Are you the publisher? Claim or contact us about this channel


Embed this content in your HTML

Search

Report adult content:

click to rate:

Account: (login)

More Channels


Channel Catalog


Channel Description:

CakaaraNews Online is leading news site for news and information in the Somali State and Ethiopian community around the world. It is owned by Jarar Media Incorporated and it is professionally staffed. Since its establishment, CakaaraNews has provided latest headlines in news, politics, society, programs about Somali State in Ethiopia, to a growing audience inside and outside Somali State. CakaaraNews is deeply committed to broadcast the Somali State news around the world and specializes in publishing objective and timely news from direct sources inside Somali State in Ethiopia. CakaaraNews is updated on a minute-by-minute basis and offers our global audience all the latest developments in Somali State on a bilingual platform English, Somali. CakaaraNews does not support any particular political movement or party, and we also do not believe the modern political context can easily be divided up into either a right wing or a left wing. Even though the owner and contributors obviously hold personal views, which can be evident at times in the image captions, this is not deliberate and CakaaraNews aim to bring you the news as it happened.

older | 1 | .... | 15229 | 15230 | (Page 15231) | 15232 | 15233 | .... | 15243 | newer

    0 0

    Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 16ka July 2018. Maayorka Maamulka Magaalada jigjiga mudane Ibraahim maxamuud mubaarak ayaa shir layeeshay dhamaan maamulada 20ka xaafadood ee kuyaala gudaha magaalada jigjiga. Iyadoo shirkana ujeedadiisu ahayd fududaynta adeegyada aasaasiga ah ee ay bulshadu uga baahantahay  maamulada xaafadaha ee ay kamidka yihiin samaynta aqoonsiyada, xujadaha xaafadaha/guryaha iyo adeegyada kale ee muhiimk ah.

    Hadaba, Maayorka MMJ mudane Ibraahim Maxamud Mubaarak ayaa maamulada u soo jeediyay in xaafaduhu ay sidii loogu talagalay ufuliyaan nidaamka adeeg bixinta ee ay bulshada xaafadaha kunooli u baahan yihiin sida samaynta aqoonsyada, xujadaha iyo adeegyada kale ee muhiimka ah ee ay fuliyaan. Wuxuuna tilmaamay in adeegyadani ay yihiin kuwo markasta bulshadu ubaahantahay islamarkaana loo baahanayahy in aysan wax suaal ah ama cabasho ahi ka imanin.

    Maayorka oo hadalkiisa siiwata ayaa sheegay in adeegyadan aqoonsiga iyo xujadaha guryaha hada kahor lagu bixin jiray halmeel oo ah dawlada hoose si taasi loogu dhibyareeyo muwaadiniintana loo dhaadhiciyay 20 meelood oo ah 20ka xaafadood ee MMJ. Wuxuuna xusay in dawladnimadu ay kabilaabato hoos islamarkaana bulshada adeega ubaahani ay kukala noolyihiin xaafado kaladuwan. Wuxuuna kula dardaarmay maamulada 20ka xaafadood ee kuyaala gudaha MMJ in sidii logu talagalay ay bulshada ugu adeegaan islamarkaana ay fududeeyaan nidaamka iyo wakhtiga  adeegyada kaladuwan ee ay bulshada ufidinayaan..

    Ugudanbayna, qaarkamid ah maamulada xaafadaha oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in bulshadu aad ugu faraxsanatahay adeegan aqoonsiaga ee loosoodhaadhicayay xaafadihii ay kunoolaayeen. Waxayna xuseen inta karaankooda ah inay fududaynayaan adeega hadana ay sii dardargalinayaan nidaamka adeegbixinta si bulshadu ay ugu qancaan.


    0 0

    Godey(cakaaranews)Talaado, 17ka July 2018. Waxaa magaalada goday ee xarunta gobolka shabeele gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada caafimaadka magaaladaasi kaqabsoontay xaflad qalin jabin ah oo ay kuqalinjabinyaan dufcadii 9aad ee ardayda waxkabarata jaamacada jigjiga ee (extension programka). islamarkaana waxbarashadooda ku qaata magaaladaasi godey maalmaha sabtida iyo axada.

    Hadaba, ardaydan qalinjabinaysa oo tiradoodu dhantahay 434 arday oo 60 kamid ahi ay yihiin dhadig meesha 344 ay yihiin lab islamarkaana ay dhamaantoodba yihiin heerka degreega 1aad  bartayna culuumta scieniska ee kaladuwan. Iyadoo munaasabdana ay kasooqaybgaleen madaxwayne kuxigeenka jaamacada Jijiga ee dhanka waxabarshaad iyo draasaadka, madaxwayne kuxigeenka Jaamacad qabridahar, masuuliyiinta gobolka masuulyiinta MMG waalidiinta, ehelada  iyo asxaabta ardyada qalinjabinaysa.

    Sidaasidarteed, munsaabadan ayaa waxaa ugu horayn kahadlay Madaxwayne Kuxigeenka Jaamacada Jigjiga Ee Dhinaca Waxbarashada Iyo Daraasaadka Mudane Ilyaas Cumar oo sheegay in maanta ay farxad wayn u tahay in uu munaasabadan kala sooqaybgalo taasoo ay kuqalinjabinayaan ardayada  jaamacada jigjiga ee waxabarashadooda kuqaata magaalada godey (extension program). Wxuuuna xusay in jaamacada jigjiga  la aasaasay 10 sano kahor islamarkaana xafladan qalinjabinta ah ee magaalada goday lagu qabtay ay tahay qalinjabintii ugu horaysay ee ay kuqalinjabiyaan ardayada waxbarshadooda kuqaata ‘’weekend’’ ee maalmaha sabtida iyo axada.

    Iskusoowada duuboo, ardaydii qalinajbinaysay oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in maanta ay aad ugu farxsanyihiin qalinjabintoodana maanta iyagoo gurigooda waxabarashadoodii kuqaadanayay mudo sadexsano islamarkaana shaqadoodii iyo danhoodiibkaleba wata. Waxayna aad ugu mahadceliyeen xukumada DDSI ee uu hogaamiyo madaxwyanaha DDSI udane Cabdi Mxamuud Cumar iyo waliba macalimiintii iyo waalidiinttood.

     


    0 0

    jigjiga (cakaaranews)Arbaco, 18ka July 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ee maalmahanba kusugnaa xarunta dalka ee magaalada adhisababa ayaa dib ugu soo laabtay  xarunta deegaanka ee magaalada  jigjiga, kadib markay u soo dhamaadeen hawlihii shaqo ee muhiimka ahaa ee ay ka midka ahaayeen  soo dhawayntii madaxwaynaha dalka eretria mudane Esaias Afwerki iyo waliba shirarkii hawlaha dalka khuseeyay.

    Hadaba, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaamnayay ayaa wakhti xaadirkan kusugan xarunta DDSI ee magalaada jigjiga.


    0 0

    Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 18ka, july,2018. Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii ay ushaqaalaysiin lahaayeen dhalinta waxbaratey ee deegaanka islamarkaana loola dagaalamilahaa camalaanta.

    Hadaba Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cudada shaqaalaha DDSI mudane Axmed Koore oo kawarbixiyay qorshihii waxqabadkii sanadkii 2010TI ee xafiiska ayaa sheegay inuu xafiiska sanadan qabtey shaqooyin kaladuwan islamarkaana uu shaqaalaysiiyay dhalinyarta deegaanka ee kasoo qalinjabiyay jaamacadaha dalka iyo kuliyadaha deegaanka.

    wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cudada shaqaalaha DDSI mudane Axmed Koore ayaa sheegay inay xukuumadu wado dadaalo ay ugu jirto sidey dhalinyarta deegaanka looga wada dhigalahaa kuwa shaqeeya islamarkaana dhlinta looga ilaalinlahaa camalaanta.

