Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all 304849 articles
Browse latest View live

የኢ.ሶ.ክ.መ.ፕረዝዳንት በክልሉ ርዕሰ መዲና የተገነቡ የጋራ መኖሪያቤቶች አስመረቀ

0
0

ጅግጅጋ(cakaaranews)ማክሰኞ፤ሰኔ 19/2010.የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕረዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ በክልሉ ርዕሰ መዲና በጅግጅጋ ከተማ በዘመናዊ መልኩ የተገነቡና እያንዳንዱ በውስጡ 9ክፈሎች ያቀፈ 130  የጋራ መኖሪያቤቶችን በዛሬ እለት አስመረቀዋል።

በተጨማሪም በክልሉ ዋና ከተማ በሆነችው በጅግጅጋ የሚኖሩ ህብረተረሰብ ቁጥር ከጊዜ ወደ ጊዜ እያደገ በመምጣቱ  የህዝቡ የመኖሪያ ቤቶች ጥያቄ በከፍተኛ ደረጃ የሚቀነስ ሲሆን የነበረውን የመኖሪያቤቶች እጥረትም በእጥፍ እንደሚቀርፍም ተገልጿል። በተያያዜም ይህ የጋራ መኖሪያ ቤቶች በቀድሞ የመከላኪያ ካምፕ በገረብአሴ ወይንም ሸውሊ በመባል የሚታወቀው አዲስ ሰፈር የተሰራ ሲሆን በከተማው ውበትም ትልቅ ሚና እንደምጫወትም የክልሉ መንግስት አስታውቋል።

በጋራ መኖሪያቤቹ ግንባታ ወቅትም በርካታ የከተማውና የክልሉ ወጣቶች ኑሮ በማሻሻል የኢኮኖሚያዊ ተጠቃሚነታቸውም እንዳሳደገም ተገልጸዋል።

ከዚህ በተጨማሪም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕረዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ ሞሀሙድ ኡመር በቀድሞ አየር ኃይል ሰፈር የተገነቡና እያንዳንዱ 10 ክፍሎች የሚይዝ 30 G+1 የጋራ መኖሪያ ቤቶችም አስመርቋል።በዚህም የጋራ መኖሪያ ቤቶችን አጭር ጊዜ ውስጥ ከሶስት ወራት በማይበልጥ በቀልጣፋና በአማረ መልክ  የሰሩት የክልሉ ቤቶች ልማት ኢንተርፕሬዝ ᎓የግል ኮንተራክተሮች᎓የክልሉ ኢንጅኔሮችና በጋራ መኖሪያቤቶቹ  ግንባታ ላይ ሌሎች ጥሩ አስተዋጸኦ ላደረጉት ባላሙያዎችና ድርጅቶችም ክቡር ፕሬዝዳንቱ የላቀ ምስገና አቅርበዋል።

ሌላ በኩል የጋራ መኖሪያ ቤቶች ግንባታ በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ለመጀመሪያና ለመጨረሻ ጊዜ ሳይሆን የክልሉ ሁለተኛ እድገትና ትራንስፎርሜሽን እቅድ አካል ሆኖ በሁሉም የክልሉ ከተማ መስተዳደሮችና ወረዳዎችም በሰፊው እየተገነባና ካሁን በፊትም ተገንብቶ ለአገልግሎት ከማብቃታቸው ባሻገር የክልሉ ህዝብ የመስረተልማት ጥያቄ በአግባቡ የሚመለስ ከMሆናቸው በዘለሌ የከተሞች እድገትና ውበትም የላቀ ድርሻ ይጫወታሉ ተብሎ ይታመናል።

በመጨረሻም በጅግጅጋ ከተማ የተገነቡና የተጠናቀቁ የጋራ መኖሪያ ቤቶች የከተማው እድገት᎓ውበትና የህብረተሰቡን ጥያቄ የሚመለስ ነው ሲሉ የከተማው ነዋሪዎች ገልጸዋል።


MW CMC Oo Hogaaminaya Wafti Balaadhan Ayaa Ka Degay Magaalada Godey

0
0

Godey(Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminayo wafti balaadhan oo ka kooban   heer federal iyo heer deegaan oo wata diyaarad khaas ah ayaa dhanka xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga ambabaxay dhanka magaalada godey ee xarunta gobolka shabeele, iyagoo ugasii gudbi doona degmada eleele iyo kaalub oo ay maalinta bari ah xadhiga lagaga jari doono ceelal shidaal iyo kuwo saliid ah .

Golaha Kabaneega DDSI Oo Lacag 15 milyan Oo Birr Ah oogu deeqay …

0
0

Jigjiga (Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Kulan ay yeesheen golaha kaabaneega DDSI oo uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo lagaga wada hadlay ajendayaal dhawr ah ayaa wuxuu goluhu codbuuxa ugu ansixiay deeq lacageed oo dhan 15 milyan  oo birr  eheladii iyo qaraabadii dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay magaalada addis-ababa.

Xaflad Ay Soo Agaasimeen Xog Haynta Sare Ee Ururka Dhalinyarada Kacaanka Gaamuray Ee Heego Ayaa Ka Qabsoomay Xarunta Deegaanka

0
0

Jigjiga (Cakaaranews) Arbaco, 27ka June 2018. Xaflad balaadhan oo ay si heer sare ah usoo agaasimeen xog haynta sare ee ururka dhalin yarada kacaanka gaamuray ee heego oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 2500 oo ah xubnaha dhalin yarada heego ee caasimada deegaanka ee MM jigjiga, aqoon yahanka deegaaanka, qurba joogta, odayaal dhaqameedka, kooxaha fanka iyo suugaanta ee qaran joogta iyo qurbajoogta deegaanka ayaa ka qabsoomay xarunta dhalinyarada MMJ jigjiga ee haavana.

Hadaba Xafladan oo ay xog haynta sare ee ururka dhalinyarada kacaanka heego ay ku marti qaadeen Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu marti sharaf ka ahaa ayaa ahayd mid is barasho ah islamarkaana ay dhalin yarada kacaanka heego ku muujinayeen taageerada ay u hayaan xukuumada deegaanka iyo XDSHSI, Waxayna Si dareen iyo ficil ku dheehan tahay ay ku muujiyeeen dareenkooda ku wajahan ilaalinta nidaamka dimuqraadiyada maamulka suuban dibucurashada ee ka hanaqaaday guud ahaanba deegaanka, iyagoo dhalinyaradu ruxayay calanka deegaanka iyo ka federaalka sawaxan iyo hirar cod dheer ah ku muujiyeen taageerada ay u hayaan xisbigooda iyo xukuumadooda oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI  mudane Cabdi Maxamuud Cumar Waxayna dhalintan kacaanka heego wacad ku mareen in maalin iyo habeenba ay u taagan yihiin una taagnaan doonaan ilaalinta danaha shacabka ayna yihiin hirar xoogleh oo difaac u ah danaha dadka iyo neecawda nololeed ee ay midhaheeda ku indha dilaac sadeen.

