Jigjiga(cakaaranews) Sabti 9ka July, 2016 dhamaan xubnaha xildhibaanada DDSI waxaa la ogaysiinayaa in ay iska soo diwaan galiyaan xafiiska golaha xildhibaanad DDSI laga bilaabo maanta oo ah sabti taariikhduna tahay 2da Hamle 2008TI.
Haddaba waxaa xubnaha golaha xildhibaanada lala socodsiinayaa in kalfadhiigii 3aad ee golaha xildhibaanada DDSI furmayo 4ta bisha Hamle 2008TI sidaasi awgeed waxaa lagu wargalinayaa xubnaha xildhibaanada DDSI in ay iska diwaangaliyaan xafiiska golaha xildhibaanada DDSI.