Shirwaynihii 8aad Ee Xog iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 10ka May 2017. Waxaa maalintii labaad galay Shirwaynihii 8aad ee xog iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah ooga furmay hoolka...
View ArticleKulan Lagu Daah-Furayay Hirgalinta Mashruuca iskaashiga Cilmibaadhista Oo ka...
Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 11ka May , 2017. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee machadka cilmibaadhista DDSI kulan balaadhan oo lagu daah-furayay dhaqangalinta mashruuca...
View ArticleShirwaynihii 8aad Ee Xog-iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 11ka May 2017.Waxaa maalintii 3aad galay shirwaynihii 8aad ee xog-iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalimihii udanbeeyayba kasocday hoolka shirarka madaxtooyada...
View ArticleDegmada Goorobaqasa Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Adeegii Daawaynta iyo Qaliinka...
Gorabaqaqsa(cakaaranews)Jumce 12ka May 2017. Waxaa Xarunta caafimaadka ee dagmada Goorabaqasa ee Gobolka Liibaan lagu soo gabagabeeyay daawayntii iyo qalintaankii indhaha ee baryahanba kasocotay...
View ArticleMaareeyaha Guud Ee Machadka Cilmibaadhista DDSI Oo Ka Warbixiyay Qorshayaal...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 12ka May, 2017. Maareeyaha guud ee machadka cilmibaadhista DDSI mudane Guuleed Aw Cali Kaahin oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka ayaa ka warbixiyay taaba...
View ArticleShir Khibrad Wadaag Ah Oo Ku Saabsan Xuska 20ka Ginboot
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 13ka May 2017. Sida lawada ogyahay Bisha sagaalaad 20keeda tirsiga dalkeena ayaa ah maalin kuwayn dhamaan shacabwaynaha dalka itoobiya islamarkaana qiimo iyo qaayo gaar ah...
View ArticleShirwaynihii 8aad Ee Xog iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 13ka May 2017. Waxaa maalintii 5aad galay shirwaynihii 8aad ee xog-iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalimihii udanbeeyayba kasocday hoolka shirarka madaxtooyada...
View ArticleShirwaynihii Wadatashiga iyo Xog-iswaydaarsiga Shacabka Iyo Xukuumada DDSI Oo...
Jigjiga,(cakaaranews)Axad, 14ka, May, 2017. Waxaa maanta si rasmiya loogu soo gabagabeeyay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 8aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...
View ArticleJidka Wayn Ee Qoraxey Ee MM Jigjiga Oo Gabagabo Maraya
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 15ka May 2017. Waxaa gabagabo maraya jidka wayn ee bartamaha magaalada jigjiga ee kaasi oo hada la dhigayo laamigii ugu danbeeyay waana jid afar haad ah oo dherarkiisu yahay...
View ArticleGolaha Kaabineega DDSI Oo Kulan Yeesha.
Jigjiga,(cakaaranews), isniin, 15ka May, 2017. Kulan ay yesheen Golaha Kabineega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayna kasoo qaybgaleen dhamaan golaha kaabineega...
View ArticleShahaado Sharaf Lagu Abaalmariyay Maamulaha Dugsiga Wiil-Waal
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 15ka May 2017. Shir balaadhan oo ay kasooqaybgaleen wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI, wasiirkuxigeenka xafiiska waxbarashada DDSI, agaasimayaasha xafiiska waxbarashada...
View ArticleTababar Ku Saabsan Daryeelka Caruurta Oo Kadhacay Degmada Marsin
Marsin(cakaaranews)Talaado 16ka, May 2017. Tababar ujeedadiisu tahay kobcinta awooda shaqalaha mashruuca daryeelka caruurta ee xaalada degdega ah islamarkaana ay kasooqaybgaeen shaqalaaha mashruuca...
View ArticleWasirka Xafiiska Waraabka iyo Horumarinta Dooxooyinka DDSI Oo Sheegay In...
jigjiga(cakaaranews)Talaado 16ka, May 2017. Wasiirka xafiiska waraabka iyo Horumarinta Dooxooyinka DDSI mudane Suldaan Maxamed Xasan (khayre) oo xafiiskiisa ugu waramay warbaahinta deegaanka ayaa...
View ArticleMaamulka Degmada Awbare Oo 4,000 kun Oo Geedaha Khudaarta ah U Qaybiyay...
Awbare(cakaaranews)Talaado, 16ka, May 2017. Mas’uuliyiinta maamulka degmada awbare ee gobolka faafan ayaa geedaha dhirta ee khudaarta ah oo tiradoodu dhantahay 4,000 oo geed u qaybiyay beeralayda ku...
View ArticleXaflad Lagu Sagootiyay Kooxdii Caafimaadka Ee U Gurmatay Deegaanka Buuhoodle.
Buuhoodle,(cakaaranews),Arbaca, 17ka, May, 2017. Dadaalka balaadhan ee ay xukumada DDSI u gashay ka jawaabida xaaladaha abaarta iyo xakamayn cudurka shuban biyoodka ee ay keentay xaaladaha abaaru ayaan...
View ArticleMW CMC Oo Furaha Guri Casriya Gudoonsiiyay Cabdulaahi Xasan Oo Kamid Ahaa...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 18ka May 2017. Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta ku wareejiyay furaha guri casriya mudane Cabdulaahi Xasan oo ka mid ahaa madaxwayneyaashii hore ee...
View ArticleMw Ku Xigeenka DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Kaalin Shidaal Casriya.
Jigjiga,(cakaaranews), Jumce, 19ka, may, 2017. Waxaa maanta xadhiga laga jaray kaalin shidaal casriya oo ay ku baxday aduun lacageed oo dhan 28 milyan oo bir taasi oo uu muwaadin dhalinyaro ka...
View ArticleMW CMC Ambabaxay Xarunta Dalka Ee Addisababa.
Addisababa (Cakaaranews) Sabti 20ka May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhanka xarunta deegaanak uga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa, Isagoo hawlo shaqo,...
View ArticleKulan Lagaga Arrinsanayay Diyaarinta Qorshaha Hawlaha Caafimaadka ee 2010
Jigjiga (cakaaranews) Sabti 20ka May 2017.Kulan kusaabsan diyaarinta qorshaha hawlaha caafimaadka islamarkaana lagu aasaasayay kooxo cusub oo ah kooxaha taageerada iyo dabagallka hawlaha caafimaadka,...
View ArticleTartan Aqoomeed Loo Hayay Ardayda Dugsiyada ee MMJ Oo Lasoo Gabagabeeyay
Jigjiga(cakaaranews)Axad 21ka May 2017.Tartan balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada iyo kobcinta awooda Maamulka magaalada Jigjiga islamarkaana ay kasooqaybgaleen ardayda dugsiyada oo...
View Article