Waxaa sidoo kale xafladan kaalin mugle ka qaatay oo kusoo bandhigay suugaan ka turjumaysa hadafka iyo ujeedooyinka dhalinyarada kacaanka heego kooxaha fanka iyo suugaanta deegaanka iyo fanaaniin ka timid qurbaha oo masraxa ruxay oo ka qaadeey Heeso muujinaya muhiimada iyo udub dhaxaadka ay u yihiin dhalinta kacaanka heego Ururka dhalinyarada kacaanka heego ee DDSI oo ah urur iyagu iskood isu aas aasay Kana abuurmay midhaha XDSHSI waxna ku bartay deegaanka iyo dalka ayaa gaashaan u ah ilaalinta midnimada nabad ku wada noolaansha hormarka bulsha waynta soomaalida itoobiya.

Ugu danbayn xafladan ay ay sida heerka sare ah usoo agaasimeen xog haynta sare ee ururka dhalin yarada kacaanka gaamuray ee heego ayaa si farxad iyo jawi wanaagsan ku dheehanatahay kusoo gabagaboobmay.

የኢ.ሶ.ክ.መ. ካቢኔ አባላት በአዲስ አበባው ቦምብ ፍንዳታ የተጎዱ ወገኖች የ15 ሚልዮን ብርለገሰ

0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ዕሮብ፤ሰኔ 20/2010ዓ.ም. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት የስራ አስፈጻሚ አባላትና ካቢኔ አካላት በዛሬው እለው በክቡር ፕሬዝዳንት አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር መሪነት ባካሄዱት የአስቹኳ ስብስባ በመዲናችን አዲስ አበባ በመስቀል አደባባይ ባለፈው ሰኔ 16 ቀን በዜጎቻችን ላይ በተፈጸመው የቦምብ ፍንዳታ የተጎዱ ወገኖች የ15 ሚልዮን ብር ድጋፍ ለመሰጠት በሙሉ ድምጽ አጽድቀዋል።

Ceelasha Shidaalka Ah Oo Xadhiga Laga Jaray

0
0

Elele(cakaaranews)Khamiis, 28ka June, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee  isugujiray heer-caalam, heer-federaal iyo heer-deegaan ee ay ku wahelinayeen wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta JDFI iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada mudane Axmed Shide ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray qaar kamid ah ceelasha shidaalka ah ee Elele.

Wixii faahafaahin ah kala soco wararkayaga danbe ee cakaaranews.com

 

 

 

Xadhig kajarkii Shidaalka DDSI

0
0

Elele(cakaaranews)Khamiis, 28ka June, 2018. Mudo kabadan nusqarni ayaa shacabwaynaha DDSI ay naawilayeen intifaacsiga khayraadka-dihin ee ilaahay kumanaastay Deegaankooda kaas oo ay ugu horeeyaan noocyada kaladuwan ee shidaalka, balse nasiib wanaag maanta ayuu Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi maxamuud Cumar, oo ay waheliyaan wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta mudane males Alem iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada JDFI mudane Axmed shide ay si wadajir ah xadhiga uga jareen qaar kamid ah ceelasha shidaalka ah ee degmada Elele kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 6 ceel islamarkaana 3 kamid ah la dhamaystiray. iaydoo ceelashanina ay maalinkii soo saari karaan inta ay tijaabada kujiraan shidaal cadadkiisu  dhan yahay 800 oo barmiil oo ah shidaalka caydhin (cruel-oil)

Hadaba, shidaalkan maanta xadhiga laga jaray ayaa natiijadiisu ay soo jiitamaysay sanooyin badan islamarkaana ay shaqadiisa soomareen hay’ado iyo wadamo kaladuwan oo caalamka ah oo ay kamid yihiin Ruushka, Australia Maraykanka ingiriiska iyo malayshiya. Waxaana xusid mudan in xukuumada DDSI ee maanta ka arimisa deegaanka ay dadaal badan oo ilaa heernaf hurid ah, wakhti iyo latashi badan kubixisay islamarkaana mudo hada laga joogo 4 sano ay mashruuca qodista shidaalka ee ogaden gass ay gacanta ku qabatay shirkad laga leeyahay wadanka Chinaha oo loo yaqaano Poly-GCL. Taas oo ku guulaysatay dhamaan qodista iyo kamidho dhalinta shidaalka noocyadiisa kaladuwan islamarkaana natiijadan maanta kagaadhay.

Munaasabadan xadhig kajarka ah oo ay kasooqaybgaleen Mas’uulliyiin kala duwan oo isugujira heer-caalam, heer-dal iyo heer-deegaan oo ay ugu horeeyaan madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wasiiro heerfederaal ah, masuuliyiinta shirkada POLY-GCL, qaarkamdi ah generalada ciidamada difaaca qaranka, masuullyiin kasocday safaarada dalka shiinuhu kuleeyhay dalkeena itoobiya, odayaal dhaqameedka deegaanka qurbajoogta iyo martisharafkale ayaa si qurux badan xadhiga looga jaray qaarkamid ah ceelashii kuwaaso kuyaalay degmada elele ee katirsan gobolka shabeele iyadoo madaxwaynaha iyo wasiirrada JDFI ay sidookale bari  xadhiga kajari doonaan ceelasha shidaalka ee jeexdin ama kaluub.

xadhig kajarka kadib, ayaa madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi maxamuud cumar uu warbaahinta lahadlay isagoo madaxwaynuhu sheegay in maanta ay farxad wayn utahay in uu nasiib u yeesho xadhig kajarka  ceelashan shidaalka ah oo ah horumar balaadhan islamarkaana ay guud ahaanba shacab-waynaha deegaanku mudo ka badan nus qarni ay ku taamayeen. Wuxuuna tilmaamay in xadhig kajarka ceelasha shidaalka ah ee kaladuwan ay ka mid yihiin guulaha dalku gaadhay.   Islamarkaana ay aad ugu mahadcelinayaan allah u suurogaliyay natiijadan laga gaadhay shidaalka deegaanka. Wuxuuna madaxwaynuhu carabka kudhuftay in degmada elele ay noqon doonto meel loosoo shaqo tago. Wuxuuna kuduceeyay in degmadan elele uu ilaahay kadhigo tii horumarisa  deegaanka iyo guud ahaanba dalka.

Sidookale, wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta mudane males Alem iyo waliba wasiirka wasaarada xidhiidhka arrimaha dawlada JDFI mudane Axmed shide oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in natiijadan iyo guushan maanta lagaadhay ay hormuud u yihiin shacabwaynaha DDSI iyo hogaamintiisa maanta ka arimisa deegaanka oo talo iyo dadaal badan kubixiyay islamarkaana heersare gaadhsiiyay horumarka iyo nabadgalyada ee ay maanta haystaan shacabka DDSI. 

Iskusoowada duuboo waxaa xusid mudan in shidaalkan kaladuwan ee isugujira gaaska dabiiciga  ah (natural gas) saliida qaydhin (cruel oil) si wayn looga faaiidaysan doono hawlo aan lasookoobi Karin oo ay kamid yihin warshadaha kaladuwan ee dalka. Iyo waliba in loo dhoofin doono dalka dibadiisa taasina ay kor uqaadi doonto guud ahaan dhaqaalaha dalka Iyadoo ay xusid mudantahay in dhismaha tuubooyinka shidaalka ee ceelasha  jeexdin, elele iyo xarunta dalka ilaa iyo jabuuti shaqadooda wakhtiyar gudihii lagu dhamaystiri doono.

