MW CMC Oo Kulan Wadatashiya La Yeeshay Qaybaha Kala duwan Ee Bulshada Ku...
Jigjiga(cakaaranews), jumce, 30ka, June , 2017 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu wehelinayo wasiirka xafiiska madaxtooyada DDSI mdane Cabdimahad Maxamed Cabaase ayaa kulan wadatashiya...
View ArticleGobolka Nogob iyo Ciyaarihii Kubada Cagta Oo Kabilowday Degmada Garbo
Garbo(cakaaranews)Sabti 1da July 2017. Waxaa si rasmi ah uga furmay degmada Garbo Ciyaarihii kubada cagta ee dhamaan degmooyinka Gobolka nogob taaso ay furitaankeedii kasooqaybgaleen masuuliyiinta ugu...
View ArticleJaamacada Jigjiga Oo Ay Dufcadii 9aad Ka Qalinjabiyeen Arday Dhan 4,738.
Jigjiga,(cakaaranews),sabti, 1da, July, 2017. Munaasabad si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalinjabiyeen dufcadii 9aad ee ka qalinjabisa jaamacada jigjiga ayaa maanta si heer sare ah...
View ArticleXukuumada DDSI Oo Hadhimo Sharafeed Usamaysay Waftigii Uu Hogaaminayay MW...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 1da July 2017. Mas’uuliyiinta ugu saraysa Xukuumada DDSI oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo golaha kaabineega DDSI ayaa hadhima sharafeed...
View ArticleTababar Loo Qabtay Xubno Kasocday 33 Degmo Oo Deegaanka Ah Oo Lasoo...
Jigjiga(cakaaranews)Axad, 2da, July 2017. Tababar uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen xubno kasocday 33 degmo oo isugujira macalimiin iyo arday kuwaasoo lagu...
View ArticleXuska 7aadka Adeega-shacabka Oo Si Heer Sare Ah looga Xusay Magaalada Jigjiga
Jigjiga(cakaaranews)Axad 2da, July 2017. Xuska sanadguurada 11aad ee 7aadka adeeg-bixinta ayaa maanta si meeqaam sare leh looga xusay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga iyadoo munsaasabadana uu soo...
View ArticleWasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Qoraxey oo...
Qabridahar (Cakaaranews)Axad 2da July 2017. Wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad oo uu wehelinayo gudoomiyaha gobolka qoraxey mudane Yuusuf Aadan Yuusuf iyo madaxwynaha...
View ArticleMW Ku Xigeenka DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Madbacada Cusub Ee Somali Print Press.
Jigjiga,(cakaaranews),Axad, 2da July, 2017. Waxaa maanta xadhiga laga jaray dhismaha cusub ee madbacada daabacaada soomali print press oo uu dhismaheeda hirgaliyay muwaadin u dhashay DDSI. Waxaana...
View ArticleMW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Jinacsani
Jinacsani(Cakaaranews) Axad, 7da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada jinacsani ee deegaanka oromiya. Ujeedada socdaalka...
View ArticleTababar Gaaban Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Waxbarashada DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 8da May 2017. Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen Wasaarada waxbarashada JDFI iyo xafiiska waxbarashada DDSI geedisocodkiisa shati-bixinta iyo dib u cusboonaysiinta...
View ArticleMW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Baabili
Baabili(Cakaaranews) Isniin, 8da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada baabili ee deegaanka oromiya. Ujeedada socdaalka...
View ArticleShirwaynihii 8aad Ee Wadatashiga Iyo Xog-Iswaydaarsiga Xukuumada Iyo...
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 9ka May 2017. Waxaa maanta si qurux badan uga furmay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI shirwaynihii 8aad ee wadatashiga iyo xog-iswaydaarsiga...
View ArticleKu Xigeenka Guud Ee hay’ada UNICEF Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 10ka May, 2017. Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee garaad wiil-waal ee magaalada jigjiga masuuliyiin sare oo uu hogaaminayo ku xigeenka...
View ArticleShirwaynihii 8aad Ee Xog iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 10ka May 2017. Waxaa maalintii labaad galay Shirwaynihii 8aad ee xog iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah ooga furmay hoolka...
View ArticleKulan Lagu Daah-Furayay Hirgalinta Mashruuca iskaashiga Cilmibaadhista Oo ka...
Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 11ka May , 2017. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee machadka cilmibaadhista DDSI kulan balaadhan oo lagu daah-furayay dhaqangalinta mashruuca...
View ArticleShirwaynihii 8aad Ee Xog-iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 11ka May 2017.Waxaa maalintii 3aad galay shirwaynihii 8aad ee xog-iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalimihii udanbeeyayba kasocday hoolka shirarka madaxtooyada...
View ArticleDegmada Goorobaqasa Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Adeegii Daawaynta iyo Qaliinka...
Gorabaqaqsa(cakaaranews)Jumce 12ka May 2017. Waxaa Xarunta caafimaadka ee dagmada Goorabaqasa ee Gobolka Liibaan lagu soo gabagabeeyay daawayntii iyo qalintaankii indhaha ee baryahanba kasocotay...
View ArticleMaareeyaha Guud Ee Machadka Cilmibaadhista DDSI Oo Ka Warbixiyay Qorshayaal...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 12ka May, 2017. Maareeyaha guud ee machadka cilmibaadhista DDSI mudane Guuleed Aw Cali Kaahin oo xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta deegaanka ayaa ka warbixiyay taaba...
View ArticleShir Khibrad Wadaag Ah Oo Ku Saabsan Xuska 20ka Ginboot
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 13ka May 2017. Sida lawada ogyahay Bisha sagaalaad 20keeda tirsiga dalkeena ayaa ah maalin kuwayn dhamaan shacabwaynaha dalka itoobiya islamarkaana qiimo iyo qaayo gaar ah...
View ArticleShirwaynihii 8aad Ee Xog iswaydaarsiga Xukuumada Iyo Shacabka DDSI Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti, 13ka May 2017. Waxaa maalintii 5aad galay shirwaynihii 8aad ee xog-iswaydaarsiga xukuumada iyo shacabka DDSI oo maalimihii udanbeeyayba kasocday hoolka shirarka madaxtooyada...
View Article