Huteel Cusub Oo Laga Hirgaliyay MM tog-wajaale Ayaa xadhiga laga jaray.
Tog-wajaale,(Cakaaranews)Axad, 21ka, May, 2017. Waxaa maanta xadhiga laga jaray huteel cusub oo laga hirgaliyay maamulka magaalada tog-wajaale kaasi oo loo bixiyay meder huteel ayna ku baxday...
View ArticleShirkii Qiimaynta 6da Bilood Ee Mashruuca PSNP Oo Ka Fumay Magaalada Jigjiga
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 22ka May 2017. Shir balaadhan oo uu soo agaasimay Xafiiska Horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah waaxdiisa damaanaad qaadka cuntada islamarkaana ay kasooqaybgaleen...
View ArticleDufcadii 1aad Oo Ka Qalinjabisay Kuliyada Caafimaadka Ee Qabridahar
Qabridahar(Cakaaranews)Isniin, 22ka May 2017. Waxaa ka qalinjabiyay kuliyada caafimaadka ee magaalada qabridahar dufcadii 1aad oo ay tiradoodu dhan tahay 57 arday oo ay 27 hablo yihiin kuwaasi oo ku...
View ArticleXubnaha Madasha Wadatashiga Golayaasha Heerar-kooda Kala Duwan Oo Tababar Loo...
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 22ka May, 2017. Waxaa tababar muddo 3 maalmood ah socday loo soo gabagabeeyay xubnaha madasha wadatashiga golayaasha heerarkooda kala duwan oo ah, xubnaha afhayeenada...
View ArticleTababar Ku Saabsan Hirgalinta Wajigii 4aad Ee Nidaamka Qiimaynta iyo...
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 23ka May, 2017. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI oo ay ujeedadiisu tahay sidii loo hirgalin lahaa nidaamka...
View ArticleMW CMC Oo Hambalyo U Diray Dr Tedros Adhanom.
Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 23ka may 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diray Dr Tedros Adhanom guusha taariikhiga ah ee uu ku guulaystay...
View ArticleWasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Kawarbixiyay Qaabka Uu Udhacayo...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 24ka May 2017. Wasiirka Xafiiska waxabarashada DDSI Mudane Ibraahim Aadan Mahad oo si qota dheer ooga warbixiyay qaabka uu udhicidoono imtixaanaadka heer qaran ayaa sheegay...
View Article63 Gabdhood Oo Ka Qalinjabiyay Tababar Kusaabsan Hogaaminta Dugsiyada (School...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 25ka May 2017. Macalimiin kakooban 63 gabdhood oo laga soo kala xulay barayaasha dugsiyada deegaanka islamarkaana heerka aqoontoodu isugujirto diploma iyo degree ayaa kadib...
View ArticleMW CMC Oo Kawaramay Midhihii Guusha 20-ka Ginbood Hambalyana Udiray Dhamaan...
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 26ka May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta warbaahinta deegaankaba uga waramay guusha iyo midhaha 20-ka Ginbood oo ah maalintii laga takhalusay...
View ArticleKulan Lagu Qiimaynayay Waxqabadka Mashruuca RIF Oo La Soo Gabagabeeyay.
Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 26ka May, 2017. Kulan lagu qiimaynayay wax qabadka mashruuca Dhimista dhimashada hooyada iyo dhamalaanka ee afka qalaad loo soo gaabiyo (RIF) oo ah waxqabada mashruuca...
View ArticleJaaliyada DDSI Ee Wadanka Switzerland Oo Hambalyo Taageero Ah U Diray Dr...
Geneva(cakaaranews),jumce, 26ka May, 2017. Jaaliyada DDSI ee wadanka Switzerland ayaa si balaadhan u taageeray guushii uu ka gaadhay Dr Tedros Adhanon loolankii adkaa ee qabashada xilka agaasimaha...
View ArticleMW CMC Oo Guud Ahaan Muslimiinta Caalamka Gaar Ahaan Muslimiinta Itoobiya Ugu...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 27ka May 2017. madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhamaan muslimka caalamka gaar ahaan muslimiinta Itoobiya ugu bishaareeyay bisha barakaysan ee Ramadaanka oo...
View ArticleShaqaalaha Wakaalada Jibriga Laanteeda Jigjiga Oo 139,000 Ugu Deeqay...
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 27ka May 2017..Shaqaalaha wakaalada jibriga laanteeda jigjiga ayaa deeq lacageed oo dhan boqol sodon iyo sagaal kun, lix boqol iyo konton birr (139,650) birr ugu deeqay...
View ArticleShir Isugujira Tababar Iyo khibrad-Wadaag Oo Lasoo Gabagabeeyay
Jigjiga(cakaaranews)Axad 28ka May 2017.Shir usocday mudo 3 maalmood ah oo ay kasooqaybgaleen maareeyaha dakhliga DDSI, wasiir-kuxigeenka xafiiska horumarinta magaalooyinka Dhismaha iyo warshadaha DDSI,...
View ArticleSanad guurada 26jirsatay Ee 20ka Ginbood Oo Si Balaadhan Looga Xusay Jigjiga
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 28ka May 2017.waxaa Maanta Guud ahaanba JDFI gaar ahaana DDSI si wayn looga Xusay Xuska 26aad ee 20ka Ginbood oo ay Dhamaanba Degmooyinka iyo Gobolada DeegaankaSoomaalida...
View ArticleMW CMC Oo Afur Usameeyay Maamulada Gobolada Iyo Kabineega Degmooyinka
Jigjiga(Cakaaranews) Axad 28ka May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maamulada gobolada iyo degmooyinka deegaanka afur sharafeed si heer sare ah loo soo agaasimay ugu sameeyay...
View ArticleOlolihii Qaliinka Indhaha Iyo Daawaynta Bilaashka Ahaa Oo Ka Bilaabmay...
Ayshica (Cakaaranews) Axad 28ka May 2017. Waxaa si rasmi ah ooga furmay Xarunta Caafimaadka Ee Dagmada Ayshica ee gobolka siti ololihii Daawayntii Iyo Qaliinkii Indhaha bilaashka ahaa Oo Ay...
View ArticleDufcadii 12Aad Oo Ka Qalin Jabisay Kuliyada Caafimaadka Jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 29ka , May, 2017.Xaflad si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalinjabiyeen dufcadii 12aad ee kuliyada caafimaadka jigjiga xirfadlayaal caafimaadka oo dhan...
View ArticleMW CMC Oo Soo Kormeeray Mashaariicaha Horumarineed Ee Laga Wado MMJ
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 29ka May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan qaarka mid ah masuuliyiinta sare ee xukuumada DDSI ayaa booqday qaarka mid ah mashaariicaha...
View ArticleAdeegii Qaliinka Iyo Daawaynta Indhaha Bilaashaka Ahaa Ee Ayshica Oo Galay...
Ayshica(Cakaaranews) Isniin 29ka May 2017. Bulshada Kunool Degmada ayshica iyo nawaaxigeeda Ee Gobolkani siti oo Kafaaiidaysanaya adeegani qalniinka ayaa Bogaadiyay Adeegani Kaasoo Juhdi Badan Ay Ku...
View Article