Ugudanbayna, madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa lafilayaa inay xadhiga kajari doonaan ceelasha shidaalka ee ladhamaystiray ee kuyaala goobta looyaqano jeexdin ama kaaluub ee katirsan degmada dhoobawayn ee gobolka qoraxey.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የተገኛውን ድፍድፍ ነዳጅ በይፋ ተመረቀ

0
0

ኢለሌ(cakaaranews)ሀሙስ᎓ሰኔ 21/2010ዓ.ም.የኢትዮጵያሶማሌክልል ህዝብና መላው የሀገሪቷ ዜጎች በክልሉ ውስጥ የሚገኙ  እምቅ የፈጥሮ ሀብቶቻቸውን በተለይ በቀዳሚነት ለበርካታ የክልሉ አከባቢዎች የታደለው የተፈጥሮ ጋዝ᎓ፔትሮልየም እና ሌሎች የሀገሪቱ ማዕድናትም በአግባቡ ለመጠቀም  ከግማሽ ክፍለ ዘመን በላይ የሚሆን ጊዜ በጉጉት ሲጠበቁ የነበረውን የፔትሮልየምና የተፈጥሮ ጋዝ ሀብት በኢትዮጵያሶማሌክልል ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ ፤በኢፈዴሪ ማዕድን ᎓ፔትሮልየምና የተፈጥሮ ጋዝ ሚኒስትር ዴኤታ አቶ መለስ አለሙና በኢፈዴሪ መንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ጽ/ቤት ኃላፊ ሚኒስትር አቶ አህመድ ሺዴ በኢለሌ ወረዳ የተገኙት 6 የፔትሮልየምና ተፈጥሮ ጋዝ ጉድጓዶች መካከል ሙሉ በሙሉ የተጠናቀቁ ሶስት የድፍድፍነዳጅ(cruel-oil)ጉድጓዶች  በዛሬው እለት በጋራ ተመርቀዋል።ይህ የድፍድፍነዳጅ ጉድጓዶች በቀን 800 በርሚል ነዳጅ የማምረት አቅም እንዳላቸውም ተገልጿል።

በተጨማሪም በተለያዩ ሀገራት እንደ ራሺያ᎓አውስተሬሊያ᎓አሜሪካ᎓ኢንግሊዝና መሌዠያ ድርጅቶች በተለያዩ ጊዜያት የተለያዩ  አከባቢዋች የተለያዩ ነዳጅ ፈለጋ ጥናቶች ብያደርጉም ሳይሳከላቸው ቀርተዋል። ነገር ግን  የክልሉ መንግሥት የክልሉ ብሎም የሀገሪቱን ነዳጅ ሀብት ለማውጣትና የሀገሪቱ ህዝብ ተጠቃሚ ለማድረግ በወሰደውን እልህ አስጨራሽ ጥረትና በጉዳዩ ላይ በተሰጠው አቅምና እውቀት መሰረት ከ4 አመታት በፊት ከቻይናው የፖሊ ጂሲ ኤል (Poly-GCL) ድርጅት ጋር በኢትዮጵያሶማሌክልል በሚገኘውን የኦጋዴን ጋዝ ቁፈራ እንድያካሄድ ከስምምነት መድረሱን ይታወሳል።የፖሊ ጂሲ ኤል ባላሙያዎችም በአከባቢው በሚገኙ ሁሉም የነዳጅ አይነቶች አመርቂ ውጤቶች አስገኝተዋል።

በሌላ በኩል በሸቤሌ ዞን ኢለሌ ወረዳ የተገኘው የነዳጅና ተፈጥሮ ጋዝ ምርቃት ሥነ-ስርዓት ላይ የኢትዮጵያሶማሌክልል ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ  ኡመር᎓የፌዴራልና የክልል ከፍተኛ የስራ ሃላፊዎች᎓የፖሊ ጂሲ ኤል ፔትሮልየም ድርጅት አመራር አካላት᎓አምስቱ የሀገር መከላኪያ እዞች ዋና አዛዠ ጄኔራሎች᎓በኢትዮጵያ የቻይና አምቤሲ አመራር አባላት᎓ሃገር ሽማግሎች᎓የክልሉ ዲያስፖራ አባላትና ሌሎች ጥሪ የተደገላቸው እንግዶችም ተገኝተዋል።በተመሳሳይም በነገው እለት ጄህዲን/ካሉብ የተገኙ የተፈጥሮ ጋዝና ፔትሮልየም ጉድጓዶችም በኢትዮ-ሶማሌክልል ፕሬዝዳንት እና በፌዴራል የስራ ሃላፊዎች እንደምመረቁም ተገልጸዋል።

በዚህም በዛሬው የነዳጅ ምርቃት መድረክ ላይ ንግግር ያደረጉት የኢ.ሶ.ክ.ፕሬዝዳንትክቡርአቶአብዲመሀሙድ "እስካአሁን ድረስ ምንም አይነት ችግር ሳይፈጠር ሠራተኛው እና ድርጅቱ በሠላም የፕሮጀክቱን ሥራ በማጠናቀቁ በመጀመሪያ ለአላህ ምስጋና እናቀርባለን። በመቀጠል ለኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ፣ ለሀገርመከላከያ ሠራዊትና ለክልሉ ፀጥታ ሃይሎች ብሎም ለፌዴራል መንግሥትና ለፖሊ ጂ.ሲ.ኤል ፔትሮሊየም ካምፓኒ ምስጋናዬን አቀርባለሁ። ነገር ግን አሁንም የክልሉ ህዝብ እና መንግሥት እስከ ፕሮጀክቱ ፍፃሜ ድርስ ቀን ከተሌሊት ደከመኝ ሰለቸኝ ሳይሉ ሁሉም የባለድርሻ አካላት በፌዴራልም ሆነ በክልልም ህዝቡም ተባብረን ድህነትን ታሪክ እናድርገው" ብሏል።

ፕሬዝዳንቱ ዛሬ ለክልሉ ብሎም ለሀገሪቱ ህዝብ አዲስ ምዕራፍ እንደተከፈተ ገልጾ በዛሬው እለት የኢለሌ ተፈጥሮ ነዳጅ በማስመረቃቸው እጅግ ደስተኛ መሆናቸውን ከመግለጻቸው ባሻገር ኢለሌ ወረዳ ለሀገሪቱ ህዝብ የሥራ ፈጣሪ እድል እንድትሆን በመመኘት ኢለሌ የክልሉና የሀገሪቱ ልማት መነሻ ትሆን ዘንድም መርቋል።

በተያያዜም የኢፈዴሪ የማዕድን᎓ፔትሮልየምና ተፈጥሮ ጋዝ ሚኒስቴ ሚኒስትር አቶ መለስ አለሙ ባቀረቡት ንግግር "በዛሬው እለት የኢለሌ ድፍድፍ ነዳጅ በረገጥናት የእናት ሃገራችን ከርሰ ምድር ወይም ደግሞ ፅንሰ ምድር ወደ አንድ ምዕተ ዓመት የተጠጋ ዘመን ሲፈለግ የነበረው ድፍድፍ ነዳጅ በዘመን ቀመር የዛሬዋ ዕለት የሃገራችን ምድር የመካንነት ጊዜ አብቅቶ የእርግዝና ምልክት የሚታይበት ታሪካዊ ቀን በመሆኗ እንኳን ደስ ያላችሁ እንኳን ደስ ያለን ለማለት እወዳለሁ" ተናግረዋል።አያይዞም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥትና ህዝብ እንድሁም ለክልሉ ጸጥታ አካላት ለፖሮጀክቱ ያደረጉትአስተዋፅኦሚኒስትሩ የላቀ ምስገና አቅርቧል።

