Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.Melbourne( Cakaaranews ) Talaado 14ka june 2016. Kadib guushii ka dhalatay melboune ee wadanka Australia ayay qurbajoogta kasoo jeeda DDSI ee kunool wadanka Australia afur sharafeed heer sare ah usameyeen waftigii u hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar.
Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.
Hadaba waa kuwa halkan kamuuqda waftigii oo si fiican ugu afuraya guriga cabdiqani iyagoo waftigu afurkii kadibna si wayn ugu mahadceliyay qurbajoogta DDSI ee wadanka Australia.