    Wasiirka oo hadlakiisii sii wata ayaa xusey inay sanadkii 2010TI uu xafiisku uqorshaysneyd inay  shaqaalaysiiyaan 5000 oo qof iyadoo la shaqaalaysiiyay in ka badan 5,400 oo shaqaale ah, halka 514 shaqaale ah loo sameeyay in loo badalo goobta shaqo ee ay kasuura galayso nolashiisa, wuxuuna wasiirka intaa kudaray in dalacsiin loo sameeyay 155 shaqaale ah.

    Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay inuu xafiiska sidoo kale uu 20 degmo oo 5 gobol oo deegaanka ah ka hirgaliyay barnaamijka darajosiinta ee J,EG (job eveluition grade) oo ah barnaamij la isku lahaysiinayo aqoonta shaqada iyo shaqaalaha. Wuxuuna wasiirku sheegay inuu xafiisku tababaro kala duwan oo kor loogu qaadayo garaadka aqooneed ee shaqaalaha kusiiyo kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI ku siiyay , iyadoo uu wasiirku cadeeyay inuu xafiisku kabixiyo 145 ardey oo isugu jira diploma iyo degree oo dhigta jaamacadaha lacagta ah ee dalka.

    wuxuuna wasiirku sheegay inay jiraan dadaalo uu xafiiska wado oo ku aadan in dhalinyarta deegaanka la baro aalada casriga ah si  kor loogu qaado garaadkooda aqooneed iyo miskaxdoodaba islamarkaana ay sii xoojiyaan horumarka ka hanaqaadey guud ahaanba deegaanka, Waxaana dayactir lagu sameeyay aalada cumputreda ee magaalooyinka qabridahar, godey godey, iyo dhagaxbuur, waxaana sidoo kale aalada cumputerada laga hirgaliyay 9 degmo oo deegaanka, wasiirka ayaana hadalkiisii kusoo gabagabeeyay inay bilaabeen shaqaalaysiinta guud ahaanba dhalinyarta waxbaratey ee deegaanka oo dhamaanba laga shaqaalaysiinayo 11, ka gobol,93 degmo iyo 6da maamul magaalo ee uu ka koobanyahay deegaanku bilowga sanadkan 2011TI.

    ugu danbayna waxaa dhankooda ka hadlay dhalinyarta la shaqaalaysiiyay oo sheegay inay aad oogu faraxsanyihiin shaqaalaysiinta ay xukuumadu sida fudud oogu sameyasay, waxayna intaa ku dareen inay sidii loogu talagalay oogu shaqayn doonaan bulshada.


    0 0

    Godey(Cakaaranews) Arbaco, 18ka July, 2018. Waxaa hoolka shirarka ee hospitalka magaalada godey si rasmi ah uga furmay shirkii qiimaynta waxqabadka qorshayaasha sanadkan dhamaadey ee 2010TI ee guud ahaanba 10ka hospital ee gobolada deegaanka.

    Hadaba kulankan qiimaynta  waxqabadka hospitalada deegaanka ee sanadkan dhamaadey ee 2010TI oo ay kasoo qaygaleen dhamaan maareeyeyaasha hospitalada gobolada deegaanka iyo agaasinka daawaynta iyo daryeelka caafimaadka ee xafiiska caafimaadka DDSI ayaa waxay ujeedadiisu ahayd sida loo hirgaliyay qorshayaashii uyaalay hospitalada gobolada deegaanka  iyo waliba sidii kor loogusii qaadi lahaa islamarkaana loosii dardargalin lahaa adeegbixinta caafimaad ee hospitaalada deegaanka iyo sidii loo helilahaa dawo tayaysan oo waxtar uleh bukaanka.

    Ugu danbayna waxaa dhankooda ka hadlay qaar kamid ah maareeyayaasha hospitalada deegaanka oo sheegay inuu kulankani yahay mid 6dii biloodba mar loo qabto guud ahaanba hospitalada deegaanka islamarkaana lagusoo jeediyo qorshayaasha waxqabadka hospitalada gobolada deegaanka, waxaa kale oo kulan lagu wadaagaa khibradaha ay kula horeeyaan hospitaladu taasoo midba mid kale ka korodhsado, iyadoo kulankan lagusii adkeeyo wada shaqaynta ka dhexeysa hospitalada deegaanka.


    0 0

    አዲስአበባ(cakaaranews)ረቡዕ፤ሐምሌ 11/2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጅ ለሆኑ ከአዲስ አበባና ሌሎች የሃገሪቱ ዩኒቨርሲቲዎች የ2010 ዓ.ም ተመራቂዎች የተለያዩ የክልሉ ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎች አዲስ አበባ ተገኝተው የእንኳን ደስ አላችሁ ዝግጅት ማድረጋቸው ተገለፀ። እነዚህ የዘንድሮ ተመራቂዎች ቁጥራቸው 143 ሲሆን በተለያዩ የትምህርት መስኮች መመረቃቸውን የኢሶህዴፓ ማዕከላዊ ጽ/ቤት አስታውቋል።

    በተጨማሪም ከተመራቂ ተማሪዎች መካከልም 32ቱ በህክምና ዶክትሬት የተመረቁ ሲሆን 7ቱ ስፔሻላይዝድ ያደረጉ መሆኑም ተገልጿል። ክልሉ ባዘጋጀው በዚህ ደማቅ የእንኳን ደስ ያላችሁ ዝግጅት ላይ የኢሶህዴፓ ማዕከላዊ ጽ/ቤት ሃላፊ አቶ ከድር አብዲ እስማኤል፣ የክልሉ መስተዳደር ጽ/ቤት ም/ሃላፊ አቶ አብዲወሊ ሐጂ መሀመድ፣ከክልሉ የተመረጡ የኢፈዴሪ የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት አባላት፣ሌሎች የፌዴራልና የክልል ከፍተኛ አመራር አካላት እንዲሁም የተመራቂ ተማሪዎች ቤተሰቦችና ጥሪ የተደረገላቸው እንግዶች መገኘታቸውም ተገልጿል።

    በሌላ በኩል በእለቱ ለተመራቂዎቹ የኢሶህዴፓ ማዕከላዊ ኮሚቶ ጽ/ቤት ኃላፊ አቶ ከደር አብዲ እስማኤል “በመጀመሪያ ሁላችሁም ለዚህች የደስታ ቀን እንኳን አደረሳችሁ፣ ተመራቂዎችና ቤተሰቦቻችሁም እንኳን ደስ ያላችሁ እንደሚታወቀው ሀገራችን ኢትዮጵያ ብሎም ክልላችን በፈጣን የለውጥና እድገት ጎዳና ላይ የሚገኝ ከመሆኑ በተጨማሪም ዘርፈብዙ የሰላም፣ የልማትና የመልካም አስተዳደር ሥራዎች እየተከወኑ የሚገኝ ከመሆኑም በዘለለ ከዓመት ዓመት ወደ የተለያዩ ከፍተኛ የት/ት ተቋማትና ዩኒቨርሲቲዎች የሚገቡ ተማሪዎች ቁጥር እየጨመረ ይገኛል በሌላ በኩልም ክልላችን በተለያዩ ጊዜያት በርካታ  የተማረ ሰው ሃይል በማፍራት ወጣቶችን በተለያዩ የስራ መስኮች በማመቻቸት  ላይ ይገኛል። ለዚህም ክልሉ በትምህርቱ ዘርፍ እየሰጠ የሚገኘውን ትኩረት ማሳየት የሚያስችል ሲሆን በሃገር ውስጥም ሆነ በውጭ ሃገራት የሚኖሩ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች፤ክልሉ እያከናወናቸው የሚገኙ ዘላቂ ሠላም፣ ልማትና መልካም አስተዳደር ሥራዎች በቅንነት ለማስቀጠል እናንተም የዛሬ ተመራቂዎች ያስተማራችሁን ህዝብ በቅንነትና ሃላፊነት ለማገልገል የበኩላችሁን ጥረት እንድታደርጉ ይጠበቅባችኋል።” ሲሉ ለተመራቂዎቹ መልዕክታቸውን አስተላለፏል።