የድፍድፍ ነዳጅ ሀብቱ ሀገሪቱ አሁን ከገባችበት የውጭ ምንዛሬ እጥረት ለማውጣት የምታደርገው ጥረት ለማገዝ ትልቅ አስተዋፅኦ እንዳለውና ነዳጁ ከኤክስፖርት ፋይዳ ባሻገር ለሀገር ውስጥ እንዱስተሪዎች እንደሚውል እንደሁም በቅርቡ የድፍነዳጅ ፓይፕ ዝርጋታ ሥራዎች እንደሚጠናቀቁም የኢፈዴሪ መንግሥት ኮሙኒኬሽን ጉዳዮች ጽ/ቤት ኃላፊ ሚኒስትር አቶ አህመድ ሺዴ አስረድቷል።

በመጨረሻም በቆራሄይ ዞን ዶበወይን ወረዳ ጄህዲን ወይንም በካሉብ ፐተገኙ የተፈጥሮ ጋዝና ፔትሮልየም ጉድጓዶች በነገ እለት በኢትዮጵያ ሶማሌክልል ፕሬዝዳንት እና በፌዴራል የስራ ሃላፊዎች እንደምመረቁም ተገልጸዋል።

 

 

 

 

 

 

 


Ogayssiis, Ogaysiis Macalimiinta Kaqalinjabisay Kuliyadaha Macalimiinta Ee Jigjiga Iyo Qabridahar

0
0

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 29ka June, 2018. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan macalimiinta heerka diplomaha ah ee sanadkan 2010 T.I ka qalinjabisay kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi majiid xuseen iyo kuliyada tababarada macaliiinta ee qabridahar inay maanka ku hayaan islamarkaana ay u soo xaadiraan imtaxaanka qoraalka ah ee  xaqiijinta shatiga xirfada baranimo kaas oo maalinka Talaadada ah ee ku beegan  26ka, bisha-10,aad,  2010 .T.I kadhici doona kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi Majiid Xuseen ee magaalda jigjiga.

Hadaba, Geedi-Socodka Shatibixinta Iyo Cusboonaysiinta Xirfada Barayaasha Iyo Hogaaminta Waxbarashada Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI ayaa ogaysiinhaya macalimiinta diplomaha ah ee sanadkan 2010 T.I ka qalinjabisay kuliyadaha tababarada macalimiinta ee jigjiga iyo qabridahar in ay u soo diyaar-garoobaan imtaxaanka qoraalka ah ee xaqiijinta tayada xirfada baranimo ee license’ga.

Sidookale, Geedisocdka shatibixinta ee xafiiska waxbarashada DDSI ayaa macalimiinta ogaysiinhaya in macalimiinta hada qalinjabiyay ee aan wali is diwaangalinin ay barri iyo saadanbe oo ah sabti iyo axad ay iska diwaangaliyaan waaxda shatibixinta xafiiska ee waxabarashada DDSI. Islamarkaana ay imtaxaanka qoraalka ah ee shatiga xirafada baranimo ay ufadhiistaan kaasoo maalinka saalaasada ah ee ku beegan  26 bisha 10,aad  2010 .T.I kadhici doona  kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr Cabdi Majiid Xuseen ee magaalda jigjiga.

Ugudanbayn, F.G: wixii faahfaahin ah ama talo iyo tusaale ah dheeri ah waxaa lagala xidhiidhi karaa teleefan Numberada kala ah +251252780359 / 0913304382/ 0973541718 / 0911763562, ,. Waa Xafiska Waxbarashada DDSI

MW CMC IYO Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Ku Sugan Xarunta Gobolka Qoraxey

0
0

Qabridahar(Cakaaranews) Jumce, 29ka June, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxauud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo ku gudajira socdaalka loogu magacdaray shidaalka iyo saliida ayaa kadib markii uu si wadajir ah xadhiga uajaray ceelasha shidaalka iyo saliida ee elele iyo kaaluub ayaa wuxuu waftigu  uhoydey degmada dhoobawayn ee gobolka qoraxey, iyadoo uu halaas madaxwaynuhu kulan kula yeeshay qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan degmada dhoobo-wayn.

Wuxuuna madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu shacabka degmada dhoobo-wayn usheegay in maadaama oo xadhiga laga jiray khayraadka shiidaalka deegaanka looga baahanyahay shacabka inay ilaashadaan islamarkaana ay sii xoojiyaan dadaaladii balaadhnaa ee lagu gaadhay guushan maantan. Madaxwaynaha ayaana intaa kudaray in mustaqbalka dhaw laga bixidoona cadawgeena koobaad oo ah saboolnimada, madaxwaynaha ayaana shacabka ku adkeeyay inaysan is dhiganin balse loo baahan yahay inay ka faaiidaystaan khayraadka kale deegaanka.

Dhankoodana waxaa iyana kulan ka hadlay qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan degmada dhoobowayn iyagoo ugu horayn ilaahay ugu mahadnaqay in maalintan taariikhda ah ay gaadhaan waxayna ka sheekeeyeen sida ay oogu faraxsanyihiin rajadii ay naawilayeen inay rumowdo iyagoo balan iyo wacad kumaray inay ilaashanayaan.

Intaas kadib ayaa waxuu waftigu usoo socdaalay dhanka ceelasha kaalub oo iyana la gaba-gabeeyay, isagoo madaxwaynuhu soo kormeeray   ceelasha shidaalka ee kaalub oo wakhti xaadirkan bilaabaya in dalkeenu dhoofiyo shidaalka noocyadiisa kaladuwan.

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxauud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo ku gudajira socdaalka loogu magacdaray shidaalka iyo saliida ayaa duhurnimadii maanta hadhgalay degmada shilaabo ee gobolka qoraxey, iyadoo uu hlakaas maxawaynuhu kulan balaadhan kula yeeshay qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan degmada shilaabo, wuxuuna madaxwaynuhu usheegay shacabka in la gaadhay xiligii uu shacabka deegaanku  jabinayay dhiisha fiqriga, wuxuuna madaxwaynuhu intaa kudaray in sidii shacabka reer shilaabo looga bartay ay u ilaashadaan mashruucan uu shacabka deegaanku ku jabinayo dhiisha fiqriga.

Kulankaas kadibna ayaa waxay madaxwaynaha iyo waftigiisu usoo caraabeen dhanka magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey iyagoo madaxwaynaha iyo waftigiisu u istaagayay shacabka ku teedsan tuulooyinka wadada laamiga ah ee udhexaysa shilaabo iyo qabridahar islamrkaana ay shacbaku kusoo dhawaynayeen laama qoyan iyo qablbi furan.

