Quantcast
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Hirgalinta Nidaamka qiimaynta iyo darajasiinta shaqada iyo...

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 30ka May, 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI  oo ay ujeedadiisu tahay sidii Gobolada,Degmooyinka iyo Maamul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Maaliyadaha Heer Degmo Oo Lasoo Gabagabeeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 3da June 2017.Shir uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar Oo  mudo 5 maalmood ah socday islamarkaana si qoto dheer  loogu qiimaynayay dhamaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololihii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Ee Degmada Ayshica Oo...

Ayshica(Cakaaranews) Sabti 3da June 2017. Waxaa lasoo gabagabeeyay ololihii qaliink iyo daawaynta indhaha oo ay Bulshada Kunool  Degmada ayshica iyo nawaaxigeeda Ee Gobolkani siti  Kafaaiidaysanayeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Ee Bilaashka Ahaa Oo Ka Bilaabmay Dhambal

Dhambal(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017.  Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee Dagmada Dhambal ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaankii Heer Qaran Ee Fasalka 10aad Oo Soo Gabagaboobmay Iyo Imtixaankii...

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017. Waxaa dhamaan dalkeena itoobiya  kusoo gabagaboobmay intixaankii heer qaran ee fasalada 10aad  oo sedexdii maalmood ee udanbaysay kasocdey guud ahaan dalka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Gudiga Fulinta Oo Qabsoomay Iyo Go'aamada Kasoo Baxay

      Jigjiga(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kaqabsoomay kulankii caadiga ahaa ee gudiga fulinta XDSHSI oo mudo sadex bari ah usocday. Hadaba kulankan oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololaha Talaalka Cudurka Jadeecada Iyo Daawaynta Cudurada Iskudhafka Ah Oo Ka...

Qabridahar(Cakaaranews) Axad 4ta June 2017. Waxaa  guud ahaanba deegaanka gaar ahaan magaalooyinka qabridahar iyo dhagaxbuur ka bilowday ololihii talaalka cudurka jadeecada iyo daawaynta cudarada isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaankii Heer Qaran Ee Fasalka 12aad Oo Si Rasmi Ah U Bilowday

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 5ta  June 2017. Waxaa guud ahaan dalkeena itoobiya ka bilowday imtixaankii heer qaran ee fasalka  12aad oo ah imtixaanka loogu gudbo heer jamacadeed.. Hadaba mas'uuliyiinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jidadka Waawayn Ee MMJ Oo 12 Laydhasha Casriga Ah Lagaliyay

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 6ta June 2017. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka socda mashaariico horumarineed oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada jigjiga maadaamo xarunta deegaanka lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayay Adeega Caafimaadka Oo Ka Furmay Jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews)Arbaca,7da June, 2017. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI  kulan lagu qiimaynayo waxqabadkii adeega...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsanaa Nidaamka Gudiga Kobcinta Awooda Ee PSNP Oo Lasoo...

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 8da June 2017. Tababar Kusaabsan dhisada gudida kobcinta awooda ee shaqaalah PSNP islamarkaana ay kasoo qaybgaleen xafiisyada bahwadaagta la ah iyo hay’adaha bahwadaagta la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaankii Heer Qaran Ee Ardayda Fasalka 12aadka Oo Si Rasmi Ah U Dhamaaday

Jigjiga (cakaaranews)khamiis 8da june 2017. Waxaa manta oo khamiis ah si rasmi ah u gabagaboobay imtaxaankii heer qaran ee fasalka 12aad kaasoo socday mudo afar cisho ah islamarkaana ay imtaxaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Oo Ka Furmay Degmada Erar

Erer(Cakaaranews) Khamiis 8da June 2017.Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee  Degmada Erar  ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayay Mashaariicaha Laydhgalinta DDSI Oo Ka Furmay jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews)jumce, 9ka June , 2017. Waxaa ka furmay hoolka shirarka ee xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI kulan lagu qiimaynayay mashaariicaha laydhgalinta deegaanka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxa Xafiiska Waxbarashada Degmada Erer Oo Kawarbixiyay Imtaxaanaadkii Heer...

Erer (cakaaranews)jumce  9ka June 2017.  Madaxa xafiiska waxbarashada Degmada Erer ee Gobolka Siti mudane Cabdi Muxumed Maxamed ayaa sheegay in si farxad leh uu ugu dhamaaday imtaxaanaadkii heer qaran...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Waxqabadka Dakhliga Degmooyinka Iyo Maamul Magaalooyinka Oo Ka...

Jigjiga(cakaaranews),jumce, 9ka, June, 2017.Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee Qaryaan dhoodaan kulan lagu qiimaynayo waxqabadkii  dhinaca dakhliga ee  degmooyinka  iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti Ka Socday Deeq Bixiyayaasha Caalamka Oo Lagusoo Dhaweeyay Wardheer

Wardheer(Cakaaranews) Sabti 10ka June 2017. Wafti balaadhan oo ka socday deeq bixiyayaasha caalamka, Safiiro iyo  Suxifiyaal oo uu hogaaminayay komoshineerka komishinka maaraynta masiibooyinka JDFI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashka Ahaa Ee Degmada Erer Oo...

Erer(Cakaaranews) Axad 11ka June 2017. Waxaa degmada erer ee gobolka siti lagusoo gabagabeeyay adeegii qaliinka iyo daawaynta indhaha bilaashka ahaa oo maalmihii udanbeeyayba looga faaiidaynayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Sii Xoojinta Hawlaha Nabadgalyada Oo Ka Dhacay Jigjiga.

Jigjiga(Cakaaranews) Axad 11ka June 2017. Waxaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI kulan lagu sii xoojinayay horumarka gaar ahaan dhinaca nabadgalyada. Hadaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysil Wasaaraha Dalka Soomaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Caalamiga Ah...

Addisababa(Cakaaranews)Isniin 12ka June 2017. Masuuliyiin heer faderal ah oo uu wehelinayay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa garoonka diyaaradaha ee Bole international Airport si...

View Article
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>