    በተመሳሳይም  የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መስተዳደር ጽ/ቤት የሚዲያና ኮሙኒኬሽን ዘርፍ  ም/ሃላፊ  አቶ አብዲወሊ ሐጂ መሀመድ የእንኳን ደስ ያላችሁ መልዕክታቸውን አስተላለፏል።

    በተያያዘም በአዲስ አበባ የኢሶህዴፓ ቅርንጫፍ ጽ/ቤት ሃላፊ በበኩላቸው “የኢ.ሶ.ክ ልዩ ድጋፍ ከሚሹ ክልሎች መካከል በፈጣን እድገት፤ልማትና መልካም አስተዳደር ስራዎች አስመልክቶ  የክልሉ መሪ ድርጅት ኢሶህዴፓ ባሳየው ተጨባጭ ለውጥ ክልሉ እራሱን ከልዩ ድጋፍ ሊያወጣ የቻለ ክልል በመሆኑ የዚህ የፈጣን ልማትና እድገት ለማስቀጠል የበኩላችሁ እንድትወጡ ጥሪዬን አቀርባለሁ።” ሲሉ ለተመራቂ ተማሪዎች መልዕክታቸውን አስተላለፏል።

    በመጨረሻም ተመራቂ ተማሪዎቹ የተጣለባቸውን የህዝብ አደራ በሃላፊነት እንደሚወጡና ክልሉ ብሎም ሃገሪቱ በያዘችው የፈጣን ልማት ሥራዎች ላይ የበኩላቸውን ጠንካራ ተሳትፎ እንደሚያደርጉም ቃል ገብተዋል።

     

     


    0 0

    Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 19ka July 2018. Maamulka magaalada jigjiga ayaa wada dardargalin xoogan oo ku’aadan ka midho dhalinta iyo waliba in sidii loogu talagalay looga faa’iidaysto mashruuca damaanad qaadka cuntada ee ka hawlgala MMJ. Iyadoo wakaalada shaqo abuurka iyo damaanad qaadka cuntada ee MMJ oo kaashanaysa MMJ ay si habsamileh tababar ugu bilaabeen dadka danyarta ah ee kafaa’iidaysta mashruuca damaanad qaadka cuntada ee kudhaqan Malagaalada Jigjiga.

    Hadaba, tababarkan ayaa waxaa furitaankiisii ugu horayn kahadlay Maayorka MMJ Mudane Ibraahim Maxamuud Mubaarak ayaa sheegay in tababarkani yahay mid kor loogu qaadayo garaadka aqoomeed ee kuaadan xirafada shaqo ee kafaaiidaystayaasha mashruuca. Wuxuuna intaas kudaray in mashruucani yahay mashruuc aad u wnaaagsan islamarkaana looga faaiidaysanyo labo dhinac kuwaasoo kala ah in shaqo abuur ay bulshadu kahelayaan iyo waliba shaqooyinkaas oo ah kuwo lagu horumarinayo magaaladeena jigjiga. Wuxuuna kula dardaarmay kaqaybgalyaasha in si wanaagsan oo wadaniyad ah looga faa;iidaysto mashruuca islamarkaana tababarka si faacan loo qaato.

    Sidookale, tababarkan ayaa waxaa iyana dhankooda ka hadlay Madaxa Arimaha Xisbiga MMJ Mudane Cabdulahi Muxumed Iyo Waliba Madaxa Xafiiska Maaliyada Hor-Dhaqaalaha MMJ Mudane Khaalid Cabdiraxmaan ayaa sheegay in tababarkan ujeedadiisu tahay sidii kafaaiidaystayaasha mashruuca  ee kudhaqan MMJ ay fahan buuxa uga qaadan lahayeen shqaaoyinkan ay qabanayaan islamarkaana ay noqdaan xirfadlayaal shaqadaoda si buuxda u garanaya. Waxayna intaas kudareen in kaqaybgalayaasha tababarkan oo ah kafaaiidaystayaasha mashruuca damaanad qaadka cuntada ee MMJ ay kubaranayaan casharo laxidhiidha nidaamka iyo shaqooyinka sida shaqooyinka xidhxidhka jeexjeexyada (farqaha/ laagaha) cagaarinta magaalada jigjiga iyo wlaiba nadaafada qaybaheeda kaladuwan ee magaalada jigjiga.

    Mas’uuliyiinta ayaa waxay tilmaameen in mashruucan ay wajigiisa koobaad kafaaiidaysanayaan dad danyar ah oo tiradoodu ka badantahay 5000 oo qof.

    Sikastaba ha ahaatee,, mashruucan damaanad qaadka cuntada ayaa ah mashruuc doormuhiim ah kaciyaaraya tiritirida shaqo la,aanta iyo ladagaalanka saboolnimada. Waaana mashruuc oo maalgaliyo bangiga aduunka islamarkaana loogu talgalay dadka danyarta ah ee kudhaqan magaalooyinka.

    Iskusoowada duuboo, tababarkan ayaa wuxuu socon doono mudo 8 cisho ah, waxaana laga filayaa kadib markii uu tababarku dhamaado in kasoobaxaan natiijooyin waxku’ool ah kaasoo gashi unoqon doona shaqooyinka horumarineed ee mashrruca damaanad qaadka cuntada ee MMJ.

     


    0 0

    Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 20ka July 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga si meeqaam sare leh loogu soo dhaweeyay gudoomiyaha jaaliyada dalka Kuwait islamarkaana kamid ah xubnaha qurbajoogta ah ee maalgashiga kasameeyay caasimada jigjiga. Iyadoo garoonka diyaaradaha ee garaad wiil-waal  ay si diiran ugu soo dhaweeyeen Mas’uuliyiin uu horkacayo lataliyaha madaxwaynaha ee Dhanka xalinta cabashooyinka ahna wasiirka xafiiska qurbajoogta DDSI oo uu kuwaheliyo wasiirka xafiiska horumarinta khayraadka biyaha DDSI, masuuliyiin kale, qurbajoog iyo waliba qaarkamid ah dhalinyarada kacaanka gaamuray ee HEEGO.

    Hadaba. Soo dhawayn iyo nasasho-yar kadib, ayaa waxaa warbaahinta deeeganka lahadlay Lataliyaha Madwxaynaha Ee Dhanka Xalinta Cabashoooyinka Ahna Wasiirka Xafiiska Qurbajoogta DDSI Mudane Cabdirisaaq Saxane Cilmi oo sheegay in maanta ay garoonka diyaaradaha ee G/wiilwaal ay si quruxbadan ugu soo dhaweeyeen mudane Axmed-siyaad cabdiraxmaan oo ah gudoomiyaha jaaliyada DDSI ee dalka Kuwait. Wuxuuna intaas kudaray in maanta ay farxad utahay kaqaybgalka sood hawynta mudane axmed siyaad islamarkaana ay leeyihin gacmo furan kusoodhawood deegaankaaga.

    Sidookale, wasiirka xafiiska Horumarinta khayraadka biyaha DDSI mudane axmed cabdi maxamed oo sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yahay in maata ay sidiiran usoo dhaweeyaan gudoomiyaha jaaliyada DDSI ee dalka Kuwait mudane axmed-siyaad sheikh cabdiraxmaan kaasoo ah muwaadin aad ufirf ircawan islamarkaana wakhtikasta kaqaybqaata horumarka nabadgalyada iyo maamulka siuuban ee deegaanka kahirgalay.  Wuxuuna intaas kudaray in mudane axmedsiyaad uu yahay maalgaliye maalgashi kusameeyay caasimada jigjiga ee xarunta DDSI islamarkaana raba inuu sii balaadhiyo maalgashigiisa.