Ugu danbayna madaxwaynaha iyo waftiga balaadhan ee uu hogaaminayay ayaa usoo hoydey magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey, iyadoo ay shacabka magaalada qabridahar madaxwaynaha iyo waftigiisa kusoo dhaween duleedka magaalada qabridahar. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaana wakhti xaadirkan ku sugan magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey.

Jaamacada Jigjiga Iyo Qalinjabinta Dufcadii 10,Aad Oo Si Heersare U Dhacday

0
0

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 30ka, June, 2018. Waxaa jaamacada jigjiga kaqabsoomay Xaflad qalin jabin ah oo si heersare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay kuqalinjabiyeen dufcadii 10aad ee ardayda jaamacada jigjiga kuwaasoo tiradoodu dhantahay 4037 arday oo baratay culuumta kaladuwan ee sayniska ee jaamacdu bixiso islamarkaana heerka aqoontoodu tahay degree’ga 1aad iyo degree’ga 2aad (master). Iyadoo xafladana ay  kasooqaybgaleen madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah, mas’uuliyiinta jaamacda oo uu ugu horeyo madaxwaynaha jaamacada jigjiga, odayaal dhaqameedka deegaanka, ardaydii qalinjabinaysay, waalidiinta, ehelada  iyo asxaabta ardayda qalinjabinaysa.

Hadaba, munaasabadan qalijabinta ah oo ugu horay lagu bilaabay heesta calanka qaranka itoobiya ayaa waxaa ugu horayn khudbad muhiim ah kasoojeediyay Madaxwayne Kuxigeenka Ahna Wasiirka Xafiiska Beeraha Iyo Horumarinta Khayraadka Dabiiciga Ah Marwo Sucaad Axmed Faarax oo ugu horayn u hanbalyaysay  ardayda qalinjabinaysa. Waxayna madaxwayane kuxigeenku si faahfaahsan uga hadashay heerka uu deegaanku ka gaadhay waxbarashada islamarkaana barbardhig kusamaysay 10 sano kahor deegaanku siduu u dib dhacsanaa dhanka waxabarshada iyo guud ahaanba horumarka dhainacyadiisa kaladuwan. Waxayna marwadu xustay in jaamacada jigjiga ay kamid tahay jaamacadaha ugu sareeya jaamacadaha dalkeenan itoobiya. madaxwayne kuxigeenka oo hadlkeeda sii wadata ayaa dhamaan ardayda qalinjabisay kuboorisay inay noqdaan kuwo cilmiga ay barteen uga faaiideeya bulshadooda islamarkaan ugu adeega si daacad ah.

Sidookale, Madaxwaynaha Jaamacada Jigjiga Dr.Cabdicasiis Ibraahim ayaa hanbalyayn kadib kahadlay ardayad sanadkan qalin jabisay oo ah jadufcadii 10aad iyo waliba guud ahaan sooyaalkii taariikheed ee jaamacada jigjiga. Madaxwayanah ayaan ugu horayn kawarbixiyay ardayda sanadkan kaqalinjabisay jaamacada isagoo sheegay in ardayda sida joogtada ah (Regular students) wax uga baranaysay jaamacada jijiga ay isugujioraan  degree 1aad iyo degree’ga 2aad kuwaasoo tioradoodu dhnatahay 1346 arday. Meesha ardayda dhigata waxbarashada weekend, waxbarashada fogaanta ay tiradoodu dhantahay  2691. Wuxuuna carabka kudhuftay inay guud ahaan jaamacada jigjiga ay kaqalinjabisay  sanadkan 2010 T.I  arday tiradoodu dhan tahay 4037 arday. kuwaasoo baratay culuumaha kaladuwan ee ay jaamacadu bxiso.

Wuxuuna hadalkiisii ku soo gunaanaday in ilaa iyo intii jaamacada la aasaasay ay kaqalinjabiyeen arday tiradoodu dhan tahay 27, 738 arday islamarkaana ay tiradani tahay mid aad usaraysa marka loo eego da’da ay jirto jaamacadu.

Dhankakale, gabagabadii xaflada ayaa waxaa ardaydii ugu dhibcaha badnayd halkaas la gudoonsiiyay abaal marino kaladuwan.

Ugudanbayn ardaydii ka qalinjabisay jaamcada jigjiga ayaa sheegay inay dareenkooda  farxadeed ee maanta aysan qiyaasi karin. Waxayna xuseen in ay aad ugu faraxsanyihiin islamarkaana ay u mahadceliyeen dhamaan waalidiintood, asxaabtoodii iyo eheladoodii.

የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ለ10ኛ ጊዜ ሲያስተማራቸው የነበሩትን 3900 ተማሪዎች በዛሬው ዕለት አስመርቋል

0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ቅዳሜ፤ሰኔ23/2010ዓ.ም  በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሰ መዲና የሚገኘው የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በዛሬው እለት በመደበኛ፣ በተከታታይ እና በርቀት እንዲሁም በድህረ ምረቃ ፕሮግራሞች ሲያስተምራቸው የነበሩትን 3900 ተማሪዎች ማስመረቁ ተገልጿል።

ሃገሪቷ ከያዘቻቸው የሚሊኒየም ግቦች መካከል ዜጎችን በትምህርት ዕውቀት ማብቃት አንዱ ሲሆን በዚህም መሠረት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ዋና ከተማ በሆነችው ጅግጅጋ የሚገኘው ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ለ10ኛ ጊዜ በመደበኛ፣ በተከታተይ እና በርቀት በተጨማሪም በድህረ ምረቃ ፕሮግራም ሲያስተምራቸው የነበሩትን 3900 ተማሪዎች በዛሬው እለት ማስመረቁ ተገልጿል።

የምርቃት ሥነ-ሰርዓቱ  በብሔራዊ መዝሙር የተጀመረ ሲሆን በምርቃት ሥነ-ስርዓቱ ላይ ተገኝቶ የመክፈቻ ንግግር ያደረጉት የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግሥት ም/ፕረዝዳንትና የክልሉ እርሻና ተፈጥሮ ሀብት ቢሮ ኃላፊ ወ/ሮ ሱኣድ አህመድ ፋራህ ለተመራቂ ተማሪዎች የእንኳን ደስአላችሁ መልዕክታቸውን በማስተላለፍ ባለፉት 10 ዓመታት በሁሉም የክልሉ አከባቢዎች  የትምህርት ተደራሽነትን ማስፋፋቱና በሁሉም የመሠረተ ልማት መስኮች አመርቂ ሥራዎችን መስራታቸውን ገልፀዋል።

በተጨማሪም ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በክልሉ ብሎም በሀገሪቱ አርብቶ አደርና ከፊል አርሶ አደር ዘርፎች አቅም የሚያሳደጉና ውጤታማ የሆኑ በርካታ የጥናትና ምርምር ተግባራትን መስራቱንና በአርብቶ አደር እና ከፊል አርሶ አደር ጥናትና ምርምር ሥራዎች በሀገሪቷ ካሉ ከፍተኛ ትምህርት ተቋማት ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በቀዳሚነት እንደምትገኝም ም/ርዕሰ መስተዳደሯ አብራርተዋል።

