Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 304849 articles
Browse latest View live

የኢ.ሶ.ክ ፕሬዝዳንት የአመራርነት ስልጠና ሲከታተሉ የነበሩ የክልሉ መካከለኛ የአመራር አካላት መዝጊያ ሥነ-ስርዓት ላይ መገኘታቸው ተገለፀ

$
0
0

ጅግጅጋ (cakaaranews)ቅዳሜ፣ሐምሌ 21/2010ዓ.ም ከኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ዞኖች፣ ከተማ መስተዳድሮችና ወረዳዎች ለተወጣጡ የክልሉ መካከለኛ አመራር አባላት በክልሉ ሥራ አመራርና ሲቪል ሰርቪስ ኮሌጅ ለተከታታይ 45 ቀናት የሥራ አመራርነት ስልጠና ሲወስዱ ለነበሩ 600 መካከለኛ የሥራ አመራር አባላት በጅግጅጋ ተከማ ቀርያን ዶዳን መሰብሰቢያ አዳራሽ የስልጠናው  መዝግያ ሥነ-ስርዓት እንደተደረገላቸው ተገለፀ።

በመዝግያ መድረክ ዝግጅቱ ላይ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድን ጨምሮ የክልሉ ከፍተኛ አመራርና ካቢኔ አካላት፣ የክልሉ ም/ርዕሰ መስተዳደሮች፣ ስልጠናውን ያጠናቀቁ የክልሉ መካከለኛ የሥራ አመራሮችና ሌሎች የመንግሥትና የክልሉ መሪ ድርጅት ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎች መገኘታቸውም ተገልጿል።

በተጨማሪም በምርቃቱ ላይ ንግግር ያደረጉት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር ከተለያዩ የኢ.ሶ.ክ.መ ዞኖች፣ ወረዳዎችና ከተማ መስተዳድሮች ለተወጣጡት 600  መካከለኛ የሥራ አመራር አባላት የሚደረግ የአመራር ስልጠና ምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይ በመገኘታቸው  የተሰማቸውን ደስታ ገልፀው፤ በተጨማሪም መካከለኛ የሥራ አመራር አባላቱ በስልጠናው ወቅት ከአሰልጣኞቹ ባሻገር እርስ በርሳቸው በመማማር የተጋሯቸው እውቀትና የልምድ ልውውጦች የበለጠ ሚና ያለው መሆኑን ጠቁመው ስልጠናውን የአመራርነት ሥነ-ምግባርና ስርዓትን በተከተለ መንገድ በመከታተላቸው ለተመራቂዎቹ የላቀ ምስገናቸውን አቅርበዋል።

በሌላ በኩል ክቡር ፕሬዝዳንቱ በስልጠናው ወቅት ከፍተኛ ውጤት ላስመዘገቡና የመልካም ሥነ-ምግባር አርአያነትን ላሳዩ የአመራር አባላት ሽልማት ማበርከታቸውም ተገልጿል።

በመጨረሻም መካከለኛ የሥራ አመራር አላባቱ ወደ መጡባቸው ዞኖች፣ ከተማ መስተዳድሮችና ወረዳዎች ሲመለሱ ከሥራ አመራርና ሲቪል ሰርቪስ ኮሌጅ የቀሰሙትን እውቀት፣ ክህሎትና ልምድ ለታችኛው የሥራ ፈጻሚ አካላት እንዲያካፈሉና ህዝብና መንግሥት የጣለባቸውን ሃላፊነትና የዜግነት አደራ በቁርጠኝነትና በአግባቡ እንዲወጡ ክቡር ፕሬዝዳንቱ አሳስበዋል።


Maareeyaha MMJ Oo Xadhiga Kajaray Huteel Casri Ah Oo Uu Dhisay Muwaadin Qurbajoog Ah

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Axad, 29ka July 2018. Waxaa maalinba maalinta kadanbaysa kor usii kacaya islamarkaana qofkasta indhihiisa soojiidanaya quruxda iyo bilicda xarunta deegaanka ee magaaldajigjiga kuwaas oo ay ugu horeeyaan dhismayaasha dabqayada  dhaadheer ee kusiibadanaya magaalada ee isugujira huteelada super-marketyada iyo waliba gobaaha ganacsiayada kaladuwan ee magalada. Iyadoo maantana uu maareeyaha magaalada jigjiga uu xadhiga kajaray huteel casri ah oo laga dhisay badhtamaha magaalada jigjiga islamarkaana uu dhisay mawaadin udhashay deegaanka ahna gudoomiyaha jaaliyada wadanka Kuwait.

Hadaba, huteelkan oo lagu magacaabo sagal ayaa waxaa xadhiga kajaray Maareeyaha MMJ mudane Fadxi Shugri Axmed oo ay waheliyaan madaxa arrimaha xisbiga MMJ mudane cabdulaahi muxumed iyo madaxa xafiiska maayorka MMJ mudane cabdicasiis mahad.

Sidaasdarted, xadhig kajarka  kadib ayaa wxaa warbaahinta lahadlay Maareeyaha MMJ mudane Fadxi Shugri Axmed oo sheegay in farxad ay utahay maanta in ay xadhiga kajaraan huteelkan quruxda badan ee lag dhisay badhtamaha magaalada Jigjiga  islamarkaana uu dhisay muwaadin u dhashay deeganka oo qurbajoog ah. Ahna gudoomiyaha jaaliyada wadanka Kuwait. Wuxuuuna intaas kudaray maareeyuhu in huteelkan si casri ah loodhisay islamarkaana uu kakoobanyahay 50 qol oo jiif ah, supermarket iyo caftero. Wuxuuna u mahadceliyay mulkiilaha huteelka. Maareeyaha oo hadalkiisa siiwata ayaa carabka kudhuftay in ka maamul magaalo ahaan inay garabtaagan yihiin cidkasta oo maalgashi kasamaynaysa magaalada. Wuxuuna kuladadaraadmay dhamaan qurbajoogta DDSI inay deegaankooda maalgashadaan maadaama oo uu dhulkooda hooyo uu yahay mid huran iyaga.

Sidookale, madaxa arrimaha xisbiga mmj mudane cabdulaahi muxumed oo isna dhankiisa kahadlay ayaa sheegay in huteelkani yahay mid si casri ah loodhisay islamrkaana bixinaya adeegyo kaladuwan oo ay bulshadu u baahantahay. Wuxuuna intaas kudaray in huteelkan iyo dhamaan huteelada ay fulinayaan qurba joogta iyo qaranjoogtuba ay kutimid nabadgalyada iyo horumarka xawliga ah ee deegaanka ka hanaqaday 10kii sano ee udanbaysay.