    Ugudanbayna, Gudoomiyaha Jaaliyada Dalka Kuwait Mudane Axmedsiyaad Sheekh Cabdiraxmaan oo dareenkiisa kahadlay ayaa sheegay in maanta uu san farxadiisa qiyaasi Karin islamarkaana marka koobaad uu aad ugu mahadcelinayo masuuliyiinta sarre ee heer-deegaan iyo bulshadan sida quruxda badan ugu soodhawaysay garoonka diyaaradaha ee garaad wiilwaal. Wuxuuna xusay in horumarka DDSI ay kaalintooda kaga aadan kaqaadanayaan taas oo ay ugu horayso maalgashiga caasimada DDSI ee magaalada jigjiga.


    0 0

    ጅግጅጋ(cakaaranews)፤ሐምሌ 13/2010 ዓ.ም በሃገራችን ኢትዮጵያ ከሚገኙት ዩኒቨርሲቲዎችና ኮሌጆች በየዓመቱ በመቶ ሺዎች የሚቆጠሩ ተማሪዎች ተመርቀው እንደሚወጡ የከፍተኛ ትምህርት ተቋማት መረጃዎች ይጠቁማሉ።

     በዚህም በሀገሪቱ ይህንን ያህል ቁጥር ያለውን የተማረ ሰው ሃይል ወደ ሥራ ማስገባት የሚችሉ የግልና የመንግሥት ተቋማትና ሥራ ኢንዱንተሪዎች አለመኖራቸው የሥራ ፈላጊውን ቁጥር እንዲበራከት ምክንያት መሆኑም ይታወቃል።

     ሆኖም በዚህ ረገድ የሚታየውን የወጣቶች ስራ አጥነት ችግር ለመቅረፍ ከቅርብ ዓመታት ወዲህ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት ከተለያዩ ከፍተኛ ት/ት ተቋማትና ዩኒቨርሲቲዎች ተመርቀው የሚመጡ ወጣቶችን ወደ ሥራ የማስገባት ተግባራትን እየሠራ መቆየቱ ይታወሳል።

    በዚህ መሠረትም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፐብሊክ ሰርቪስና የሰው ሃብት ልማት ቢሮ በ2011 የበጀት ዓመት በክልሉ በሚገኙት 93ቱም ወረዳዎችና 6ቱም የከተማ መስተዳድሮችን ጨምሮ ከክልሉም ሆነ ከተለያዩ የሃገሪቱ ዩኒቨርሲቲዎችና ኮሌጆች ተመርቀው ያለሥራ የተቀመጡ ወጣቶችን የሥራ ምደባና ቅጥር ፖሮግራም መጀመሩን አስታውቋል።

    በተጨማሪም የኢትዮጵያ ሶማሌ ፐብሊክ ሰርቪስና የሰው ሃብት ልማት ቢሮ ኃላፊ አቶ አህመድ መሀመድ በቢሯቸው በሰጡት መግለጫ ተመራቂ ተማሪዎችና ሥራ አጤ ወጣቶችን ወደ ሥራ የማሰማራት እቅድ ለክልሉ መንግሥት አዲስ ሳይሆን በማህበረሠቡ ውስጥም እንደ ጀርባ አጥንት በመሆናቸውና የክልሉ መንግሥትም ለተማሩ ወጣቶች ከሚሰጠው ልዩ ትኩረት አንጻር መሆኑን ገልፀዋል።

    ከዚህ በተያያዜም “በዚህ የወጣቶች ቅጥር ዋናው ጉዳይ በወረዳዎች ላይ የሚገኙ ከተለያዩ ዩኒቨርሲቲዎችና ኮሌጆች ተመርቀው እስከ አሁን የሥራ እድል ያላገኙትን እድሉን እንዲያገኙ ማድረግ ነው። በዚህ ዓመትም ሰፊ እቅድ ይዘን የቅጥር ምዝገባ ጀምረናል፤ለምሳሌ ያህልም በፋፈን፣ በጀረርና ሸበሌ ዞኖች ለሚገኙ ወጣቶች ምደባ ጀምረን የቅጥር ደብዳቤያቸውንም እየወሰዱ ይገኛሉ”ሲሉ ቢሮ ሃላፊው ተናግረዋል።

    በተጨማሪም የክልሉ መንግሥት እነዚህን ወጣቶች ወደ ሥራ በማስገባት በክልሉ ሰፊ የሥራ ክፍተቶችን እንደሚሞሉና በያዝ ነው በጀት ዓመትም ለሴቶት ልዩ በመስጠት የብድር ድጋፍ መስጠቱንና የሥራ እድል ፈጠራ እንደተረገላቸውም ሃላፊው ገልጿል።

    አቶ አህመድ መሀመድ አያይዘውም በተጠናቀቀው 2010 የበጀት ዓመት ታቅደው ከነበሩት መካከልም አምስት ሺህ ከተለያዩ ዩኒቨርሲቲዎች ተመርቀው የተቀመጡ ወጣቶችን በክልሉ የተለያዩ የሥራ ቦታዎች ለመቅጠር ታቅዶ በዚህ የአፈጻፀምም 5400 የሚሆኑትን ወጣቶች ማቅጠራቸውን አስታቋል።

    ወጣቱን በሥራ እድል ፈጠራ እቅድ ተጠቃሚ ለማድረግ ሲከናወኑ የነበሩ ሥራዎች ስኬታማ እንደነበር ማየት መቻላቸውን  አክለዋል።

    የሥራ ቅጥር ሲፈፅሙ የነበሩት ተመራቂዎችም የክልሉ መንግሥት ከዓመት ዓመት ለወጣቶች እየሰጠ የሚገኘው ትኩረት መልካም መሆኑንና በዚህም ደስተኛ መሆናቸውን ገልፀው፤ የክልሉን መንግሥት በሚያከናውናቸው የመልካም አስተዳደር ሥራዎች አድንቀው የላቀ ምሥጋናቸውም አቅርበዋል።

    በመጨረሻም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፐብሊክ ሰርቪስና የሰው ሃብት ልማት ቢሮ እያከናወነ የሚገኘው ከተለያዩ ዩኒቨርሲቲዎች ተመርቀው የመጡ ወጣቶችን በተለያዩ ወረዳዎችና ከተማ መስተዳድሮች ወደ ሥራ የማስገባት ሂደት የተማሩበትን እውቀት ወደ ተግባር እንዲቀይሩት እንዲችሉ ታሳቢ በማድረግ ሲሆን፤ የቀሩትን ደግሞ በተለያዩ የሞያ አይነቶች በማሰልጠን የክልሉ መንግሥት ሥራ ፈትነትን ለመቀነስና የተጀመረውን የልማትና እድገት ጉዞ ለማስቀጠል ከጎኑ በመቆም የድርሻቸውን ለመወጣት የሚያስችላቸው መሆኑም   ተገልጸዋል።


    0 0

    ጎዴይ(cakaaranews)አርብ፤ሐምሌ 13/2010 ዓ.ም በጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ጎዴይ ቅርንጫፍ በርቀትና በተከታታይ ት/ት ፖሮግራም በተለያዩ የት/ት መስኮች ሲከታተሉ የነበሩ  434 ተማርዎች በጎዴይ ካምፓስ ምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይ በተገኙበት ወቅት እንደተናገሩት ዩኒቬርሲቲው በአከባቢያቸው ተጠቃሚ ለደረገላቸው የከፍተኛ ትምህርት እድል ደስተኛ መሆናቸው ገልጸዋል።

    ጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ከተቋቋመበት ከ1999 ዓ.ም ጀምሮ በሀገሪቱና በክልሉ የተማረ የሰው ህይል በማፍራት የተጠለበትን ሀገራዊ ግዴታቸው በኃለፈነት ለመውጣት ሰፊ እንቀስቀሴዎች ሲያደርግ መቆየቱን ይታወሳል።በዚህም ዩኒቬርሲቲው በተለያዩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልልና አጎራባች አከባቢዎች የተለያዩ በርቀትና በተከታታይ  ትምሀርት መስጫ መዕከላትና ቅርንጫፎች በመክፈት የከፍተኛ ትምሀርት እድል በማስፋፋት ላይ የሚገኝ ሲሆብ በጎዴይ ቅርንጫፍ በርቀትና በተከታታይ ት/ት ፖሮግራሞች በተለያዩ የትምህርት ዘርፎች ያስተማራቸው 434 ተማሪዎች አስመርቋል።

    በምርቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይም የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ  ከፍተኛ አመራር አካላት፣መምህራን፣የተመራቂ ተማሪዎች ቤተሰቦችና ጥሪ የተደረገላቸው እንግዶች በተገኙበት በጎዴይ ቅርንጫፍ በአንደኛና ሁለተኛ ዲግሪ መርሃግብር ያስተማራቸው 434 ተማሪዎችን ለ9ኛ ጊዜ አስመርቋል። በምርቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይ ለተመራቂ ተማሪዎችና ለተመራቂ ቤተሰቦች የእንኳን ደሳላችሁ መልዕክታቸው  ያስተላለፉት የዩኒቬርሲቲው አከዳሚክና ምርምር ም/ፕረዝዳንት አቶ ኢልየስ ኡመር  ዩኒቬርሲቲው በዛሬ በእለት በተለያዩ  ዲፓርቲመንቶች በአንደኛና ሁለተኛ ዲግሪ ት/ት መስኮች ለ9ኛ ጊዜ   ያስመረቃቸው ተመራቂዎች በክልሉ እየተካሄዴ ያለው የልማት ጉዞ  የድርሻቸውን አስተዋጸኦ እንዲያበረከቱ ጠይቋል።

    በተመሳሳይም  በምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይ በክቡር እንግድነት የተገኙ የቀብሪደሀር  ዩኒቬርሲቲ ም/ፕረዝዳንት አቶ መሀመድ መሀሙድ  ተመራቂዎቹ ለሀገርቱም ሆነ ለክልላቸው ህዝብ በተማሩበት ዘርፍ በትጋትና በቅንነት እንዲያገለግሉ እንዲሁም በሀገሪቱ እየተከናወነ ባለው ዘርፈ ብዙ የልማት ዘርፎች ለማስቀጠል የበኩላቸውን ድርሻ እንድወጡም ጥሪ አቅርበዋል ።

    በመጨረሻም ተመራቂዎቹ በተደረገለቸው የምርቃት ዝግጅት እጅግ ደስተኛ መሆናቸው ገልጸው፣ጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ከተቋቋመበት ጊዜ ጀምሮ በሀገሪቱና በኢትዮጵያ ሶማሌ  ክልልም በመደበኛ በርቀትና በተከታታይ  የትምሀርት መርሃግብሮች ተማሪዎች በማስመረቅ በሀገራችን እድገት ላይ ከፍተኛ ድርሻ  አበርክተዋል ብለዋል።

     


    0 0

    Qabridahar(cakaaranews)Sabti, 21ka July 2018. Mas’uuliyiinta maamulka gobolka qoraxay oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha gobolka qoraxay iyo masuuliyiinta maamulka magaalada Qabridahar ayaa si habasami leh ugu wareejiyay qoysaskii danyarta ahaa ee dajinta loo samaynayay islamarkaana  looga faa’iidaynayay barnaamijka BBC ee magaalada qabridahar. Iyadoo 135 qoys oo danyar ah lagu wareeiyay 135 guri oo ka kooban 2 qol, 25neef oo adhi ah, 5 neef oo lo’a ah, agabkii cuntada, agabkii jiifka  iyo raashinkii oo dhamaystiran.

    Hadaba, maamulka magaalada qabridahar oo ugu horeeyo Mooyorka Magaalada Qabridahar mudane Yuusuf Xasan Cali oo warbaahinta u waramay ayaa sheegay in maanta ay xadhiga kajareen 135 guri oo ah guryihii dajinta loogu talagalay islamarkaana ay si habsami leh ugu wareejiyeen 135 qoys oo danyar ah oo laga soo kala xulay xaafadaha magaalada. Waxuuna xusay maayorku in sida uu qorshuhu ahaa qoys kasta lagu wareejiyay 25neef oo adhi ah, 5 neef oo lo’a ah oo irmaan ah, agabkii cuntada, agabkii jiifka iyo waliba raashinkii oo dhamaystiran oo ah biil 6 bilood ay isticmaalayaan. Wuxuuna tilmaamay in si fiican ay ugu guulaysteen fulinta qorshihii xukuumada ee sanadkan 2010 T.I gaar ahaan barnaamijka Biyo, Baad, Beer Cilmi iyo Caafimaad (BBC).

    Dhankakale, qaar kamid ah bulshadii danyarta ahaa ee lagu wareejiyay guryaha iyo agabka kale oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in maanta aysan farxadooda qiyaasi Karin islamarkaana gacanta laga saaray dhamaan adeegyadii uu qofka baniaadanka ahi ubaahnaa sida guriyihii, xoolihii, raashinkii, agabkii cuntada iyo waliba agabyadii guriga iyo jiifka oo dhamaystiran.

    Iskusoowad duuboo, barnaamijkan BBC oo magaciisa laga soogaabiyay baad, biyo, beer, cilmi iyo caafimaad ayaa ah qorshaha xukuumada DDSI qaadatay sanakan 2010 T.I. islamarkaana ah mid kasocda dhamaan 93 degmo iyo 6maamul magaalo ee deegaanka. Waxaana xusid mudan in qorshahan ay bulshada deegaanku si balaadhan u soodhawaysay. Waana mid kamid ah qorshayaasha lagu tirtirayo saboolnimada.


    0 0

    Jigjiga (Cakaaranews) Axad, 22ka July, 2018. Waxaa  xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay shir jaraa’id oo ay maanta yeesheen Garaadada, ugaasyada, suldaamada, iyo dhamaaan hogaminta odayaal dhaqameedka DDSI ayaa waxay kusoo saareen  baaq shirwayne wadatashi ah oo  ay dhamaan u dirayaan muwaaadiniinta deegaanka somaalida mucaarid iyo muxaafidba meel walba oo ay caalamka kajoogaan inay kasoo qayb galaan shir wayne balaadhan oo lagu qaban doono caasimada deegaanka ee magaalada jigjiga 5ta august  ee bisha fooda inagusoo haysa.

    Hadaba kulankan oo lagaga wada tashanayo danaha shacabka deegaanka,iyadoo ay odayaal dhaqameedku sheegeen in shirkan ay iyagu iskood usoo abaabuleen si meesha looga saaro mad madawga jira loona dar dar galiyo horumarka, nabadgalyada iyo midnimada shacabka deegaanka  

    Ugu danbayna Waxaa baaqan soo jeediyay garaad kulmiye garaad faarax garaad dool oo ay wehelinayeen dhamaan hogaamin dhaqameedka deegaanka oo ku hadlayacodka shacabka DDSI ayaa sheegay inuu jiro shirwayne wada tashi ah oo dhicidoona  5ta august oo ay ugu baaqayaan dhamaan garaarada, ugaasyada, suldaamada, siyaasiyiinta aqoonyahanada udhashay deegaanka inay kasoo qaybgalaan, Wuxuuna garaadku tilmaamay in shirwaynahaas lagaga wada hadli doono sidii aynu ooga faaiideysan lahayn isbadalka siyaasadeed ee ka dhacay dalka, wuxuuna garaadka intaa kudaray in shaqsi walba fikirkuu wado kasoo jeediyo shirwaynaha islamarkaana aynu gacmaha is qabsano oo aynu is cafino,iyadoo uu garaadku xusay inay damaanad qaadayaan nabadgalyada shirwaynaha, garaadka ayaana carabka ku adkeeyay in loo baahanyahay inaynu midnimo iyo muwaafaqo yeelano, wuxuuna garaadku baaqiisa kusoo afmeeray oo uu baaq udiray in ururka ONLF ay iyana ka faaiiadysataan cafiska loo fidiyay dhamaan mucaaradkii dalka oo ay yimaadaan deegaanka.


