Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Golaha Kaabineega DDSI Oo Qaabilay Wafti Heer Federal Ah Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 28ka June 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo golaha kaabaneega DDSI ayaa kulan balaadhan kula qaatay hoolka shirarka ee xafiiska Madaxwaynaha DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’ada MCDO Oo Deeq Agab Ah U Qaybisay Arday Isugu Jirta Agoon Iyo Danyar.

Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 29ka, June, 2017. Hay’ada horumarinta hooyada iyo dhalaanka ee marka afka qalaad la soo gaabiyo loo yaqaano (MCDO) oo kaashanaysa hay’ada CCRD ayaa deeq agab ah oo isugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis-Ogaysiis

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 29ka June 2017. waxaa dhamaan bulshada deegaanka   la ogaysiinayaa in subaxnimada maalinta sabtida ah uu bilaabmayo tartankii iibsashada guryaha gibiyada ah ee kuyaala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Soo Bandhigayay Daraasaad Laga Soo Sameeyay Degmooyinka Deegaanka.

Jigjiga,(cakaaranews), khamiis, 29ka, June, 2017. Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee huteelka city crown kulan lagu soo bandhigayay daraasaad laga soo sameeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Aadan Kobcinta Garaadka Aqoomeed Ee Kooxaha Horumarka Ee goobaha...

Dolo-cado(cakaaranews)Jumce 30ka June, 2017. Tababar ay iska kaashadeen xafiiska Adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaala DDSI iyo wasaarada Adeega shacabka iyo Horumarinta cududa shaqaalaha oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Ah Ee Garaad Wiil Waal Ku Soo...

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 30ka June 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan   qaarka mid ah golaha kaabineega DDSI ayaa si meeqaam sareleh  ugu soo dhaweeyay garoonka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan Wadatashiya La Yeeshay Qaybaha Kala duwan Ee Bulshada Ku...

Jigjiga(cakaaranews), jumce, 30ka, June , 2017 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu wehelinayo wasiirka xafiiska madaxtooyada DDSI mdane Cabdimahad Maxamed Cabaase ayaa kulan wadatashiya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Nogob iyo Ciyaarihii Kubada Cagta Oo Kabilowday Degmada Garbo

Garbo(cakaaranews)Sabti 1da July 2017. Waxaa si rasmi ah uga furmay degmada Garbo  Ciyaarihii kubada cagta ee dhamaan degmooyinka Gobolka nogob taaso ay furitaankeedii kasooqaybgaleen masuuliyiinta ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Jigjiga Oo Ay Dufcadii 9aad Ka Qalinjabiyeen Arday Dhan 4,738.

Jigjiga,(cakaaranews),sabti,  1da, July, 2017. Munaasabad  si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalinjabiyeen dufcadii 9aad ee ka qalinjabisa jaamacada jigjiga  ayaa  maanta si heer sare ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada DDSI Oo Hadhimo Sharafeed Usamaysay Waftigii Uu Hogaaminayay MW...

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 1da July 2017. Mas’uuliyiinta ugu saraysa Xukuumada DDSI oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo golaha kaabineega DDSI ayaa hadhima sharafeed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Xubno Kasocday 33 Degmo Oo Deegaanka Ah Oo Lasoo...

Jigjiga(cakaaranews)Axad, 2da, July 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen xubno kasocday 33 degmo oo isugujira macalimiin iyo arday kuwaasoo lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska 7aadka Adeega-shacabka Oo Si Heer Sare Ah looga Xusay Magaalada Jigjiga

Jigjiga(cakaaranews)Axad 2da, July 2017. Xuska sanadguurada 11aad ee 7aadka adeeg-bixinta ayaa maanta si meeqaam sare leh looga xusay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga iyadoo munsaasabadana uu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Qoraxey oo...

Qabridahar (Cakaaranews)Axad 2da July 2017. Wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad oo uu wehelinayo gudoomiyaha gobolka qoraxey mudane Yuusuf Aadan Yuusuf iyo madaxwynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW Ku Xigeenka DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Madbacada Cusub Ee Somali Print Press.

Jigjiga,(cakaaranews),Axad, 2da July, 2017. Waxaa maanta xadhiga laga jaray dhismaha cusub ee madbacada daabacaada soomali print press oo uu dhismaheeda  hirgaliyay muwaadin u dhashay DDSI. Waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Jinacsani

Jinacsani(Cakaaranews) Axad, 7da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada jinacsani ee deegaanka oromiya. Ujeedada socdaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Gaaban Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Waxbarashada DDSI

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 8da May 2017. Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen Wasaarada waxbarashada JDFI iyo xafiiska waxbarashada DDSI geedisocodkiisa shati-bixinta iyo dib u cusboonaysiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Baabili

Baabili(Cakaaranews) Isniin, 8da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada baabili ee deegaanka oromiya. Ujeedada socdaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 8aad Ee Wadatashiga Iyo Xog-Iswaydaarsiga Xukuumada Iyo...

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 9ka May 2017. Waxaa maanta si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 8aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku Xigeenka Guud Ee hay’ada UNICEF Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 10ka May, 2017. Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee garaad wiil-waal ee magaalada jigjiga masuuliyiin sare oo uu hogaaminayo ku xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 8aad Ee Xog iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 10ka May 2017. Waxaa maalintii labaad galay Shirwaynihii 8aad ee xog iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah ooga furmay hoolka...

View Article
Browsing all 304849 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>