Ugudanbayna, mulkiilaha huteelka mudane Axmed-siyaad Cabdiraxmaan oo ah muwaadin qurbajoog ah ahna gudoomiyaha jaaliyada wadanka Kuwait oo isna dareenkiisa kahadlay ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanayahay dhisamha huteelkan ee uu magaalada jigjiga kadhisay. Wuxuuna carabka kudhuftay in hadii alle idmo uu maalgashiyo intan kabadan samayn doono. Axmedsiyaad oo hadalkiisa soowwata ayaa tilmamay in wakhtigan lagu jiro ay deeganka kajirto horumar iyo nabadgalayo balaadhan taasoo ay salka udhigtay xukuumada maanta deeganka ka arimasa ee uu hogaamiyo mudane cabdi maxamuud cumar.

Kal’fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha xildhibaanada DDSI

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin, 30ka july 2018. Kal’fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha xildhibaanada DDSI ayaa waxaa la balaadhiyay qaab dhismeedkii deegaanka iyadoo lagu  ansixiyay degmooyin cusub iyo maamul magaalooyin cusub.

Warkan oo faahfaahsan goor dhaw kalasoco www.cakaaranews.com

Qurbajoog Udhalatay DDSI Oo Katimid Wadamada Scandinavian'ka Oo Lagu Soodhaweeyay Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 31da July 2018. Waxaa garoonka diyaaradaha ee garaad wiilwaal si diiran loogu soodhaweeyay qaarkamid ah qurbajoogta DDSI ee jaaliyaadka wadamada scandenevianka gaar ahaana ah qurbajoogta kasoojeeda gobolka afdheer. kuwaas oo ay hogaaminayeen ugaas cabdirashiid daahir mursal iyo gudoomiyaha jaaliyaadka wadamada scandenevianka.iyadoo garonka ay si quruxbadan ugu soodhaweeyeen, mas’uuliyiin heer deegaan ah oo ay kamid yihiin wasiirka xafiiska ganacsiga, gaadiidka iyo warshadaha DDSI iyo maareeyaha kuliyada  TTC.

Hadaba, soodhawayn kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay wasiirka xafiiska ganacsiga, gaadiidka iyo warshadaha DDSI mudane haaruun yuusuf iyo maareeyaha kuliyada tababarada macalimiinta mudane kifaax macalin oo sheegay sheegay in ay aad ugu mahadcelinyaan qurbajoogtan ay soodhaweeyeen islamarkaana soo ajiibay baaqi  ay dhawaan soojeediyeen odayaaldhaqameedka DDSI ee uu uguhoreeyo garaad kulmiye. Waxayna intaas kudareen in qorbajoogtani yihin kuwo kakalyimid wadamada scandenivioanka, waxayn kamid yihiin masuuliyiin iyo xubnaha jaaliyaadka wadamada scandenivianka islamarkaan had iyo jeer si balaadhan uga qayb qaata taageeraha xukuumada DDSI. Waxayna carabka kudhufteen qalbi iyo gacmo furan kusoodhawaada caasimadeena DDSI.

Dhankakale, ugaas cabdirashiid daahir muuse iyo gudoomiyaha jaaliyaadka wadamada scandenivianka mudane cabdinuur qaalib muxumedoo kamid ah xubnaha qurbajoogt ah ee lasoo dhaweeyay oo iyana dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu farxsanyihiin imaanshaha ay yimaadeen caasimada DDSI. Waxayna xuseen inay umahadcelinayaan masuuliyiinta heerdeegaan ee sida quruxda badan usoodhawaysay. Waxayna tilmaameen in soo ajiibeen baaqi ay kudhawaween odayaal dhaqameedka deegaanka ee ahaa kasooqaybgal shir waynaha midnimada soomaalida DDSI.

Sidookale, mudane cabdinuur Muxumed Yuusuf (Huufi) oo kamid ah ururka dhalinyrata kacaanka gaamauray ee heego oo isna dhankiisa kuhadlay magaciisa iyo magaca dhalinyarda  Heego ee iskood isu aasaasay ayaa sheegay in qurbajoogtani kamid yihiin bulshada tirada badan ee kusoo qulqulaysa deegaanka islamarkaana u imanaya kaqaybgalka shirkii ay kubaaqeen odayaal dhaqameedka DDSI ee ugu horeeyo garaadka guud ee garaad kulmiye.

Iskusoowada duuboo, waxaa si xawli ah xarunta DDSI ee magaalada jigjiga ugu soo qulqulaya qurbajoogta iyo ergeeyinka kaladuwan ee kasooqaybgalaya shirwanaha umada soomaaliyeed ee DDSI kaasoo ah mid lagu casuumay muxaafid iyo mucaaradba islamarkaana ay dhawaan baaqiisa kudhawaaqeen odayaal dhaqameedka DDSI ee uu ugu horeeyo garaad kulmiye.  

 

Qaabilaadii Baaqa Odayaasha Oo Si fiican Usocota Iyo Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar Oo Ka Hadlay

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 1da August 2018. .Waxaa si heer sare ah usocota qaabilaada iyo soo dhawaynta dadka ka qayb-qaadanaya shirwaynaha wadatashiga danaha soomaalida ee ka dhaci doona caasidama deegaanka ee magaalada jigjiga oo ka imanaya dal iyo dibadba islamarkaana ku imanaya baaqii odayaasha.

Hadaba madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo ka hadlay baaqa shirwaynaha wadatashiga baaqa odayaasha ee lagaga tashanayo danaha shacabka ayaa sheegay inay xukuumadu garab taagantahay islamarkaana ay soo dhawaynayso baaqa odayaasha ee shirwaynaha, wuxuuna madaxwaynuhu sheegay inay xukumadiisu ay ku baaqayso inay shirwaynaha kasoo qaybgalaan cid kaste oo kasoo jeeda DDSI mucaarad iyo muxaafidba iyagoo fikirkooda xor u ah sida ay odayaashuba ku cadeeyeen baaqooda iyo cid kaste oo talo iyo tusaale wax u tar u ah dadka iyo deegaanka haysa.

Ugu danbayna madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ku nuux nuuxsadey in XDSHSI yo xukuumada DDSI ay si wayn ugarabtaaganyihiin islamarkaana ay taageersanyihiin baaqa iyo gogasha nabadeed ee lagaga wadatashano danta shacabka soomilyeed ee ay fidiyeen odayaal dhaqameedka deegaanku. Madaxwaynaha ayaana hadalkiisii kusoo xidhay inay soo dhawaynayaan cid kaste oo qabta fikir ka duwan iyagoo fikirkooda xor u ah iyo cid alaale cidii haysa talo iyo tusaale waxtar u ah shacabka deegaanka.

