Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololihii Qaliinka Indhaha Iyo Daawaynta Ee Bilaashka ahaa Oo Ka Bilaabmay...

Gure-dhaamoole(Cakaaranews) Sabti, 6da May 2017.  Waxaa Kafurmay Xarunta Caafimaadka Ee Dagmada Gora-dhaamoole Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay Kafaa,iidaysanayaan Dagmooyinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gobolka Galbeedka Hararge Ee Dawlad Deegaanka Oromiya Oo Deeq...

Afdam(Cakaaranews) Axad 7da May 2017. Maamulka gobolka Galbeedka Hararge ee deegaanka oromiya ayaa deeq raashin ah oo 1000 kintaal oo galay ah soo gaadhsiiyay gobolka siti ee deegaankeena. Hadaba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Jinacsani

Jinacsani(Cakaaranews) Axad, 7da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada jinacsani ee deegaanka oromiya. Ujeedada socdaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Gaaban Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Waxbarashada DDSI

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 8da May 2017. Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen Wasaarada waxbarashada JDFI iyo xafiiska waxbarashada DDSI geedisocodkiisa shati-bixinta iyo dib u cusboonaysiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Baabili

Baabili(Cakaaranews) Isniin, 8da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada baabili ee deegaanka oromiya. Ujeedada socdaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 8aad Ee Wadatashiga Iyo Xog-Iswaydaarsiga Xukuumada Iyo...

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 9ka May 2017. Waxaa maanta si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 8aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku Xigeenka Guud Ee hay’ada UNICEF Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 10ka May, 2017. Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee garaad wiil-waal ee magaalada jigjiga masuuliyiin sare oo uu hogaaminayo ku xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 8aad Ee Xog iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 10ka May 2017. Waxaa maalintii labaad galay Shirwaynihii 8aad ee xog iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah ooga furmay hoolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Daah-Furayay Hirgalinta Mashruuca iskaashiga Cilmibaadhista Oo ka...

Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 11ka May , 2017. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee machadka cilmibaadhista DDSI kulan balaadhan oo lagu daah-furayay dhaqangalinta mashruuca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 8aad Ee Xog-iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 11ka May 2017.Waxaa maalintii 3aad galay shirwaynihii 8aad ee xog-iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalimihii udanbeeyayba kasocday hoolka shirarka madaxtooyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Goorobaqasa Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Adeegii Daawaynta iyo Qaliinka...

Gorabaqaqsa(cakaaranews)Jumce 12ka May 2017. Waxaa Xarunta caafimaadka ee dagmada Goorabaqasa ee Gobolka Liibaan lagu soo gabagabeeyay daawayntii iyo qalintaankii indhaha ee baryahanba kasocotay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Guud Ee Machadka Cilmibaadhista DDSI Oo Ka Warbixiyay Qorshayaal...

Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 12ka May, 2017. Maareeyaha guud ee machadka cilmibaadhista DDSI mudane Guuleed Aw Cali Kaahin oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta  deegaanka ayaa ka warbixiyay taaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Khibrad Wadaag Ah Oo Ku Saabsan Xuska 20ka Ginboot

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 13ka May 2017. Sida lawada ogyahay Bisha sagaalaad 20keeda tirsiga dalkeena ayaa ah maalin kuwayn dhamaan shacabwaynaha dalka itoobiya islamarkaana qiimo iyo qaayo gaar ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 8aad Ee Xog iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 13ka May 2017. Waxaa maalintii 5aad galay shirwaynihii 8aad ee xog-iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalimihii udanbeeyayba kasocday hoolka shirarka madaxtooyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii Wadatashiga iyo Xog-iswaydaarsiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo...

Jigjiga,(cakaaranews)Axad, 14ka, May, 2017. Waxaa maanta si rasmiya loogu soo gabagabeeyay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 8aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jidka Wayn Ee Qoraxey Ee MM Jigjiga Oo Gabagabo Maraya

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 15ka May 2017. Waxaa gabagabo maraya jidka wayn ee bartamaha magaalada jigjiga ee kaasi oo hada la dhigayo laamigii ugu danbeeyay waana jid afar haad ah oo dherarkiisu yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Kaabineega DDSI Oo Kulan Yeesha.

Jigjiga,(cakaaranews), isniin, 15ka May, 2017. Kulan ay yesheen Golaha Kabineega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayna kasoo qaybgaleen  dhamaan golaha kaabineega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shahaado Sharaf Lagu Abaalmariyay Maamulaha Dugsiga Wiil-Waal

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 15ka May 2017. Shir balaadhan oo ay kasooqaybgaleen wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI, wasiirkuxigeenka xafiiska waxbarashada DDSI, agaasimayaasha xafiiska waxbarashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Daryeelka Caruurta Oo Kadhacay Degmada Marsin

Marsin(cakaaranews)Talaado 16ka, May 2017. Tababar ujeedadiisu tahay kobcinta awooda shaqalaha mashruuca daryeelka caruurta ee xaalada degdega ah islamarkaana ay kasooqaybgaeen shaqalaaha mashruuca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasirka Xafiiska Waraabka iyo Horumarinta Dooxooyinka DDSI Oo Sheegay In...

jigjiga(cakaaranews)Talaado 16ka, May 2017. Wasiirka xafiiska waraabka iyo Horumarinta Dooxooyinka DDSI mudane Suldaan Maxamed Xasan (khayre) oo xafiiskiisa ugu waramay warbaahinta deegaanka  ayaa...

View Article
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>