticleCarwo Bandhigeed Heer Qaran Ah Oo Xadhiga Laga Jaray.
Jigjiga (cakaaranews)Arbaco 21ka June, 2017. Waxaa laga furay caasimada DDSI ee jigjiga carwo bandhigeed heer qaran ah oo ay soo diyaariyeen ururka fadheraashinka dhaliyarada DDSI taasi oo ah carwo...
View ArticleDaraasaad Kusaabsan Dhanka Dalagyada Kaladuwan Ee ku Haboon Cimilada...
Beercaano (cakaarnews)Khamiis 22ka June 2017. Machadka cilmi baadhista DDSI ayaa daraasaadyo cilmiyaysan oo lagu darsayo Midho badinta dalagyadii horay loo tijaabiyay iyo waliba tijaabooyin cusub oo...
View ArticleMM Tog Wajaale Oo Deeq Agab Caafimaad iyo Daawooyin Ku Wareejiyay...
Wajaale (cakaaranews)khamiis 22ka June 2017. mas’uuliyiinta maamulka magaalada tog-wajaale oo uu horkacayo maayorka maamulka magaalada tog-wajaale mudane maxamuud Cabdi Muxumed ayaa deeq caafimaad oo...
View Article1,116 Dhalinyaro MMJ Ah Oo Shaqo Abuur Loogu Sameeyay 60 Millyan Oo birr.
Jigjiga(cakaaranews), jumce, 23ka June, 2017. munaasabad shaqo abuur loogu samaynayay dhalinyaro dhan 1,116 oo ka kooban 86 iskaashato oo lagu tababaray xirfadaha kala duwan ee noocyada ganacsiga...
View ArticleKomoshineerka Komishinka Booliska DDSI Oo ka warbixiyay diyaar-garowga...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 23ka June, 2017. Komoshineer komishinka booliska DDSI mudane Farxaan Daahir Barkadle oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in si qurux badan oo...
View ArticleMW CMC Oo Munaasabada Ciidul Fidrida Tahniyad Hambalyo Udiray Muslimiinta...
Jigjiga (Cakaaranews) Sabti, 24ka June, 2017 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hanbalyo udiray dhamaan muslimiinta caalamka kuwa dalkeena itoobiya gaar ahaan muslimiinta DDSI....
View ArticleMW CMC Oo Kulan La Yeeshay Kaabineega Iyo Odayaal Dhaqameedka DDSI
Jigjiga(cakaaranews), sabti, 24ka June, 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kulan balaadhan oo lagaga hadlayay hirgalinta qorshaha cusub ee jidka toobiyaha toosan ee lagu gaadhayo...
View ArticleMunaasabadii Salaada Ciidul Fidriga Oo Si Meeqaam Sare Ah Looga Ciiday Jigjiga.
Jigjiga (cakaaranews)Axad 25ka June 2017.Waxaa maanta si balaadhan oo farxadi kudheehan tahay looga ciiday guud ahaanba deegaanka soomaalida itoobiya ciida barakaysan ee ciidul fidrida, iyadoo...
View Article