Wafti Qurbajoog Ah Oo Katimid Wadanka Canada ayaa si diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco, 1da July 2018. qaarkamid ah qurbajoogta u dhalatay DDSI ee jaaliyaadka wadankaasi Canada islamarkaana kasoojeeda gobolka faafan ayaa si habsami leh loogu soo dhaweeyay xarunta deegaanka ee magalaada jigjiga. Iyadoo garoonka diyaaradaha ee garaad wiil-waal ay si diiran ugu soo dhaweeyeen mas'uuliyiin heer-deegaan ah, odayaal dhaqameed iyo waliba qaar kamid ah ururka dhalinyarada kacaanka gaamuray ee HEEGO.

Hadaba, Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Aadan Mahad oo kamid ahaa mas'uuliyiintii soo dhawaysay waftigan qurbajoogta ah oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin maanta soo dhawaynta ay garoonka diyaaradaha ee magaalada jigjiga kusoo dhaweeyaan wafti qurbajoog ah oo kasocda jaaliyaada DDSI ee wadanka Canada islamarkaana  uu kamid yahay Mudane cumar xaashi. Wuxuuna tilmaamay in ilaa iyo markii ay ku baaqeen shirka wada tashiga soomaalida itoobiya  odayaal dhaqameedka deegaanku ay wafuuda soomaalidu si xawli ah uga soo dagayaan xarunta deegaanka. wuxuuna wasiirku carabka kudhuftay in waftigu ay gacmo iyo qalbi furaan kusoo dhawaadaan deegaankooda hooyo.

Sidookale, qaarkamid ah waftigan qurbajoogt ah oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in si aad ugu faraxsan yihiin inay soo gaadhaan xarunta DDSI ee magaalada jigjiga islamarkaana ay umahadcelinayaan mas'uuliyiinta, odayaal dhaqameedka iyo waliba dhalinyarada heego sida quruxda badan ay usoo dhaweeyeen. Waxayna timaaameen inay magaalada jigjiga uyimaadeen kaqaybgalaka shirka wada tashiga ah ee umada soomaaliyeed ee kasoojeeda DDSI muxaafad iyo mucaaradba islamarkaana ay dhawaan kubaaqeen odayaal dhaqameedka deegaanka ee uu ugu horeeyo garaad kulmiye. Shirkaasina uu kubeegan yahay 5ta August 2018.

Ugudanbayna, qaar kamid ah dhalinyarada heego oo iyana dhankooda kahadlay ayaa sheegay in si qalbi furan oo farxadi kudheehantahay ay u soo dhawaynayaan wuufuuda kaladuwan ee maalmahanba sida balaadhan uga soodagaya garoonka caalmiga ah ee magaalada jigjiga. Waxayna xuseen in waftigan kasocda jaaliyada wadanka Canada ee u yimid shirka wada tashiga soomaalida itoobiya ee ay kubaaqeen odayaal dhaqameedka deegaanka ay si baaladhan u soo dhawaynayaan.

Gudoomiyaha Gobolka Nogob Oo Bogaadiyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad

$
0
0

Sagag(Cakaaranews) Khamiis, 2da August  2018. Gudoomiyaha gobolka nogob mudane Axmed Xaaji oo kusugan xarunta gobolka nogob ee fadhigeedu yahay degmada Sagag ayaa bogaadiyay waxqabadka xafiiska waxbarashada ee DDSI sanadkii tagay ee 2010 EC maadaama uu xafiisku guulo laxaad leh iyo natiijooyin waxku ool ah kasoo hoyiyay natiijada intixaankii ardayda fasalka 12aad ee jaamacadaha kaladuwan ee dalka loogu xaroonayay dadaalkii uu galiyay awgeed isagoo sheegay inay ardaydii fasalka 12aad ee deegaanku ay sanadka 2010ka natiijooyin taabagal ah keeneen oo ay jaamacado helayaan tiro aad iyo aad ubadan.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale uhambalyeeyay ardayda sanadkan heshay jaamacadaha iyo waalidiintoodii lasoo dadaashayba.

Ugudanbayna gudoomiyaha ayaa kubooriyay xafiiska inuu dadaalkiisa sii labajibaaro sanadka 2011 EC wuxuuna kuguubaabiyay ardayda fasalka 12aad galaysa 2011 inay kudaydaan ardaydii kahoraysay oo ay dadaal dheeri ah layimaadaan si ay ugu guulaystaan jaamacadaha dalka islamarkaana ay sumcad iyo sharaf ugu soo hoyiyeen deegaanka. 

 

Qurbajoogta DDSI Ee Wadanka Denmark Oo Qalab Caafimaad Oo Kaladuwan Ugu Deeqay Cusbitaalka Kaaramardha

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis, 2da August, 2018. Jaaliyada DDSI ee kudhaqan wadankaasi  Denmark ayaa deeq qalabka caafimaadka ah oo kaladuwan soo gaadhsiiyay Cusbitaalka kaaramardha ee magaalada jigjiga. Iyadoo qalabkani uu yahay qalab heersare ah oo tayo leh islamarkaana ka kooban Sariiro electronig ah, qalabka kalyaha lagusifooyo, qalabka qalitaanka oo dhamaysran, qalabka wadnaha (ECG),mootooyinka curyaamada, oxygen concentration iyo qalabyo kale oo muhiim ah.

Hadaba, qalabkan ay qurbajoogtu soo gaadhsiisay hospitaalka ayaa waxaa kawarbixyay islamarkaana mahadcelin balaadhan kabixiyay Maareeyaha Hospitaalka Kaaramardha Dr Muxiyadiin Cismaan Axmed oo sheegay in qalabkan caafimaadku uu yahay qalab aad muhiim u ah islamarkaana ay aad ugu baahnaayeen. Wuxuuna xusay in jaaliyada wadankaasi ay aad ugu dadaaleen sidii ay qalabkan noosoo gaadhsiin lahaayeen. Wuxuuna mahadcelin balaadhan usoojeediyay jaaliyada wadankaasi denmarki sida wadaniyada leh ee ay qalabkan qaaliga ah ee tayodo leh ay usoo gaadhsiiyeen.

Sidookale, gudoomiye kuxigeenka jaaliyada wadanka Denmark mudane Cabdirisaaq Cabdi Cumar oo kamid ah xubnihii kudadaalay keenida qalabkan qaaliga ah oo kahadlay arrimaha qalabkan ayaa sheegay in maanta ay jaaliyada DDSI ee wadanka denmarki ay farxad wayn utahay marba hadii deeqdoodii ahayd qalabkan caafimaadka ee kaladuwan  ay soo gaadhay hospitaalka karamardha ee magaalada jigjiga. wuxuuna xusay ka jaaliyad ahaan in ay ka go'antahay wixii awoodooda ah ee ay kucaawin karaan bulshadooda ay geeskooda kala garab istaagan xukuumada DDSI.