በተመሳሳይም የጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ፕሬዝዳንት ዶ/ር አብዱልአዚዝ ኢብራህም ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በ2010ዓም ለ10ኛ ጊዜ በአንደኛ እና በ2ተኛ ዲግሪ በመደበኛነት የተመረቁት ተማሪዎች ብዛት 1346 ሲሆኑ በዘንድሮ በተከታታይ መርሃ ግብር የተመረቁ ተማሪዎች ብዛትም 2691 መሆናቸውንና በርቀት እና በሌሎች ፖሮግራሞችም ዩኒቨርሲትው 4037 ተማሪዎችን አስመርቋል ብለዋል።

በተጨማሪም ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ በ10 አመታት ውስጥ 27, 738 ተማሪዎችን በተለያዩ የትምህርት መስኮችና በተለያዩ መርሃግብሮች ማስመረቃቸውንም ዶ/ር አብዱልአዚዝ ኢብራህም ገልጿል።

በሌላ በኩል ጅግጅጋ ዩኒቨርሲቲ ለ10ኛ ጊዜ ካስመረቃቸው ተመራቂዎች መካከል ከፍተኛ ውጤት ላመጡ እና በማዕረግ ለተመረቁት  ተማሪዎችን የተለያዩ የሜዳሊያና የማበረታቻ ሽልማት ተበርክቶላቸዋል። በተጨማሪም ዩኒቨርሲቲው ለሁለት ግለሰቦችም የክብር ዶክትሬት መስጠቱም ተገልጿል።

በመጨረሻም ተመራቂ ተማሪዎች ከበርካታ ውጣ ውረዶች በኋላ ዛሬ ለዚህ ምርቃት በማብቃታቻውን እጅግ መደሰተኛ መሆናቸውን የገለፁ ሲሆን በቀጣይም የተጣለባቸውን ሃላፊነት በአግባቡ እንደሚወጡም ቃል ገብተዋል።

 

 

MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Ee Uu Hogaaminayay Oo Caaawa Kusoo Dheelmaday Degmada Shaykoosh

0
0

Shaykoosh(cakaaranews)Axad, 1da July 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee maalmahanba ku guda jiray socdaalkii loogu magacdaray shidaal iyo saliid ayaa maanta niskii danbe kasoo anba baxay magaalada qabridahar islamarkaana caawo usoo hooyday degmada shaykoosh. Iyadoo madaxwaynaha iyo waftigiisuba ay casarkii soo galeen degmada shaykoosh. Halkaas oo ay bulshada qaybaheeda kaladuwani si  aad u quruxbadan ugu soo dhaweeyeen.

Hadaba, madaxwaynaha iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa intii ay ku guda jireen socdaalka shidaal iyo saliid kulamo kaladuwan layeelanayay  bulshada qaybaheeda kaladuwan ee kunool  degmooyinka iyo tuulooyinka ay socdaalka kumareen. Iyadoo madaxwaynuhu uu bulshada uga warbixinayay xadhig kajarka shidaalka iyo saliida ee Elele iyo jeexdin. Iyo waliba tariikhdii iyo halgankii loo galay natiijo ka gaadhida shidaalka iyo saliida deegaanka. Wuxuuna madaxwaynuhu bulshada usheegayay in wakhti-dhaw saboolnimada laga bixi marba hadii ilaahay ku guuleeyay in ay xadhiga kajaraan shidaalkii iyo saliidii deegaanka ee mudada badan la rajaynayay in mar uun guul laga gaadho.  

Iskusoowada duuboo, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa caawo ku dheelmaday xarunta degmada sheykoosh ee shaykoosh. iyadoo lafilayo in madaxwaynuhu uu kulamo laqaadan doono  bulshada kudhaqan degmada shaykoosh. 

Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Tababar U Qabtay Khabiirada Iyo Dheskiyada Xafiisyada Waxbarashada Ee Degmooyinka Iyo M.M

0
0

Jigjiga(cakaaranews)1Axad, da July 2018. Waxaa xarunta deegaanka kabilawday tababar ujeedadiisu tahay kobcinta garaadka aqoomeed ee khabiirada iyo Gadhwadeenada G/socodyada ka hawlgala dhamaan xafiisyada waxbarashada ee 93 degmo iyo 6 maamul magaalo. Iyadoo tababarkana ay kaqaybgalayaashu kuqaadan doonaan casharo dheeri ah oo laxidhiidha dib uhabayn iyo casriyayn lagu smaeeyay nidaamka dabgalka waxbarashada, qorshaynta, hogaaminta waxbarashada iyo sinaanta jinsiga.

Hadaba, tababarkan aya waxaa furitaankiisii ugu horayn kahadlay Wasiirka Xafiiska Waxabarshada DDSI Mudane Ibraahim Aadan Mahad Oo sheegay in tababarkani yahay mid kuqotama kobcinta awooda fulineed ee khabiirada iyo gadhwadeenada geedisocodyada xafiisyada waxbarashada ee degmooyinka iyo Maamul magaalooyinka. Wuxuuna wasiirku intaas kudaray in tababarkani yahay sidii ay xafiisyada waxabarshada ee degmooyinku unoqon lahaayeen kuwo kubaraarugsan geedisocyada kaladuwan ee waxabarshudu kakooban tahay islamarkaana qorshaysan kara hawlkasta oo geedisocodka waxbarasho kuqotama. Si loga midho dhaliyo qorshayaasha waxbarasho ee uyaala deegaanka.  

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa kula dardaarmay tababartayaasha in si fiiacan looga faaiidaysto mudada ay socdaan casharada  tababarku, Kadib markuu dhamaadana ay ficil kumuujiyaan islamarkaana ay sii gaadhsiiyaan degmooyinkii iyo MM ay kakala yimaadeen.

Sidookale, Gadhwadeenka G/Socodka Horumarinta Macalinta Iyo Hogaaminta Waxbarashada Ee Xafiiska Waxbarashada DDSI Mudane Cabdixakiin Maxamed Cali  oo isna tababarkan kawarbixiyay ayaa sheegay in tababarkani yahay mid lagu kobcinayo garaadka aqoomeed ee khabiirada iyo gadhwadeena waxabarshada degmooyinka iyo Maamul magalooyinka deegaanka maadaama oo ay yihiin iyagu kuwii shaqada waxbarashada gacanta ku hayay technically. Wuxuuna xusay agaasinku in tababarkani uusan ahayn kii ugu horeeyay balse laakiin uukani kaga duwanwayahay kuwii hore in tababartayaashu ay qaadanayaan casharo dheeri ah oo kuqotam nidaamka dabagalka waxbarashada iyo qorshaynta.

Iskusoowada duuboo, tababarkan oo socon doona mudo 10 cisho ah ayaa markuu dhamaado laga filayaa in kaqaybgalaayshu ay kadhaxli doonaan aqoon dheeri ah oo kor uqaada awooda fulineed ee khabiirada iyo gadhwadeenada geedispocodyada waxbarashada ee 93’da degmo iyo 6’da maamul magaalo ee deeganaku ka kooban yahay.