    0 0

    ጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ሐምሌ 15/2010 ዓ.ም በኩዬት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጅ ዲያስፖራ ኮሙኒቲሊቀመንበር በጅግጅጋ ገራድ ዊልዋል ዓለምአቀፍ ኤርፖርት ሲደርሱ አቀባበል እንደተደረገላቸው ተገለፀ። በአቀባበል ሥነ-ስርዓቱ ላይ የክልሉ ዲያስፖራ ቢሮ ሃላፊን ጨምሮ ሌሎች የክልሉ ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎች ደማቅ አቀባበል አደርጎላቹዋል።

    ከበርካታ ዓመታት የውጭ ሃገር ቆይታ በኋላ በኩዬት ሃገር የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጆች ሊቀመንበር አቶ መሀመድ ዚያድ አብዱራህማን ጅግጀጋ ከተማ መግባታቸው ተገለፀ። በአቀባበል ሥነ-ስርዓቱ ላይ በክልሉ የዲያስፖራ ማስተባበሪያ ቢሮ  ሃላፊና በክልሉ ፕሬዝዳንቱ የቅሬታ አፈታት አማካሪ አቶ አብዱረዛቅ ሰሀኔ፣ የክልሉ ውሃ ሃብት ቢሮ ሃላፊ አቶ አህመድ አብዲ፤ሌሎች የክልሉ ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎችና የክልሉ ሄጎ የወጣቶች ንቅናቄ አባላት ለሊቀመንበሩ ደማቅ አቀባበል ማድረጋቸው የዲያስፖራ ማስተባበሪያ ቢሮ  ሃላፊ ገለፀ።

    በዚህም ”ዛሬ በዚህ በጅግጀጋ ገራድ ዊልዋል ዓለምአቀፍ ኤርፖርት የተገኘነው በኩዬት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጆች ሊቀመንበርን ለመቀበል ነው። ግለሰቡ ያለበትን ትልቅ ሃገራዊ ሃላፊነት መቶ በመቶ ሊባል በሚችል መልኩ በሃገር ውስጥም ይሁን በውጭ በሄደበት የሚወጣ ነው። በተለይ በክልሉ ልማት፣ እድገትና በመልካም አስተዳደር ግንባታው ላይ ያላሰለሰ ጥረት ከሚያደርጉት መካከል የሚመደብ ነው። በዚህ አጋጣሚ አቶአህመድ ዚያድን ለመቀበል እዚህ በመገኘቴ በራሴና በዲያስፖራ ማስተባበሪያ ፅ/ቤት ሥም የተሰማኝን ደስታ ለመግለጽ እወዳለሁ። በድጋሚም እንኳን ወደ እናት ምድርህ በሰላም መጣህ ለማለትም እፈልጋለሁ።” ሲሉ አቶ አብዱረዛቅ ሰሀኔ  ገልፀዋል።

    በተጨማሪም የክልሉ ውሃ ሀብት ቢሮ ሃላፊ አቶ አህመድ ”ዛሬ እዚህ የመጣነው በኩዬት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጆች ሊቀመንበር አቶ አህመድ ዚያድን ለመቀበል ነው። በሌሎች በተለያዩ ሃገራት ለሚኖሩ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎችም በቀዳሚነት ተምሳሌት ሊሆን የሚችል ነውና በድጋሚ እንኳን ደህና መጣህ እንላለን።” ሲሉ ገልፀዋል።

    አቀባበል የተደረገላቸው የኩዬት ዲያስፖራ ኮሙኒቲ ሊቀመንበር አቶ አህመድ ዚያድ በበኩላቸው “ዛሬ በውስጤ ደስ ያለኝና የተለየ ስሜት ተሰምቶኛል ምክንያቱም ከክልሉ ከፍተኛ ባለሥልጣን እስከ ወጣቶቹ ሳይቀር አቀባበል አድርገውልኛል በዚህም እጅግ አድርጌ ላመሰግናቸው እወዳለሁ። እጅግ ደስ የሚያሰኝና መልካም አቀባበል ነው በጣም አመሰግናለሁ።” ሲሉ በተደረገላቸው አቀባበል እንደተደሰቱ ገልፀዋል።

    የክልሉ ሄጎ የወጣቶች ንቅናቄ ሊቀመንበር በበኩሉ በውጪ ሃገራት የሚኖሩ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በክልሉ ልማትና እድገት እያደረጉ ባሉት ዘርፈ ብዙ ተሳትፎ ደስተኛ መሆናቸውን ገልጿል። በተጨማሪም “ዛሬ ከኩዬት የመጣው የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች ሊቀመንበር አቶ አህመድ ዚያድን ተቀብለናል እንደ ክልሉ ሄጎ ወጣቶችም በጣም ደስተኞች ነን የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በክልሉ እያደረጉ በሚገኙት የልማት፣ እድገትና የመልካም አስተዳደር ግንባታ ሥራዎች ተሳትፎ ጋርም እኛም ከጎናቸው ነን እንኳን ደህና መጣህ እንላለን።” ሲል ተናግረዋል።


    0 0

    ጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ሐምሌ 15/2010 ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ሃገር ሽማግሌዎች፣ገራዶች፤ኡጋሶችና ሱልጣኖች፣ወበሮችና ሌሎች በክልሉ ህዝብ ዘንድ ክቡርና ተቀባይነት ያለቸው ጎሳ መሪዎች በዛሬው እለት በጅግጅጋ ከተማ በራሳቸው ተነሳኝነት በጋራ ያወጡት አቋም መግለጫ፤በሀገር ውስጥና በወጭ ሀገራት ለሚገኙ  የክልሉ ምሁራን፤ደጋፊዎች፣ተቋሚ ግለሰቦችና የፖለቲካ ተፎካካሪ ድርጅቶች አመራሮችና ወጣቶች፣ሴቶችና ሌሎች የክልሉ ማህበረሰብ ክፍሎች እንዲሁም መላው የክልሉ ተወላጆች በሙሉ በቀጣይ ሐምሌ 28 ቀን፣2010ዓ.ም ወይንም እ.አ.አ በአጎስት 5/2018 በጅግጅጋ ከተማ ለሚካሄደው የሰላምና አንድነት ኮንፈሬንስ እንዲሳተፉ ጥሪያቸውን አቅርበዋል።

    በኮንፈረንሱ ላይም አልፎ አልፎ የሚታየው ልዩነቶች የሚወገድበትና ወደ መግባባት የሚሸጋገርበት የህዝብ ኮንፈረንስ ሲሆን ዋናነት በክልሉ ሰላም፣ልማትና በአንድነት ጉዳዮች የሚወያይበት ታላቅ ጉባኤ እንደሆነም ሃገር ግማግሌዎቹ ገልጸዋል።

    በተጨማሪም በሰላም ኮንፈረንሱ ላይ የክልሉ ምሁራን፤የክልሉ መሪ ድርጅት ደጋፊዎች፣ተቋሚ ግለሰቦችና የፖለቲካ ተፎካካሪ ድርጅቶች አመራሮች፣ወጣቶች እንዲሁም ሌሎች በክልሉ ህብረተሰብ ዘንድ ተሰሚነትና ተቀባይነት ያላቸው ግለሰቦችም እንደሚሳተፉ የሀገር ሽማግሎቹ ቃል አቀባይ የሆኑት ገራድ ኩልሚየ ጋራድ መሀሙድ አስታውቋል።

    በመጨረሻም በቅርቡ ከአሸባሪነት ዝርዝር ውስጥ የተዘረዙት የኦብነግ(ኦጋዴን ብራዊ ነጻ ወጭ ግንባር)አባላት በሰላምና አንድነት ኮንፈራንሱ ላይ እንድገኙና ልክ እንደሌሎቹ ሃገራዊ የፖለቲካ ተፎካካሪ ድርጅቶች በሀገሪቱ ፖለቲካ፣ኢኮኖሚ፣ማህበራዊና ልማታዊ ጉዳዮችን ተጠቃሚ እንዲሆኑ እንዲሁም በሀገሪቱ በተፈጠረው ይቅርባይነት፣መከባበርና ሀገራዊ አንድነትን  እንዲደምሩ የሀገር ሽማግሎቹ ተወካይ ገራድ ኩልሚየ ጋራድ መሀሙድ ጥሪያቸውን አቅርበዋል።


    0 0

    Danbal(cakaaranews)Isniin, 23ka July 2018. Madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI oo ay waheliso wasiirkuxigenka wasaarada caafimaadka JDFI marwo saxarla cabdulaahi iyo waliba masuuliyiinkale oo heerdeegaan ah ayaa gaadhay senterka Araabi oo katirsan degmada danbal islamarkaana xadhiga kajaray dugsiga sare ee senterka araabi oo balaadhin lagu sameeyay.