Ugudanbayna, qaarkamid ah shaqaalaha cussbitaalka kaaramardha ayaa aad u bogaadiyay qalabkan islamarkaana duco badan usoojeediyay. Waxayna tilmaameen in jaaliyada wadanka Denmark ay yihiin dad danqasho leh islamrkaana bulshada deegaankooda waxwayn uqabtay, deeqdanina ay tahay sadaqo jaariyo ah.


በቀጣይ ቀናት በጅግጅጋ ከተማ በሚካሄደውን የሰላምና የአንድነት የጋራ መድረክ አስመልክቶ የክልሉ ርዕሰ መስተዳድር ንግግር ማድረጋቸው ተገለፀ

$
0
0

ጅግጅጋ(cakaaranews)ረቡዕ፤ሐምሌ 25/2010 ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሰ መዲና ጅግጅጋ ሐምሌ 28 ቀን ጀምሮ በክልሉ ታላቅ የሰላምና አንድነት የጋራ የምክክር መድረክ የሚካሄድ ሲሆን በዚህም በሁሉም የዓለም ክፍል ለሚኖሩ የክልሉ ተወላጆች በአጠቃላይ በዚህ የጋራ የምክክር መድረክ ላይ እንዲገኙ በሃገር ሽማግሌዎች፣ ኡጋሶችና የጎሳ መሪዎች በኩል ጥሪ መተላለፉ ይታወሳል።

 በዚህም መሠረት የክልሉ ርዕሰ መስተዳድር ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ዑመር መልዕክት “ሁላችሁም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ተወላጅ የሆናችሁና በሃገር ውስጥና በውጭ ሃገራት ለምትኖሩ ክልሉ በሰላም፣ ልማትና አንድነት የጋራ የምክክር መድረክ በማዘጋጀት ላይ የሚገኝ ሲሆን ይህ ጉዳይ ይመለከተናል የምትሉ የክልሉ ምሁራን፣ የፖለቲካ ተፎካካሪ መሪዎችና ግለሰቦች ሁሌም ሰላም ወዳድ የሆነው ህዝባችንን እናንተኑ ለማስተናገድ ሐምሌ 28 ቀን 2010 ዓ.ም እየጠበቃችሁ ስለሆነ በዚህ የጋራ መድረክ እንድተገኙ ስል በራሴ፣ በክልሉ ህዝብና መንግሥት ሥም ጥሪዬን አስተላልፋለሁ።” ሲሉ መልእክታቸውን አስተላልፈዋል።

 

 

 

በውጭ ሃገራት የሚኖሩ የኢ.ሶ.ክ ዲያስፖራዎች ክልሉ በሚያካሂደው የሰላምና አንድነት መድረክ ላይ ለመገኘት ወደ ክልሉ ሲገቡ ደማቅ አቀባበል መደረጉ ተገለፀ

$
0
0

ጅግጅጋ(cakaaranews)ሐሙስ፤ሐምሌ 26/2010 ዓ.ም በአውሮፓና ስካንዲኒቪያን ሃገራት የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል አፍዴር ዞን ዲያስፖራ ማህበረሠብ አባላትና ሌሎችም የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በቅርቡ በክልሉ በሚካሄደው የሰላምና አንድነት የጋራ ምክክር መድረክ ላይ ለመገኘት ወደ ክልሉ ርዕሰ መዲና ጅግጅጋ ሲገቡ በክልሉ ከፍተኛ የሥራ ሃላፊዎች ደማቅ አቀባበል እንደተደረገላቸው ተገለፀ።

እነዚህ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች ባሳለፍነው ሳምንት የክልሉ ሃገር ሽማግሌዎች በሃገር ውስጥም ሆነ በውጭ ሃጋራት ለሚኖሩ መላው የክልሉ ተወላጆች ባደረጉላቸው ጥሪ መሠረት በሰላምና አንድነት የምክክር መድረኩ ላይ ለመገኘት የመጡ ሲሆን፤ ከዚሁ ጋር ተያይዞም በተለያዩ የአውሮፓ እንደ ዴንማርክ፣ጀርመን በመሳሰሉት ሃጋራት የሚኖሩ የዲያስፖራ ማህበረሠቡ አባለቱን በመወከል ኡጋስ አብዲረሺድ ጃማእ ሙርሰል፤ በተጨማሪም በስካንዲኒቪያን ሃገራት የሚኖሩ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራ ማህበረሠብ አባላት ዋና ሃላፊ አቶ አብዲኑር ቀልቢ መሀመድና አባለቱ ሲሆኑ ወደ ጅግጅጋ ገራድ ዊልዋል ዓለምአቀፍ ኤርፖርት ሲደርሱም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ንግድ፣ትራንስፖርትና እንዱስተሪ ቢሮ ሃላፊ፣ የዶ/ር አብዱልመጅድ መምህራን ማሰልጠኛ ኮሌጅ ዲንና የክልሉ ሄጎ ወጣቶች ንቅናቄ አባላት ተወካይ ኤርፖርት በመገኘት ደማቅ አቀባበል ማድረጋቸው ተገልጿል።

በመጨረሻም ዲያስፖራ አባላቱ በበኩላቸው በክልሉ ርዕሰ መዲና በጅግጅጋ በተደረገላቸው ደማቅ አቀባበል እጅግ ደስተኛ ከመሆናቸው ባሻገር፣የክልሉ መንግሥት የሥራ ሃላፊዎች ያደረጉለት አቀባበል ከጠበቁት በላይ መሆኑንም ገልጸዋል።

Maanta Iyo Porfosor Cabdinaasir Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magalada Jigjiga

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 3da August 2018. Waxaa maalmahanba si isdaba joog ah garoonka diyaaradaha ee magaalada jigjiga uga soo dagaya wufuud kaladuwan oo ubadan qurbajoogta DDSI ee kukala dhaqan daafaha caalamka si ay uga qayb qaataan shirwaynaha wadatashiga umada soomaaliyeed ee kasoojeeda DDSI. Waxaana  maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada jigjiga  lagu soo dhaweeyay Porfosor Cabdinaasir Cumar  Shuuriye oo kamid ah qurbajoogta DDSI islamarkaana ka yimid wadankaasi malayshia. Iyadoo halkaasna ay si quruxbadan ugu soo dhaweeyeen Mas’uuliyiin heerdeegaan ah oo uu horkacayo lataliyaha madaxwaynaha ee dhanka xalinta cabshooyinka ahna wasiirka xafiiska qurbajoogta DDSI mudane cabdirisaaq sahane Cilmi.