MW CMC Iyo Waftiigii Uu Hogaaminayay Oo Kusoo Dheelmaday Magaalada Dhagaxbuur

0
0

Dhagaxbuur(cakaaranews)Isniin, 2da July 2018. Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee kugudajiray socdaalkii shidaalka iyo saliida ayaa maanta kasoo anba baxay degmada shaykoosh islamarkaana caawa kusoo dheelmaday magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar. Iyadoo madaxwaynaha iyo waftigiisuba intii ay soo socdeen saacado badan  laqaatay bulshada kudhaqan senterada iyo tuulooyinka u dhexeeya  shaykoosh iyo dhagaxbuur kuwaas oo soo dhawayn balaadhan oo farxadi ku dheehan tahay u muujinayay madaxwaynaha iyo waftigiisa islamarkaana kutiirsanaa hareeraha wadada laamida ah ee u dhaxaysa shaykoosh iyo dhagaxbuur.

Hadaba, madaxwaynaha iyo waftigiisa oo kuguda jira kasoo laabashadii socdaalkii shidaal iyo saliid ayaa wakhti xaadirkan kusugan magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar iyadoo halkaasna ay duleedka magaalada dhagaxbiuur si meeqaam sare leh ugu soodhaweeyeen bulshada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan magaalada dhagaxbuur. waxayna madaxwaynaha iyo waftigiisu caawa usoo hooydeen magaalada dhagaxbuur. Iyadoo lafilayo in sidii caadada u ahaydba madaxwaynaha  DDSI mudane Cabdi Maxmuud Cumar uu kulamo kaladuwan laqaato bulshada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan magaalada dhagaxbuur.


RW Dalka Dr. Abiyi Ahmed Oo Lahadlay Guud Ahaan Dhalinyarta Dalka

0
0

Adhisababa(cakaaranews)isniin 2da July 2018. Raisal Wasaaraha Dalka JDFI  Dr Abiyi Ahmed oo maanta lahadlay guud ahaan dhalinyarta dalka gaar ahaan dhalinyarada deegaanada soo koraya khaasatan dhalinyarta DDSI oo carabka kudhuftay magaalada jigjiga ayaa ugu horayn uga mahadceliyay banaabaxyadii taageerada ahaa ee ay ficilka ku muujiyeen islamarkaana ay kutaagarayeen waxqabadkii uu raisal wasaaraha dalku kutalaabsaday mudada gaaban. wuxuuna raisal wasaaruhu sheegay inay banaan baxyada hada kadib ubadalaan waxqabad mutadawacnimo oo kur uqaadaya  dhaqaalaha dalka iyo technolojiyadaha.

Sidoo kale, raisal wasaaraha ayaa kuladardaarmay dhalinyarta maadaama oo ay soo baxeen dad raba inay khal-khal galiyaan nabadgalyada iyo horumarka dalka iyo ta deegaanadaba oo uu ugu yeedhay ‘’sagur lawdhooj’’ iyo xoogag cusub oo raba inay carqaladeeyaan nabadgalyadeena in looga baahan yahay dhalinyarta oo ay waajib kutahay inay kahortagaan il-gooni ahna u yeeshaan dhaqdhaqaaqyada dadkaas islamarkaasna ay fashiliyaan ficilada khatarta ah ee ay maleegayaan iyagoo dhalinyartu garab istaagaya dawladooda.

Hadaba, Raisal wasaaraha dalka oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in dhalinyarada looga baahan yahay inay dadka kusoo kordha qabaleeyadooda iyo magaalooyinkooda ay hubsadaan iyagoo waydiinaya waxa ay yihiin iyo sababta ay uyimaadeen  si looga badbaado khatarta ay maleegayaan.

Wuxuuna ugudanbayn raisal wasaaruhu ugu baaqay dhalinyarta dalka inay xiliga xagaaga ah  ay isdhaxgal sameeyaan oo uu deegaanba deegaanka kale ugudbo si deegaanba deegaanka kale wax uga barto oo  ay dhir beeris, aqoon iswaydaarsi iyo isbarasho sameeyaan si loo sii xoojiyo midnimada iyo isjacaylka  qoomiyadaha iyo shucuubaha kaladuwan ee dalka islamar ahaantaana ay dhalinyartu kaqayb qaadato barashada aaladaha casriga ah iyo technolojiyadaha iyo waliba hawlaha setalaytyada si dhaqaalaha dalkeenu uu kor ugu kaco islamarkaana uu dalkeenu ugaadho wadamada horumaray.

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የመማር ማስተማር ሂደቱን ለማሳደግ የሞያ ስልጠና መሰጠት መጀመሩ ተገለፀ

0
0

ጅግጅጋ(Cakaaranews)ሰኞ፤ሰኔ 25/2010ዓ.ም በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ትምህርት ቢሮ አዘጋጅነት በክልሉ ርዕሰ መዲና ጅግጅጋ ከተማ የመማር ማስተማር ሂደቱን ለማሳደግ የሚረዳ የሞያ ስልጠና መሰጠት መጀመሩ ተገልጿል። ስልጠናው ለ10 ቀናት የሚቆይ ሲሆን በትምህርቱ ዙሪያ የሚሠሩ ባለሞያዎች፣ አመራሮች እና የዴስክ ሠራተኞች እየተሳተፉ እንደሆነም የክልሉ ትምህርት ቢሮ  አስታውቋል።

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የመማር ማስተማር ሂደቱን ለማሳደግ ከ93 ወረዳዎችና 6 የከተማ አስተዳደሮች ለተውጣጡ ባለሞያዎች ስልጠናው መሰጠት መጀመሩ ተገልጿል።በዚህም ለ10 ቀናት የሚቆይ መሆኑን  በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የትምህርት ቢሮ ኃላፊ አቶ ኢብራህም አደን ገልፀው የመክፈቻ ንግግር ባደረጉበት ወቅት "ስልጠናው በሁሉም ወረዳዎች የመማር ማስተማሩን ሂደት ለማሳደግ ታስቦ ነው የተዘጋጀው። ይህንንም በእቅድ ላይ የተመሠረተ ሞያዊ ሥራ መሥራት ያስፈልጋል። እናንተም ስልጠና በመከታተልና ወደመጣችሁበት ስትመለሱ በትምህርቱ ዙሪያ ለውጥ ለማምጣት ጠንክራችሁ መሥራት ይኖርባችኋል” ብሏል።

በተጨማሪም በትምህርት ዙሪያ የሚሠሩ ባለሞያዎችና አመራሮች የሞያ ብቃታቸውን ለማሻሻል የተደረገውን ጥረት ተከትሎ በክልሉ የተማሪዎች ቁጥር ከጊዜ ወደ ጊዜ እያደገ መሆኑንም  የክልሉ ትምህርት ቢሮ ኃላፊ ገልፀዋል።

ይህን ስልጠና ከ93 ወረዳዎች እና 6 የከተማ አስተዳደሮች የተውጣጡ የትምህርት ባለሞያዎች፣ አመራሮች እና የትምህርት ክትትል ሠራተኞች እንዲከታተሉት መደረጉም ተገልጿል። ለ10 ቀናት የሚቆየው ይሄው ስልጠና በትምህርት አመራር እቅድ እና ክትትል እንዲሁም በሌሎች ሞያዊ ርዕስ ጉዳዮች ላይ ትኩረት እንደሚያደርግም ቢሮ ኃላፊው ገልጿል።

በተጨማሪም በክልሉ ትምህርት ቢሮ የመምህራን ልማት ዳይረክተር አቶ አብዲሃኪም መሀመድ አሊ "በመጀመሪያየተማረ ትውልድን ለማፍራት የሚቻለው መምህራንን እና አመራሮችን በሞያው እውቀታቸውን ሲያሳድጉ መሆኑን ለመግለፅ እወዳለሁ”በማለትገልፀዋል።።

