Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xubnaha Madasha Wadatashiga Golayaasha Heerar-kooda Kala Duwan Oo Tababar Loo...

Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 22ka May, 2017. Waxaa tababar muddo 3 maalmood ah socday loo soo gabagabeeyay xubnaha madasha wadatashiga golayaasha heerarkooda kala duwan oo ah, xubnaha afhayeenada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Hirgalinta Wajigii 4aad Ee Nidaamka Qiimaynta iyo...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 23ka May, 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI oo ay ujeedadiisu tahay sidii loo hirgalin lahaa nidaamka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Hambalyo U Diray Dr Tedros Adhanom.

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 23ka may 2017.  Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diray Dr Tedros  Adhanom  guusha taariikhiga ah  ee uu ku  guulaystay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Kawarbixiyay Qaabka Uu Udhacayo...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 24ka May 2017. Wasiirka Xafiiska waxabarashada DDSI Mudane Ibraahim Aadan Mahad oo si qota dheer ooga warbixiyay qaabka uu udhicidoono imtixaanaadka heer qaran  ayaa sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

63 Gabdhood Oo Ka Qalinjabiyay Tababar Kusaabsan Hogaaminta Dugsiyada (School...

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 25ka May 2017. Macalimiin kakooban 63 gabdhood oo laga soo kala xulay barayaasha dugsiyada deegaanka islamarkaana heerka aqoontoodu isugujirto diploma iyo degree ayaa kadib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kawaramay Midhihii Guusha 20-ka Ginbood Hambalyana Udiray Dhamaan...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 26ka May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta warbaahinta  deegaankaba uga waramay guusha iyo midhaha 20-ka Ginbood oo ah maalintii laga takhalusay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayay Waxqabadka Mashruuca RIF Oo La Soo Gabagabeeyay.

Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 26ka May, 2017. Kulan lagu qiimaynayay wax qabadka mashruuca Dhimista dhimashada hooyada iyo dhamalaanka ee afka qalaad  loo soo gaabiyo (RIF) oo ah waxqabada mashruuca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Switzerland Oo Hambalyo Taageero Ah U Diray Dr...

Geneva(cakaaranews),jumce, 26ka May, 2017. Jaaliyada DDSI ee wadanka Switzerland  ayaa si balaadhan  u taageeray guushii uu ka gaadhay Dr Tedros Adhanon  loolankii adkaa ee qabashada  xilka agaasimaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Guud Ahaan Muslimiinta Caalamka Gaar Ahaan Muslimiinta Itoobiya Ugu...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 27ka May 2017. madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhamaan muslimka caalamka gaar ahaan muslimiinta Itoobiya ugu bishaareeyay bisha barakaysan ee Ramadaanka oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Wakaalada Jibriga Laanteeda Jigjiga Oo 139,000 Ugu Deeqay...

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 27ka May 2017..Shaqaalaha wakaalada jibriga laanteeda jigjiga ayaa deeq lacageed oo dhan boqol sodon iyo sagaal kun, lix boqol iyo konton birr (139,650) birr ugu deeqay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Isugujira Tababar Iyo khibrad-Wadaag Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga(cakaaranews)Axad 28ka May 2017.Shir usocday mudo 3 maalmood ah oo ay kasooqaybgaleen maareeyaha dakhliga DDSI, wasiir-kuxigeenka xafiiska horumarinta magaalooyinka Dhismaha iyo warshadaha DDSI,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sanad guurada 26jirsatay Ee 20ka Ginbood Oo Si Balaadhan Looga Xusay Jigjiga

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 28ka May 2017.waxaa Maanta Guud ahaanba JDFI gaar ahaana DDSI si wayn looga Xusay Xuska 26aad ee 20ka Ginbood oo ay Dhamaanba Degmooyinka iyo Gobolada DeegaankaSoomaalida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Afur Usameeyay Maamulada Gobolada Iyo Kabineega Degmooyinka

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 28ka May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maamulada gobolada iyo degmooyinka deegaanka afur sharafeed si heer sare ah loo soo agaasimay ugu sameeyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololihii Qaliinka Indhaha Iyo Daawaynta Bilaashka Ahaa Oo Ka Bilaabmay...

Ayshica (Cakaaranews) Axad 28ka May 2017. Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee Dagmada Ayshica ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dufcadii 12Aad Oo Ka Qalin Jabisay Kuliyada Caafimaadka Jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 29ka , May, 2017.Xaflad si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalinjabiyeen  dufcadii 12aad ee kuliyada caafimaadka jigjiga   xirfadlayaal caafimaadka  oo dhan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Soo Kormeeray Mashaariicaha Horumarineed Ee Laga Wado MMJ

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 29ka May 2017.  Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan qaarka mid ah masuuliyiinta sare ee  xukuumada DDSI ayaa booqday qaarka mid ah mashaariicaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashaka Ahaa Ee Ayshica Oo Galay...

Ayshica(Cakaaranews) Isniin 29ka May 2017. Bulshada Kunool  Degmada ayshica iyo nawaaxigeeda Ee Gobolkani siti oo Kafaaiidaysanaya adeegani qalniinka ayaa Bogaadiyay Adeegani Kaasoo Juhdi Badan Ay Ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Hirgalinta Nidaamka qiimaynta iyo darajasiinta shaqada iyo...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 30ka May, 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI  oo ay ujeedadiisu tahay sidii Gobolada,Degmooyinka iyo Maamul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Maaliyadaha Heer Degmo Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 3da June 2017.Shir uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar Oo  mudo 5 maalmood ah socday islamarkaana si qoto dheer  loogu qiimaynayay dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololihii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Ee Degmada Ayshica Oo...

Ayshica(Cakaaranews) Sabti 3da June 2017. Waxaa lasoo gabagabeeyay ololihii qaliink iyo daawaynta indhaha oo ay Bulshada Kunool  Degmada ayshica iyo nawaaxigeeda Ee Gobolkani siti  Kafaaiidaysanayeen...

View Article
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>