    Hadaba,  waftigan uu hogaaminayay Madaxwayne-kuxigeenka ahna Wasiirka Xafiiska Caafimaadka DDSI mudane Xamdi Aadan ayaa markii ay gaadheen ay bulshadu si wayn ugu soodhawaysay seneterka araabi ee katirsan degmada danbal waxayna si habsamileh xadhiga uga jareen 4 fasal oo lagu daray dugsiga sare ee araabi. Xadhiga kajarka kadibna, mdaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xamdi Aadan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanayahay in maanta ay xadhiga kajaraan dugsigan sare ee blaadhinta lagu sameeyay islamarkaana ay iyagu si iskood ah u dhiseen bulshada ree araabi. Wuxuuna madaxwaynuhu ugu mahadceliayay bulshada fulisay dugsigan in ay kaqaybgal wanaagsan sameeyeen islamarkaana ay yihiin muwaadimiin dhab ah.

    Sidookale, waxaa iyana halkaas kahadlay Wasiir-Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka JDFI Marwo Saxarla Cabdulaahi Iyo Waliba Maareeyaha Wakaalada Ilaalinta Deegaanka Kaymaha Macdanta Iyo Tamarta DDSI Mudane Mawliid Haayir Xasan. Waxayna sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin kasooqaybgalka munaasabadan xadhig kajarka ah ee ay xadhiga kaga jarayaan balaadhinta dugsiga sare ee santarka araabi ee dagmada danbal. Waxayna intaas kudareen in blaadhintan dugsiga sare lagu sameeyay ay fuliyeen bulshada senetrka ree araabi. Waxayna intaas kudareen in kaqaybgalka bulshadu uu yahay mid aad muhiim ah islamarkaana loo baahan yahay in wanaagan ay sameeyeen ay halkaas kasiiwadaan bulshada ree araabi dal iyo dibadba.  

    Ugudanbayna, madaxwayne kuxigeenka iyo waftiga uu horkacayo ayaa kulamo kalduwan laqaatay bulshada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan senetrka araabi ee degmada danbal.

     


    0 0

    Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 24ka July, 2018. waxaa xarunta deegaanka ee magalaada jigjiga lagu soo gabagabeeyay Tababar ujeedadiisu  tahay kobcinta garaadka aqoomeed islamarkaana loo hayay kafaaiidaystayaasha mashruuca damaanad-qaadka cuntada ee MMJ. Iyadoo tababarkana uu soo agaasimay wakalada damaanad qaadka cuntada MMJ oo kaashanaysa Maamulka magalada jigjiga.

    Hadaba, tababarkan ayaa waxaa xidhitaankiisii kahadlay Madaxa Xafiiska Maaliyada Iyo Horumarinta Dhaqaalaha MMJ Mudane Khaalid Cabdiraxmaan oo sheegay in maanta ay farxad u tahay in uu tababartayaasha kalasooqaybgalo xidhitanka tababarkan. Wuxuuna intaa skudaray in mashruucan damaand qaadka cuntadu uu yahay mid waxwayn kusookordhiyay magaalada jigjiga gaar ahaan bilicda, iyo nadaafada iyo waliba guud ahaan quruxda magalada jigjiga, islamarkaana uu isbadal nololeed kusameeyay dhamaan kafaa’iidaystayaasha mashruucan damaanad qaadka cuntada ee kahawlgala magaalada jigjiga. Wuxuuna carabka kudhuftaym in ilaa iyo intii labilaabay mashruucan ay kafaaiidaysatay dad tiradoodu ay kabadan tahaay 10 kun oo qof. Wuxuuna kula dardaarmay kaqaybgalayaasha in casharadii ay barteen ficil kumuujiyaan islamarkaana ay sii labo jibaaraan shaqooyinkii kaladuwanaa ee ay hayeen ee ku aadanaa nadaafada iyo bilicda magaaladeena si magaalada jigjiga ay unoqoto mid model ah oo ka horumarsan dhanwalba.

    Sidookale, waxaa isna dhankiisa kahadlay Madaxa Arrimaha Xisbiga MMJ Mudane Cabdulaahi Muxumed oo sheegay in deegaanku uu dadaal ugu jiro sidii uu uga  midho dhalin lahaa qorshaha kobaca iyo isbadalka dhaqaalaha wajigiisa 2aad(GTP). Wuxuuna intaas kudaray in qorshahani yahay mid uu dalku ku higsanayo sidii uu uga mid noqon lahaa dalku wadamada dhaqalahoodu dhexdhexaadka yahay. Masuulka oo hadlkiisa  sii wata ayaa xusay in sidookale wadanku uu leeyhay yoolasha horumarinta waara ee looyaqano (SDG) kaasoo ah mid door wayn kuleh guud ahaan horumarka deegaanka. iyadoo sidookale mashruucan damaanad qaadka cuntada uu isna yahay mid qayb libaax kaqaadanaya dhanka ladagaalanka saboolnimada iyo waliba sidii looyarayn lahaa shaqo la’aanta. Wuxuuna mashruucani ka magaalo ahaan uu qayb wayn kaqaatay intii uujiray dhanka bilicda iyo nadaafada magaaldeena jigjiga.

    Sikastaba ha ahatee, kafaaidaystayaasha mashruucan damaanad qaadka cuntada wajigiisa  ee MMJ ayaa waxaa kafaaiidaysanay dad danyar ah oo tiradoodu kabadnatahay 5000 oo qof . iyadoo mudadii  uu tababarku socdayna ay qaadanayeen  Casharo laxidhiidha xirfadaha kaladuwan ee ay kushaqeeyaan, nidaamka kaydsiga iyo ganacsiga iyo waliba casharo laxidhiidha isbadalka nololsha iyo sidii ay noloshoodu u noqon lahayd mid waarta islamarkaaana ay ugu gudbi lahaayeen nolol wanaagsan.

    Ugudanbayna, waxaa iyana dareenkooda kahadlay kaqaybgalayaashi tababarka oo sheegay in aad ugu farxsan yhiin tababarkan ay qateen islamarkaana ay kafaaiideen cilmi badan oo laxidhiidha shaqadooda iyo noloshoodaba.