Hadaba, soo dhawayn kadib, ayaa waxaa warbaahinta lahadlay Lataliyaha Madaxwaynaha Ee Dhanka Xalinta Cabshooyinka Ahna Wasiirka Xafiiska Qurbajoogta DDSI Mudane Cabdirisaaq Saxane Cilmi oo sheegay in maanta ay soo dhaweeyeen porfosor cabdinaasir cumar shuuriye oo kamid ah qurbajoogta udhalatay DDSI, kana yimid wadankaasi malayshiya. Wuxuuna intaas kudaray in ujeedada imaanshaha porfosorku ay tahay kaqaybgalka shirka wadatashiga midnimada umada  soomaaliyeed ee DDSI. Wuxuuna xusay in porfosorku inta uujoogo deeganka uu fikirkiisa iyo aqoontiisaba  uu ku darsan doono horumarka dhinacyada badan ee kasocda deegaanka.

Sidookale, Porfosor Cabdinaasir Cumar Shuuriye oo dareenkiisa kahadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay inuu soo gaadho xarunta DDSI ee magaalda jigjiga. Wuxuuna porfosoorku u mahadceliyay masuuliyiintii kusoodhawaysay  garoonka. Porfosorka oo hadalkiisa siiwata ayaa sheegay in uusan siyaasi ahayn balse uu u yimid deegaanka inuu kaqaybaglo shirka wada tashiga umada soomaaliyeed  ee ay kubaaqeen odayaasha deegaanku. Wuxuuna tilmaamay in uu waxyaabo badan indho indhayn doono horumarka ka hanaqaaday deegaanka islamarkaan uu fikiradiisa iyo aqoontiisaba uu kudarsan doono.

Iskusoowada duuboo, bulshada deegaanka  udhalatay ee kudhaqan daafaha caalamka ayaa si isadaba joog ah uga soo dagaya magaalada jigjiga si ay uga qaybgalaan shirwaynaha wadatashiga umada sooamliyeed ee kasoojeeda DDSI. kaas oo ah shir loo dhanyahay oo ay kubaaqeen odayaal dhaqameedka deegaanku. Waxaana xusid mudan in shirkan lagu casuumay dhamaan bulshada DDSI mucaarad iyo muxaafidba.

 

የኢ.ሶ.ክ.መ.ፕረዝዳንት በክልሉ ርዕሰ መዲና የተገነቡ የጋራ መኖሪያቤቶች አስመረቀ

$
0
0

ጅግጅጋ(cakaaranews)ማክሰኞ፤ሰኔ 19/2010.የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕረዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ በክልሉ ርዕሰ መዲና በጅግጅጋ ከተማ በዘመናዊ መልኩ የተገነቡና እያንዳንዱ በውስጡ 9ክፈሎች ያቀፈ 130  የጋራ መኖሪያቤቶችን በዛሬ እለት አስመረቀዋል።

በተጨማሪም በክልሉ ዋና ከተማ በሆነችው በጅግጅጋ የሚኖሩ ህብረተረሰብ ቁጥር ከጊዜ ወደ ጊዜ እያደገ በመምጣቱ  የህዝቡ የመኖሪያ ቤቶች ጥያቄ በከፍተኛ ደረጃ የሚቀነስ ሲሆን የነበረውን የመኖሪያቤቶች እጥረትም በእጥፍ እንደሚቀርፍም ተገልጿል። በተያያዜም ይህ የጋራ መኖሪያ ቤቶች በቀድሞ የመከላኪያ ካምፕ በገረብአሴ ወይንም ሸውሊ በመባል የሚታወቀው አዲስ ሰፈር የተሰራ ሲሆን በከተማው ውበትም ትልቅ ሚና እንደምጫወትም የክልሉ መንግስት አስታውቋል።

በጋራ መኖሪያቤቹ ግንባታ ወቅትም በርካታ የከተማውና የክልሉ ወጣቶች ኑሮ በማሻሻል የኢኮኖሚያዊ ተጠቃሚነታቸውም እንዳሳደገም ተገልጸዋል።

ከዚህ በተጨማሪም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕረዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ ሞሀሙድ ኡመር በቀድሞ አየር ኃይል ሰፈር የተገነቡና እያንዳንዱ 10 ክፍሎች የሚይዝ 30 G+1 የጋራ መኖሪያ ቤቶችም አስመርቋል።በዚህም የጋራ መኖሪያ ቤቶችን አጭር ጊዜ ውስጥ ከሶስት ወራት በማይበልጥ በቀልጣፋና በአማረ መልክ  የሰሩት የክልሉ ቤቶች ልማት ኢንተርፕሬዝ ᎓የግል ኮንተራክተሮች᎓የክልሉ ኢንጅኔሮችና በጋራ መኖሪያቤቶቹ  ግንባታ ላይ ሌሎች ጥሩ አስተዋጸኦ ላደረጉት ባላሙያዎችና ድርጅቶችም ክቡር ፕሬዝዳንቱ የላቀ ምስገና አቅርበዋል።

ሌላ በኩል የጋራ መኖሪያ ቤቶች ግንባታ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ለመጀመሪያና ለመጨረሻ ጊዜ ሳይሆን የክልሉ ሁለተኛ እድገትና ትራንስፎርሜሽን እቅድ አካል ሆኖ በሁሉም የክልሉ ከተማ መስተዳደሮችና ወረዳዎችም በሰፊው እየተገነባና ካሁን በፊትም ተገንብቶ ለአገልግሎት ከማብቃታቸው ባሻገር የክልሉ ህዝብ የመስረተልማት ጥያቄ በአግባቡ የሚመለስ ከMሆናቸው በዘለሌ የከተሞች እድገትና ውበትም የላቀ ድርሻ ይጫወታሉ ተብሎ ይታመናል።

በመጨረሻም በጅግጅጋ ከተማ የተገነቡና የተጠናቀቁ የጋራ መኖሪያ ቤቶች የከተማው እድገት᎓ውበትና የህብረተሰቡን ጥያቄ የሚመለስ ነው ሲሉ የከተማው ነዋሪዎች ገልጸዋል።

MW CMC Oo Hogaaminaya Wafti Balaadhan Ayaa Ka Degay Magaalada Godey

$
0
0

Godey(Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminayo wafti balaadhan oo ka kooban   heer federal iyo heer deegaan oo wata diyaarad khaas ah ayaa dhanka xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga ambabaxay dhanka magaalada godey ee xarunta gobolka shabeele, iyagoo ugasii gudbi doona degmada eleele iyo kaalub oo ay maalinta bari ah xadhiga lagaga jari doono ceelal shidaal iyo kuwo saliid ah .

Golaha Kabaneega DDSI Oo Lacag 15 milyan Oo Birr Ah oogu deeqay …

$
0
0

Jigjiga (Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Kulan ay yeesheen golaha kaabaneega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo lagaga wada hadlay ajendayaal dhawr ah ayaa wuxuu goluhu codbuuxa ugu ansixiay deeq lacageed oo dhan 15 milyan  oo birr  eheladii iyo qaraabadii dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay magaalada addis-ababa.

