Tababar Ku Saabsan Nidaamka Hogaamineed Ee Adeegyada caafimaadka.
Jijiga (CN),jimce, 12ka February, 2016 Waxaa ka furmay huteelka xamda ee magaalada jigjiga tababar ku saabsan nidaamka hogaaminta caafimaadka iyo maamulka suuban. Tababarkaasi oo uu soo diyaariyay...
View ArticleMasuuliyiinta Maaliyadaha Iyo Dakhliga Oo Shir Uga Bilawday Magaalada Adama
Adama(CN) Sabti 13 February 2016, Shir wada tashi ah oo u dhaxeeya Wakaaladaha Dakhliga iyo waliba Xafiisyada Maaliyada iyo Hormarinta Dhaqaalaha Deegaanada Dalka islamarkana lagaga wada tashanayay...
View ArticleDDSI Oo Deegaanka Canfarta Ugu Deeqday 6500,00 oo kiintaal Oo Calafka Xoolaha...
Jigjiga(CN) Sabti 13 February 2016, Dawlada Deegaanka Soomalida Itoobiya oo ugu deeqay Deegaanka Canfarta calafka xoolaha oo kabadan 6500 oo kiintaal kadib markii ay soo food saartay abaar ay keentay...
View ArticleMw Kuxigeenka Oo Kaqaybgalay Qalinjabinta Arday Kaqalinjabisay ECSU
Adhisababa(CN) Sabti 13 Feberuary 2016, Wasiirro ay hogaaminayso madaxwaynwne ku xigeenka ahna Wasiirka Beeraha & Hormarinta Khayraadka Dabiiciga ah Marwo Sucaad Axmed Faarax ayaa kaqaybgalay...
View ArticleQalab Casriya Oo Loogu Talagalay Calafka Xoolaha
Jijiga (CN),Axad, 14ka February, 2016, Si loo kobciyo yoolasha iyo istaraatajiyadaha horumarineed ee dhinaca wax soo saarka iyo khayraadka beeraha waxaa lagama maarmaan noqotay in la helo waxyaabaha...
View ArticleXuskii Afraad Ee Ciidanka Qaranka Itoobiya
Huurso( Cakaaranews) Axad 14 Feb 2016, Xuskii Ciidanka Qaranka Difaaca Dalka oo sanad walba laga xuso dalka meelo kaladuwan (6) Lixda bisha Yakatiit ayaa sidookale lagu xusay xarunta labaad ee...
View ArticleJawaabaha Su’aalihii ISKUDAY
Jigjiga (Cakaaranews) Axad 14 Feb 2016 Waxaan akhristayaasha sharaftaleh wargalinaynaa in ay akhristaan jawaabaha su’aalihii kabaxay barnaamijka ISKUDAY ee shabakada cakaaranews habeenkii Arbacada...
View ArticleMW CMC Iyo Munaasabada Soo Dhawaynta Xubnaha Maamulka Cusub Ee Dib U...
Adhisababa(Cakaaranews) Isniin, 15ka February 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu weheliyo Mw kuxigeenka ahna madaxa xarunta dhexe ee X.D.SH.S.I mudane Cabdicasiis Maxamed Cabdi...
View ArticleGudiyada Joogtada ah ee Golaha Xildhibaanada DDSI Oo Kor-meeraya...
Gursum(Cakaaranews) Isniin, 15ka February 2016. Gudiyada joogtada ah ee golaha xildhibaanada DDSI ayaa waxa uu halbeega cabirkoodu yahay dabagalka nidaamka fulineed ee hay’adaha dawlada,...
View ArticleMw Cmc Oo Ku Soo Laabtay Xarrunta.
Jigjiga(Cakaaranews) talaado, 16ka, February, 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaa afhayeenk golaha xildhinaanada DDSI ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid...
View ArticleMasuuliyiin Booqtay Dhismaha Kuliyada Farsamada iyo Xirfadaha fiiq.
Fiiq(Cakaaranews) talaado, 16ka, February, 2016, Masuuliyiin ay hogaaminayaan gudoomiye ku xigeenka gobolka Nogob mudan Dayib Axmed Nuur iyo gudoomiyaha degmad Fiiq mudane Cabdiqaadir Maxamed Xasan...
View ArticleDabargoynta Caadooyinka XunXun
Lagahida (cakaaranews) Talaado 16ka Feb 2016, Tababar ujeedadiisu Dabargoynta Caadooyinka xun xun oo looqabtay Hooyooyinka Degmada Lagahida islamarkaana socday mudo sadex cisho ah ayaa lagusoo...
View ArticleISKUDAY Qaybta 2aad
Jigjiga ( cakaaranews ) Arbaco, 17ka february 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto...
View ArticleKormeerka Maalgashiga Beeraha Shabeele
Goday ( cakaaranews ) Arbaco 17ka Feb 2016 Masuuliyiin iskugu jira heer deegaan iyo heer gobol oo ay Hogaaminayaan Maareeyaha Wakaalada Maalgalinta DDSI mudane Cabdinaasir Maxamed iyo Gudoomiyaha...
View ArticleHooyoyin Kaqalinjabiyay 16ka Xidhmood Ee Caafimaadka
Lagahida ( cakaaranews ) Arbaco 17ka Feb 2016 Inkabadan 70 hooyooyin ah oo mudo 4 bilood ah baranhayey 16 ka xidhmood ee fidinta caafimaadka qoyska ayaa ku qalinjabiyey tuulada Busaa oo katirsan...
View ArticleDiyaar Garowgii Martigalinta Xuska 6aad Ee todobaadka dhaqanka dalka oo la...
Jijiga( Cakaaranews ) Arbaca 17ka, February, 2016, Wasiir ku xigeenka dhaqanka iyo dalxiiska DDSI mudane Baashe Cabdi Ismaaciil ayaa maanta shir jaraayid ugu qabtay xafiiskiisa warbaahinta...
View ArticleTababar loqabtay Shaqaalaha Mashruuca PSNP.
Jigjiga( cakaaranews ) Khamiis 18 Feb 2016, Tababar ku saabsanaa warqada cadaynta raashinka (perol attendance sheet) oo la siinayay shaqaalaha mashruuca Dabaanad qaadka Cuntada (PSNP) ayaa saaka ka...
View ArticleTababar Loo Furay Xirfadlayaal Caafimaad.
Jigjiga(Cakaaranews) khamiis, 18ka February, 2016, Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar u qabtay xirfadlayaal caafimaadka oo ka kala socday 5 cusbitaal iyo 16 xarun caafimaad oo ku yaala 6 Gobol oo...
View ArticleUrurka Haweenka Jahliyada DDSI ee Birmingham Oo Doortay Gudoomiye Cusub.
Birmingham (Cakaaranews), khamiis, 18ka, February, 2016, Shir ka dhacay caasimada 2aad ee wadanka UK ee Birmingham ayaa waxaa lagu doortay gudoomiyaha cusub ee ururka haweenka jahliyada DDSI ee...
View ArticleTababarkii Macalimiinta Luuqada Afka Hooyo
Jigjiga ( cakaaranews ) Jumce 19 Feb 2016 Tababarkii Kor u qaadida luuqada Afka Hooyo oo loo hayay dhamaan macalimiinta luuqada Afka-Soomaaliga DDSI islamarkaana ka socday Xarumaha Sagaalka Gobal ayaa...
View Article