 በመሆኑም  ይህ ለ10 ቀናት የሚወስደው ስልጠና ከዚህ ቀደም የነበሩ ድክመቶችን ለመቅረፍና  ባላሙያዎቹ ከስልጠና ልምድ በመቅሰም እነሱም ይህንኑ ወደታች በማውረድ ለ2011 ዓ.ም የትምህርት ዘመን በተያዘው እቅድ ውስጥ በመተግበርና ትምህርት ቤቶችን ለመቆጣጠር የሚያስችል መድረክ ከመሆኑ በላይ የርዕሰ መምህራንን እና ሱፐር ቫይዘሮች አቅም በማሳደግ ተማሪዎች በእውቀት ለማብቃት የሚረዳ ስልጠና መሆኑንም ዳይረክተሩ አስገንዝቧል።

The Rise Of HEEGO Youth Movement Of Somali Region

0
0

By Mohamed Abdidheere

jigjiga(cakaaranrews)Tuesday, 3, july 2018. The youth are the backbone of a society and hence they determine the future of any given society. This is because all other age groups, the kids, teenagers, middle aged and the senior citizens rely on the youth and expect a lot from them. This makes the youth to be an important age group in both today's society and the future society than other age groups. Therefore, due to the high dependence on youth in the society, we the youth have a role to play because the future of our families, communities and the country lies in our hands. Youth are expected to advance the current technology, education, politics, and peace of the country. On the other hand, youths have also to maintain the culture of our culture, all good values in the societies, development projects, etc.

For any country to succeed, it needs educated, well informed and responsible leaders. For your information, the best leaders are the youths. The youth have to correct the mistakes and shortcomings of the previous leaders and completely change the outlook of that particular society. Youth have to do away with vices like corruption, self centered and greed in leadership so as the citizens realize development, gender equity and equal allocation of resources. Youths also have to maintain virtues set by other leaders, help the society or country to achieve her visions in future. 

In case of Ethiopian Somali region youth groups had not involved in the decision making circle because of the previous governments who had ignored the role of youth. In line with this the youth of Somali region preferred to join anti peace elements rather than to participate and stand with the government. One of the main reasons behind the disconnection and deficit trust between the government and the youth was the way of leadership that they have adopted which was not supported the interest of the youth and lack of policies and strategies that can galvanize and unite the youth generation.

Fortunately enough things have changed radically when the incumbent president and a young generation who were ready to change the outlook of the region have joined the politics. With in short period of time Ethiopian Somali region joined the journey of development and ride off the car of backwardness. President abdi and his team were determined to fight for and preserve Somali regions better values.

It is no doubt that the accomplishment of the development projects and realizing of the vision of joining the middle income countries is required the participation of the youth who are the owners of the future. The current government led president abdi mohomud in Somali region gave a great opportunity for. Young educated men and women, today a young educated men and women are at the top leadership of the region. Not only educated one also the government has provided trainings to those who miss an opportunity to join higher education. Training provided is included vocational trainings.

The tremendous achievements made by the regional government have attracted many people and youth generation of the region have welcomed with open hands.  Among these one is HEEGO youth movements- a young generations who organized themselves to stand with the government and defend their region from the anti development groups who wear a shirt of clan or religion. Objectives and mission of heego youth movements is not included violating of others but welcoming everyone who is promoting peace and development also heego youth movements avowed strengthening ethiopianism, building social love and promoting unity of all Ethiopians.

Last week, heego youth movement has organized an oversized demonstration in jijiga for supporting the achievements of the prime minister dr abiyu ahmed who took the highest office the last April. With in short period of time prime minister dr abiyu ahmed has gained a steady progress. Heego welcomed warmly and pledged to stand on the side of the government.

Lastly heego youth movement will use no violence, verbal or physical toward any person. Heego will not support any type of sabotage or act to violate peace and security and development. HEEGO youth movement stands for protecting and defending the dignity, maintaining peace and security, and protecting all development projects.

 

Mohamed abdidheere

Jijiga ethiopia

 

 

 

 

 

 

Imtaxaanka Xaqiijinta Tayada Macalimiinta Iyo Hog-Waxbarashada Oo Maanta Kabilawday Magaalada Jigjiga

0
0

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 3da july 2018. Waxaa maanta kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr cabdimajiid xuseen si rasmi ah uga bilawday imtaxaanka xaqiijinta tayada xirfada baranimo ee shatiga kaasoo ay kasooqaybgaleen macalimiinta heerka diplomta ah ee sanadkan 2010 T.I kaqalinjabisay kuliyadaha tababarada macalimiinta ee jigjiga iyo qabridahar.

Hadaba, Gadhwadeenka Geedisocodka Shati bixinta Iyo Cusboonaysiinta Xirfada Barayaasha Iyo Hogaaminta Waxbarashada Ee Xafiiska Waxbarshada DDSI Mudane Mukhtaar Ibraahim Muxumed oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in maanta ay si rasmi ah u bilaabeen imtaxaankii qoraalka ahaa ee xaqiijintata tayada xirfada baranimo. Imtaxaankaas oo ah mid laga qaadayay macalimiinta sanadkan 2010 T.I  ka qalinjabisay kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr cabdulmajiid xuseen iyo kuliyda tababarada macalimiinta ee qabridahar. Wuxuuna intaas kudaray agaasinku in imtaxaankani yahay mid ay macalimiinta iyo hogaaminta waxbarashadu kuqaadan doonaan shatiga xirfada baranimo. Islamarkaana ah imtaxaan si guud uga wada dhacay dhamaan 9ka dawlad deegaan iyo labada ismaamul magaalo ee  dalkeenan itoobiya.

Sidookale, agaasinka ayaa sheegay in imtaxaanku uu yahay hal maalin oo ahayd  maanta islamarkaana ay imtaxaanka qaateen macalimiin tiradoodu kudhawdahay 300 oo bare oo ah macalimiinta diplomta ah ee sanadkan kaqalinjabisay 2da kuliyadood ee tababarada macalimiinta ee jigjiga iyo qabridahar.

 

Ugudanbayna macalimiintii imtaxaanka qaadanaysay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in imtaxaankan shatiga ee xaqiijinta tayada xirfada baranimo ay maanta qaataan. Waxayna xuseen in natiijo fiican ay rajaynayaan.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Wali Kusugan Magaalada Dhagaxbuur

0
0

Dhagaxbuur(cakaaranews)Talaado, 3da, july  2018. Madaxwaynaha DDSI mudane  Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay oo kuguda jira socdaalkii lamagacbaxay Shidaal Iyo Saliid ayaa wali kusugan magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar iyagoo madaxwaynah iyo waftigiisu ay maanta kulamo laqaateen qaybaha kaladuwan ee shacabka kudhaqan magaaladaasi dhagaxbuur.

Hadaba, madaxwaynaha iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa xalay iyo caawaba u hoyday magaalada dhagaxbuur iyadoo sidii caadada u ahaydba uu madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu kulamo kaladwan bulshada laqaadanayo.

 

 

Viewing all 304849 articles
Browse latest View live




Latest Images