Xaflad Ay Soo Agaasimeen Xog Haynta Sare Ee Ururka Dhalinyarada Kacaanka Gaamuray Ee Heego Ayaa Ka Qabsoomay Xarunta Deegaanka

$
0
0

Jigjiga (Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Xaflad balaadhan oo ay si heer sare ah usoo agaasimeen xog haynta sare ee ururka dhalin yarada kacaanka gaamuray ee heego oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 2500 oo ah xubnaha dhalin yarada heego ee caasimada deegaanka ee MM jigjiga, aqoon yahanka deegaaanka, qurba joogta, odayaal dhaqameedka, kooxaha fanka iyo suugaanta ee qaran joogta iyo qurbajoogta deegaanka ayaa ka qabsoomay xarunta dhalinyarada MMJ jigjiga ee haavana.

Hadaba Xafladan oo ay xog haynta sare ee ururka dhalinyarada kacaanka heego ay ku marti qaadeen Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu marti sharaf ka ahaa ayaa ahayd mid is barasho ah islamarkaana ay dhalin yarada kacaanka heego ku muujinayeen taageerada ay u hayaan xukuumada deegaanka iyo XDSHSI, Waxayna Si dareen iyo ficil ku dheehan tahay ay ku muujiyeeen dareenkooda ku wajahan ilaalinta nidaamka dimuqraadiyada maamulka suuban dibucurashada ee ka hanaqaaday guud ahaanba deegaanka, iyagoo dhalinyaradu ruxayay calanka deegaanka iyo ka federaalka sawaxan iyo hirar cod dheer ah ku muujiyeen taageerada ay u hayaan xisbigooda iyo xukuumadooda oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI  mudane Cabdi Maxamuud Cumar Waxayna dhalintan kacaanka heego wacad ku mareen in maalin iyo habeenba ay u taagan yihiin una taagnaan doonaan ilaalinta danaha shacabka ayna yihiin hirar xoogleh oo difaac u ah danaha dadka iyo neecawda nololeed ee ay midhaheeda ku indha dilaac sadeen.

Waxaa sidoo kale xafladan kaalin mugle ka qaatay oo kusoo bandhigay suugaan ka turjumaysa hadafka iyo ujeedooyinka dhalinyarada kacaanka heego kooxaha fanka iyo suugaanta deegaanka iyo fanaaniin ka timid qurbaha oo masraxa ruxay oo ka qaadeey Heeso muujinaya muhiimada iyo udub dhaxaadka ay u yihiin dhalinta kacaanka heego Ururka dhalinyarada kacaanka heego ee DDSI oo ah urur iyagu iskood isu aas aasay Kana abuurmay midhaha XDSHSI waxna ku bartay deegaanka iyo dalka ayaa gaashaan u ah ilaalinta midnimada nabad ku wada noolaansha hormarka bulsha waynta soomaalida itoobiya.

Ugu danbayn xafladan ay ay sida heerka sare ah usoo agaasimeen xog haynta sare ee ururka dhalin yarada kacaanka gaamuray ee heego ayaa si farxad iyo jawi wanaagsan ku dheehanatahay kusoo gabagaboobmay.


የኢ.ሶ.ክ.መ. ካቢኔ አባላት በአዲስ አበባው ቦምብ ፍንዳታ የተጎዱ ወገኖች የ15 ሚልዮን ብርለገሰ

$
0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ዕሮብ፤ሰኔ 20/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የስራ አስፈጻሚ አባላትና ካቢኔ አካላት በዛሬው እለው በክቡር ፕሬዝዳንት አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር መሪነት ባካሄዱት የአስቹኳ ስብስባ በመዲናችን አዲስ አበባ በመስቀል አደባባይ ባለፈው ሰኔ 16 ቀን በዜጎቻችን ላይ በተፈጸመው የቦምብ ፍንዳታ የተጎዱ ወገኖች የ15 ሚልዮን ብር ድጋፍ ለመሰጠት በሙሉ ድምጽ አጽድቀዋል።

Ceelasha Shidaalka Ah Oo Xadhiga Laga Jaray

$
0
0

Elele(cakaaranews)Khamiis, 28ka June, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee  isugujiray heer-caalam, heer-federaal iyo heer-deegaan ee ay ku wahelinayeen wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta JDFI iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada mudane Axmed Shide ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray qaar kamid ah ceelasha shidaalka ah ee Elele.

Wixii faahafaahin ah kala soco wararkayaga danbe ee cakaaranews.com

 

 

 

Xadhig kajarkii Shidaalka DDSI

$
0
0

Elele(cakaaranews)Khamiis, 28ka June, 2018. Mudo kabadan nusqarni ayaa shacabwaynaha DDSI ay naawilayeen intifaacsiga khayraadka-dihin ee ilaahay kumanaastay Deegaankooda kaas oo ay ugu horeeyaan noocyada kaladuwan ee shidaalka, balse nasiib wanaag maanta ayuu Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi maxamuud Cumar, oo ay waheliyaan wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta mudane males Alem iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada JDFI mudane Axmed shide ay si wadajir ah xadhiga uga jareen qaar kamid ah ceelasha shidaalka ah ee degmada Elele kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 6 ceel islamarkaana 3 kamid ah la dhamaystiray. iaydoo ceelashanina ay maalinkii soo saari karaan inta ay tijaabada kujiraan shidaal cadadkiisu  dhan yahay 800 oo barmiil oo ah shidaalka caydhin (cruel-oil)

Hadaba, shidaalkan maanta xadhiga laga jaray ayaa natiijadiisu ay soo jiitamaysay sanooyin badan islamarkaana ay shaqadiisa soomareen hay’ado iyo wadamo kaladuwan oo caalamka ah oo ay kamid yihiin Ruushka, Australia Maraykanka ingiriiska iyo malayshiya. Waxaana xusid mudan in xukuumada DDSI ee maanta ka arimisa deegaanka ay dadaal badan oo ilaa heernaf hurid ah, wakhti iyo latashi badan kubixisay islamarkaana mudo hada laga joogo 4 sano ay mashruuca qodista shidaalka ee ogaden gass ay gacanta ku qabatay shirkad laga leeyahay wadanka Chinaha oo loo yaqaano Poly-GCL. Taas oo ku guulaysatay dhamaan qodista iyo kamidho dhalinta shidaalka noocyadiisa kaladuwan islamarkaana natiijadan maanta kagaadhay.