    0 0

    ጅግጅጋ(cakaaranews)ማክሰኞ፣ሐምሌ 17/2010. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ኤጀንሲ ከጅግጅጋ ከተማ መስተዳደር ከንቲባ ጽ/ቤት ጋር በመተባበር ለአንድ ሳምንት ያልህ የምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ኤጀንሲ ባላሙያዎች እና የከተሞች ምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ፕሮግራም ተጠቃሚዎች ሲሰጥ የነበረው ስልጠና መጠናቁ ታውቋል።

    የስልጠናው አላማ የምግብ ዋስትና ፕሮግራም ተጠቃሚ የሆኑ የህብረተሰብ ክፍሎች  በከተሞች የሥራ ዕድል ፈጠራና ምግብ ዋስትና ፕሮግራም አካል የሆኑት የአካባቢ ጥበቃና ጽዳት፣ የከተሞች ውበትና ጽዳት እንዲሁም በከተማ ልማት መርሃ ግብር የህብተሰቡን ተሳትፎን ለማሳደግና የፕሮግራሙ ተጠቃሚዎች በምግብ ዋስትና ራሳቸው እንዲችሉ የላቀ ግንዛቤ ለመፍጠር እንደሆነ በጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የፋይናንስና ኢኮኖሚ ልማት ፅ/ቤት ሃላፊ አቶ ካሊድ አብዲራህማን  ገልፀዋል።

    በተጨማሪም በስልጠናው ላይ ከተለያዩ የጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር ቀበሌዎች ለተወጣጡና አቅመ አናሳ የሆኑ የህብረተሰብ ክፍሎች መካፈላቸውን በመግለጽ፣ የፕሮግራሙ ተጠቃሚዎች በከተማው ሥራ እድል ፈጠራ፣ በአካባቢ ጥበቃና ጽዳት፣ በከተማ ልማት፣ በከተማ ውበትና ጽዳት እንዲሁም በምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ዘርፎች የተጠቃሚዎቹን  ተሳትፎ ለማሳደግና ግንዛቤ ለማስጨበጥ ታስቦ እንደሆነም አቶ ካሊድ አብዲራህማን  ገልፀዋል።

    በሌላ በኩል በጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ፕሮግራም 10ሺህ አቅመ አናሳ ግለሰቦችን ተጠቃሚ ያደገረ ፕሮግራም መሆኑንም በጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የኢሶህዴፓ ፖለቲካ ጉዳዮች ሃላፊ አቶ አብዱላሂ ሙሁመድ አስታውቀዋል።

    በተጨማሪም የምግብ ዋስትናና ሥራ ፈጠራ ፕሮግራም የሃገሪቱ ዘላቂ ልማት መርሃ ግብር(SDG)አካል መሆኑን በጅግጅጋ ከተማ አስተዳደር የሚኖሩ አቅመ አናሳ የማህበረሰብ ክፍሎች ኑሮ ትልቅ ለውጥ ያመጣ መሆኑንም ሃላፊው አቶ አብዱላሂ ሙሁመድ አብራርተዋል።

    በመጨረሻም የስልጠናው ተካፋዮች ከስልጣናው ባገኙት እውቀትና ክህሎት እጅግ ደስተኛ መሆናቸውን በመግለጽና ከስልጣናው የቀሰሙትን እውቀትና ልምድ ለከተማው ህብረተሰብ እንደሚያካፍሉም አስታውቀዋል።

    በአጠቃላይ ሃገራችን ከዓለም ባንክ በከተሞች ምግብ ዋስትና ፕሮግራም ዕቅድ ከታቀፉ 11 ከተሞች መካከል አንዷ ጅግጅጋ ስትሆን በምግብ ዋስትና ፕሮግራም ወደ 5,000 (አምስት ሺህ) የሚጠጉ ዜጎች በቀጥታና በተዘዋዋሪ ተጠቃሚ እንደሚሆኑም የሥራ ሃላፊዎቹ ገልጸዋል።


    0 0

    Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 25ka July 2018. Dhawaan ayay ahayd markii xafiiska kahortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka DDSI oo kaashanaya hay’adaha bahwadaagta la ah uu u diray dhamaan gobolada iyo degmooyinka deegaanka kooxo daraasaad kasoosameeya kaasoo ah saamaynta ay roobabkii gugu kuyeesheen bulshada deegaanka. Sidaasdarteedna Waxaa maanta xarunta deegaanka kaqabsoomay kulan lagu soobandhigayay  natiijada daraasaadkaasi iyo waliba xaalada gargaarka bani-aadanimo ee kuaadan iyadoo kulankana ay kasooqaybgaleen dhamaan kooxihii loo diray gobolada iyo Degmooyinka

    Hadaba, kulankana ayaa waxaa kahadlay Wasiir-kuxigeenka xafiiska ka hortaga iyo u diyaargarawga masiibooyinka mudane Anwar Cali oo sheegay in dhamaaanba deegaanka laga soo sameeyay daraasaad lagu eegayay saamaynta ay roobabkii gugu kuyeesheen bulshada deegaanka ee kuaadan dhamaan noloshooda. Wuxuuna intaas kudray in kulankani yhay mid lagu soobandhigayo xaalada ama qorshaha udiyaargaarwga bani aadanimo.

    Iskusoowada duboo, kulankan oo socon doono mudo 2 cisho ah ayaa waxaa lagu soobandhigi doonaa saamaynta  faaiidooyinkii, iyo  khasaarihii ay kadhaxashay  bulshada deegaanku  roobabkii gugga. Iyo waliba dhamaan xaalada iyo qorshaha udiyaargarwga baniaadanimo ee kuaadan.


    0 0
  • 07/26/18--04:46: Tacsi Tiiraanyo Leh
  • Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 26ka July 2018. Hogaaminta sare ee XDSHSI iyo xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, golaha kabineega deegaanka, golaha wasiirada, odayaal dhaqameedka deegaanka, hogaaminta gobolada, hogaaminta degmooyinka, culumo-awdiinka deegaanka, ururka dhalinta kacaanka gaamurey ee heego iyo dhamaanba shacabwaynaha DDSI ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan guud ahaanba shacabwaynaha reer itoobiya dal iyo dibadba gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu kabaxay engineer Simayow Beqele oo ahaa engineerkii  gacanta ku hayay mashruuca biyoxidheenka dibucurashada wabiga ABAY islamarkaana hada ka hor dalka kasoo dhisay mashaariico biyo xidheeno kala duwan oo waawayn.

    Ugu danbayn engineer Simayow Beqele ayaa dhashay 1957EC- islamarkaana geeriyooday sanadan 2010EC.


    0 0

    ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሀሙስ፣ሐምሌ 19/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል  መንግሥትና የክልሉ መሪ ድርጅት ኢሶህዴፓ የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ዑመርን ጨምሮ የክልሉ ከፍተኛ አመራርና ካቢኔ አባላት፣ የተለያዩ ዞኖችና ወረዳዎች አመራር አባላት፣ የክልሉ ሃገር ሽማግሌዎች፣ የሃይማኖት አባቶች፣ ሲቪክ ማህበራት፣ የክልሉ ሄጎ ወጣቶች እና መላው የኢትዮጵያ ሶማሌ ህዝብ በታላቁ የኢትዮጵያ ህዳሴ ግድብ ዋና ሥራ አስኪያጅ  ኢንጅኔር ስመኘው በቀለ ሞት የተማቸውን ጥልቅና መራራ ሃዘን እየገለፁ፤ ለቤሰቦቻቸው፣ ለወዳጅ ዘመዶቻቸውና ለሥራ ባልደረባዎቹና ለመላው የኢትዮጵያ ህዝቦች መጽናናትን ይመኛል።

    ኢንጂነር ስመኘው በቀለ በ1957 ዓ.ም የተወለዱ ሲሆን በበርካታ የሃገራችን የሃይል ማመንጫና የኮንስትራክሽን ልማት ፕሮጀክቶች ታሪክ የማይረሳው አሻራቸውን ያሳረፉ ጀግና የኢትዮጵያ ምሁር ሲሆኑ ዛሬ ሐምሌ 19 ቀን፤2010 ዓ.ም ከዚህ ዓለም በሞት ተለይተዋል። በዚህም ይህ ቀን በኢትዮጵያዊያን ልብ ውስጥ በታሪክ ሁሌም ሲዘከር ይኖራል።


older | 1 | .... | 15229 | 15230 | (Page 15231) | 15232 | 15233 | .... | 15243 | newer