dhagaxmadow (Cakaaranews) Isniin 4ta april 2016 Mashaariicaha biyo xidheenada lagawado santarada gujufka iyo dhaamka laagta sibidhka ee hoos yimaada degmada dhagaxmadow ee gobolka jarar ayaa dhamaaday qaarna gabogabo marayaan .
Hadaba kusiisimaha gudoomiyaha degmada dhagaxmadow ahana madaxa xeer ilaalinta iyo cadaalada degmada dhagaxmadow mudane cabdifataax sheikh cali oo u waramay warbaahinta Degaanka ayaa sheegay in dhamaan mashaariicihii 2008 TI loo qabtay degmada dhagaxmadow ay hirgaliyeen Iyadoo badankood dhamaaday qaarna ay gaba gabo ku dhawyihiin wuxuuna gudoomiyuhu intaa Kudaray in hafardhaamka santarka gujufka uu dhamaaday halka hafardaamka kale ee lagawado laagta sibidhka uu marayo 60% .
Wuxuuna gudoomiyuhu hadalkiisi kusoo gaba gabeeyay in dhamaan mashaaricuhu ay meel fiican marayaan inta dhimana ladhamayn doona.