Munaasabadan xadhig kajarka ah oo ay kasooqaybgaleen Mas’uulliyiin kala duwan oo isugujira heer-caalam, heer-dal iyo heer-deegaan oo ay ugu horeeyaan madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wasiiro heerfederaal ah, masuuliyiinta shirkada POLY-GCL, qaarkamdi ah generalada ciidamada difaaca qaranka, masuullyiin kasocday safaarada dalka shiinuhu kuleeyhay dalkeena itoobiya, odayaal dhaqameedka deegaanka qurbajoogta iyo martisharafkale ayaa si qurux badan xadhiga looga jaray qaarkamid ah ceelashii kuwaaso kuyaalay degmada elele ee katirsan gobolka shabeele iyadoo madaxwaynaha iyo wasiirrada JDFI ay sidookale bari  xadhiga kajari doonaan ceelasha shidaalka ee jeexdin ama kaluub.

xadhig kajarka kadib, ayaa madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi maxamuud cumar uu warbaahinta lahadlay isagoo madaxwaynuhu sheegay in maanta ay farxad wayn utahay in uu nasiib u yeesho xadhig kajarka  ceelashan shidaalka ah oo ah horumar balaadhan islamarkaana ay guud ahaanba shacab-waynaha deegaanku mudo ka badan nus qarni ay ku taamayeen. Wuxuuna tilmaamay in xadhig kajarka ceelasha shidaalka ah ee kaladuwan ay ka mid yihiin guulaha dalku gaadhay.   Islamarkaana ay aad ugu mahadcelinayaan allah u suurogaliyay natiijadan laga gaadhay shidaalka deegaanka. Wuxuuna madaxwaynuhu carabka kudhuftay in degmada elele ay noqon doonto meel loosoo shaqo tago. Wuxuuna kuduceeyay in degmadan elele uu ilaahay kadhigo tii horumarisa  deegaanka iyo guud ahaanba dalka.

Sidookale, wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta mudane males Alem iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada JDFI mudane Axmed shide oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in natiijadan iyo guushan maanta lagaadhay ay hormuud u yihiin shacabwaynaha DDSI iyo hogaamintiisa maanta ka arimisa deegaanka oo talo iyo dadaal badan kubixiyay islamarkaana heersare gaadhsiiyay horumarka iyo nabadgalyada ee ay maanta haystaan shacabka DDSI. 

Iskusoowada duuboo waxaa xusid mudan in shidaalkan kaladuwan ee isugujira gaaska dabiiciga  ah (natural gas) saliida qaydhin (cruel oil) si wayn looga faaiidaysan doono hawlo aan lasookoobi Karin oo ay kamid yihin warshadaha kaladuwan ee dalka. Iyo waliba in loo dhoofin doono dalka dibadiisa taasina ay kor uqaadi doonto guud ahaan dhaqaalaha dalka Iyadoo ay xusid mudantahay in dhismaha tuubooyinka shidaalka ee ceelasha  jeexdin, elele iyo xarunta dalka ilaa iyo jabuuti shaqadooda wakhtiyar gudihii lagu dhamaystiri doono.

Ugudanbayna, madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa lafilayaa inay xadhiga kajari doonaan ceelasha shidaalka ee ladhamaystiray ee kuyaala goobta looyaqano jeexdin ama kaaluub ee katirsan degmada dhoobawayn ee gobolka qoraxey.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የተገኛውን ድፍድፍ ነዳጅ በይፋ ተመረቀ

$
0
0

ኢለሌ(cakaaranews)ሀሙስ᎓ሰኔ 21/2010ዓ.ም.የኢትዮጵያሶማሌክልል ህዝብና መላው የሀገሪቷ ዜጎች በክልሉ ውስጥ የሚገኙ  እምቅ የፈጥሮ ሀብቶቻቸውን በተለይ በቀዳሚነት ለበርካታ የክልሉ አከባቢዎች የታደለው የተፈጥሮ ጋዝ᎓ፔትሮልየም እና ሌሎች የሀገሪቱ ማዕድናትም በአግባቡ ለመጠቀም  ከግማሽ ክፍለ ዘመን በላይ የሚሆን ጊዜ በጉጉት ሲጠበቁ የነበረውን የፔትሮልየምና የተፈጥሮ ጋዝ ሀብት በኢትዮጵያሶማሌክልል ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ ፤በኢፈዴሪ ማዕድን ᎓ፔትሮልየምና የተፈጥሮ ጋዝ ሚኒስትር ዴኤታ አቶ መለስ አለሙና በኢፈዴሪ መንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ጽ/ቤት ኃላፊ ሚኒስትር አቶ አህመድ ሺዴ በኢለሌ ወረዳ የተገኙት 6 የፔትሮልየምና ተፈጥሮ ጋዝ ጉድጓዶች መካከል ሙሉ በሙሉ የተጠናቀቁ ሶስት የድፍድፍነዳጅ(cruel-oil)ጉድጓዶች  በዛሬው እለት በጋራ ተመርቀዋል።ይህ የድፍድፍነዳጅ ጉድጓዶች በቀን 800 በርሚል ነዳጅ የማምረት አቅም እንዳላቸውም ተገልጿል።

በተጨማሪም በተለያዩ ሀገራት እንደ ራሺያ᎓አውስተሬሊያ᎓አሜሪካ᎓ኢንግሊዝና መሌዠያ ድርጅቶች በተለያዩ ጊዜያት የተለያዩ  አከባቢዋች የተለያዩ ነዳጅ ፈለጋ ጥናቶች ብያደርጉም ሳይሳከላቸው ቀርተዋል። ነገር ግን  የክልሉ መንግሥት የክልሉ ብሎም የሀገሪቱን ነዳጅ ሀብት ለማውጣትና የሀገሪቱ ህዝብ ተጠቃሚ ለማድረግ በወሰደውን እልህ አስጨራሽ ጥረትና በጉዳዩ ላይ በተሰጠው አቅምና እውቀት መሰረት ከ4 አመታት በፊት ከቻይናው የፖሊ ጂሲ ኤል (Poly-GCL) ድርጅት ጋር በኢትዮጵያሶማሌክልል በሚገኘውን የኦጋዴን ጋዝ ቁፈራ እንድያካሄድ ከስምምነት መድረሱን ይታወሳል።የፖሊ ጂሲ ኤል ባላሙያዎችም በአከባቢው በሚገኙ ሁሉም የነዳጅ አይነቶች አመርቂ ውጤቶች አስገኝተዋል።

በሌላ በኩል በሸቤሌ ዞን ኢለሌ ወረዳ የተገኘው የነዳጅና ተፈጥሮ ጋዝ ምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይ የኢትዮጵያሶማሌክልል ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ  ኡመር᎓የፌዴራልና የክልል ከፍተኛ የስራ ሃላፊዎች᎓የፖሊ ጂሲ ኤል ፔትሮልየም ድርጅት አመራር አካላት᎓አምስቱ የሀገር መከላኪያ እዞች ዋና አዛዠ ጄኔራሎች᎓በኢትዮጵያ የቻይና አምቤሲ አመራር አባላት᎓ሃገር ሽማግሎች᎓የክልሉ ዲያስፖራ አባላትና ሌሎች ጥሪ የተደገላቸው እንግዶችም ተገኝተዋል።በተመሳሳይም በነገው እለት ጄህዲን/ካሉብ የተገኙ የተፈጥሮ ጋዝና ፔትሮልየም ጉድጓዶችም በኢትዮ-ሶማሌክልል ፕሬዝዳንት እና በፌዴራል የስራ ሃላፊዎች እንደምመረቁም ተገልጸዋል።

በዚህም በዛሬው የነዳጅ ምርቃት መድረክ ላይ ንግግር ያደረጉት የኢ.ሶ.ክ.ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ "እስካአሁን ድረስ ምንም አይነት ችግር ሳይፈጠር ሠራተኛው እና ድርጅቱ በሠላም የፕሮጀክቱን ሥራ በማጠናቀቁ በመጀመሪያ ለአላህ ምስጋና እናቀርባለን። በመቀጠል ለኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ፣ ለሀገርመከላከያ ሠራዊትና ለክልሉ ፀጥታ ሃይሎች ብሎም ለፌዴራል መንግሥትና ለፖሊ ጂ.ሲ.ኤል ፔትሮሊየም ካምፓኒ ምስጋናዬን አቀርባለሁ። ነገር ግን አሁንም የክልሉ ህዝብ እና መንግሥት እስከ ፕሮጀክቱ ፍፃሜ ድርስ ቀን ከተሌሊት ደከመኝ ሰለቸኝ ሳይሉ ሁሉም የባለድርሻ አካላት በፌዴራልም ሆነ በክልልም ህዝቡም ተባብረን ድህነትን ታሪክ እናድርገው" ብሏል።

ፕሬዝዳንቱ ዛሬ ለክልሉ ብሎም ለሀገሪቱ ህዝብ አዲስ ምዕራፍ እንደተከፈተ ገልጾ በዛሬው እለት የኢለሌ ተፈጥሮ ነዳጅ በማስመረቃቸው እጅግ ደስተኛ መሆናቸውን ከመግለጻቸው ባሻገር ኢለሌ ወረዳ ለሀገሪቱ ህዝብ የሥራ ፈጣሪ እድል እንድትሆን በመመኘት ኢለሌ የክልሉና የሀገሪቱ ልማት መነሻ ትሆን ዘንድም መርቋል።

በተያያዜም የኢፈዴሪ የማዕድን᎓ፔትሮልየምና ተፈጥሮ ጋዝ ሚኒስቴ ሚኒስትር አቶ መለስ አለሙ ባቀረቡት ንግግር "በዛሬው እለት የኢለሌ ድፍድፍ ነዳጅ በረገጥናት የእናት ሃገራችን ከርሰ ምድር ወይም ደግሞ ፅንሰ ምድር ወደ አንድ ምዕተ ዓመት የተጠጋ ዘመን ሲፈለግ የነበረው ድፍድፍ ነዳጅ በዘመን ቀመር የዛሬዋ ዕለት የሃገራችን ምድር የመካንነት ጊዜ አብቅቶ የእርግዝና ምልክት የሚታይበት ታሪካዊ ቀን በመሆኗ እንኳን ደስ ያላችሁ እንኳን ደስ ያለን ለማለት እወዳለሁ" ተናግረዋል።አያይዞም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥትና ህዝብ እንድሁም ለክልሉ ጸጥታ አካላት ለፖሮጀክቱ ያደረጉትአስተዋፅኦሚኒስትሩ የላቀ ምስገና አቅርቧል።

የድፍድፍ ነዳጅ ሀብቱ ሀገሪቱ አሁን ከገባችበት የውጭ ምንዛሬ እጥረት ለማውጣት የምታደርገው ጥረት ለማገዝ ትልቅ አስተዋፅኦ እንዳለውና ነዳጁ ከኤክስፖርት ፋይዳ ባሻገር ለሀገር ውስጥ እንዱስተሪዎች እንደሚውል እንደሁም በቅርቡ የድፍነዳጅ ፓይፕ ዝርጋታ ሥራዎች እንደሚጠናቀቁም የኢፈዴሪ መንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ጽ/ቤት ኃላፊ ሚኒስትር አቶ አህመድ ሺዴ አስረድቷል።

በመጨረሻም በቆራሄይ ዞን ዶበወይን ወረዳ ጄህዲን ወይንም በካሉብ ፐተገኙ የተፈጥሮ ጋዝና ፔትሮልየም ጉድጓዶች በነገ እለት በኢትዮጵያ ሶማሌክልል ፕሬዝዳንት እና በፌዴራል የስራ ሃላፊዎች እንደምመረቁም ተገልጸዋል።

 

 

 

 

 

 

 

Ogayssiis, Ogaysiis Macalimiinta Kaqalinjabisay Kuliyadaha Macalimiinta Ee Jigjiga Iyo Qabridahar

$
0
0

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 29ka June, 2018. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan macalimiinta heerka diplomaha ah ee sanadkan 2010 T.I ka qalinjabisay kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi majiid xuseen iyo kuliyada tababarada macaliiinta ee qabridahar inay maanka ku hayaan islamarkaana ay u soo xaadiraan imtaxaanka qoraalka ah ee  xaqiijinta shatiga xirfada baranimo kaas oo maalinka Talaadada ah ee ku beegan  26ka, bisha-10,aad,  2010 .T.I kadhici doona kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi Majiid Xuseen ee magaalda jigjiga.

Hadaba, Geedi-Socodka Shatibixinta Iyo Cusboonaysiinta Xirfada Barayaasha Iyo Hogaaminta Waxbarashada Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI ayaa ogaysiinhaya macalimiinta diplomaha ah ee sanadkan 2010 T.I ka qalinjabisay kuliyadaha tababarada macalimiinta ee jigjiga iyo qabridahar in ay u soo diyaar-garoobaan imtaxaanka qoraalka ah ee xaqiijinta tayada xirfada baranimo ee license’ga.

Sidookale, Geedisocdka shatibixinta ee xafiiska waxbarashada DDSI ayaa macalimiinta ogaysiinhaya in macalimiinta hada qalinjabiyay ee aan wali is diwaangalinin ay barri iyo saadanbe oo ah sabti iyo axad ay iska diwaangaliyaan waaxda shatibixinta xafiiska ee waxabarashada DDSI. Islamarkaana ay imtaxaanka qoraalka ah ee shatiga xirafada baranimo ay ufadhiistaan kaasoo maalinka saalaasada ah ee ku beegan  26 bisha 10,aad  2010 .T.I kadhici doona  kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi Majiid Xuseen ee magaalda jigjiga.

Ugudanbayn, F.G: wixii faahfaahin ah ama talo iyo tusaale ah dheeri ah waxaa lagala xidhiidhi karaa teleefan Numberada kala ah +251252780359 / 0913304382/ 0973541718 / 0911763562, ,. Waa Xafiska Waxbarashada DDSI

Viewing all 304849 articles
Browse latest View live




Latest Images